We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Wednesday, October 18, 2000 - 10:05 pm WAXAAN UGU BAAQAYAA DHAMAAN BAHDA SAAMROONKA EE NABADA JECEL IYO AAY DHAMAATEY WAQTIGII NABADU XAALKA IYO ABAALGUDKENIINA NOQDEY DIL BADHEEDHA OO LOO GEYSTEY GENERAL YOUSUF TALAN ..HADDABA WAXAA MEEL KASTOO AAD JOOGTAANBA AAN IDINKU BOORINYAA IN AAD QADATAAN TALAABADII KU HABOON AARGUDASHO ARINTAASI LA XIDHIIDHA ...SI DEG DEGA ..QABIILKA DILEYNA WAA HABER -GIDIR GUUD AHAAN GAAR AHAANA SACAD..LAKIIN WAA (DAMEER IYO LABADIISII DHEGOOD KII HABER-GEDIR AH EE LA HELABA).
|
| | Wednesday, October 18, 2000 - 11:34 pm NABEE WAGAD, NABARAA KU DHACAY. BAL MAXAA ISGA GEEYEY MUQDISHO, SAXIIB HA KAA SAARTO. JANAN TOL WAAYEY ARINTU WEEYE, SAMAROONA BUUGA KUMA TAAL, BOORAME AYAA ISAAQ KU GUMAEYSTAA, MARKAA MA XAMARBAY SACAD AF KU TAAGI KARAAN! SAXIIB SOOMALIDU BEEN IYO BAKHTI BAY BARTEE, HALYS XANUUJIYO OO YIBIR WALBA WAX UU YAHAY HALOO SHEEGO.
|
| | Thursday, October 19, 2000 - 01:21 am saaxiibayaal arrinta maad qabiil ka saartaan cidii dishayba xaqdarro ayey ku dishee,mideeda kale ninkan leh samaroon waxaan leeyahay talan allaha haw naxariistee waxaa uu ka dhintay soomaaliweyn hana u beddelin arrin qabiil.
|
| | Thursday, October 19, 2000 - 01:43 am waa iga suaale...yaa waaye samaroon!!! ii kordhi cilmiga qabiilka... teeda labaad, aarsigu waa calamaad munaafuq....saaxib ninkaa la dilay ilaahey ha u naxriisto.....waxaa horyaala waxuu aduunka ku geystay....dadkii dileyna ilaahey ayaa maxkamad geeynaayo....ee u daa ilaahey... Tan sadexaad, waxaa laga yaabaa inaay kaa xigaan dadka diley....... qabiilkuna ma fiicane ee waa qurun...
|
| | Thursday, October 19, 2000 - 01:52 am Aniga oo ah nin Soomali ah anan eheen qabiilkaa ninka laga diley ama kuwa wax diley. Ninkaas marka kowaad qabiil looma dilin kan dileyna waa dameer aan wax garad eheen. Ilaahey ha u naxariisto. We are going to die our lovely Somalia untill all our people get peace and to fight the pooverty
|
| | Thursday, October 19, 2000 - 07:47 am Did you hear what the stinging Idoor said, Gadaboursi will avenge Tallin's Cold blooded killing by savage, Prehistoric Haberwecel and Idoor bastards.You get away with killing of hundreds of thousands of Somalis but not this one.We will chase you for the coming one hundred years.Haberwecel all Dir clan family will be chasing you.We will never rest short of your head.General is not even equivalent to 1000 Habarwecel.What ever survive this mission of revenge will be war criminals hunted down in all the 5 continents.The cowardly killing of general Tallin is a nail in your coffin and one more formidable addition to your long list of enemies.Your enemies are :Digile/Midfle, Dir, Darood, Reer Xamar, Barwani, Somali Bantu, Bajoon and many others.One day people will ask if they see one member of your savage, wild animal and organized crime family.
|
| | Thursday, October 19, 2000 - 11:46 pm DILKA JANARAAL TALLAL WAXAA KA DANBEEYEY FEERA -YARE C/HI YUSUF IYO CIGAAL OO LABA DABA NABAD DIID AH MARKA DOWLADU MA AWOODAA LABADAAS EEDEYSANE INEY SOO QABADDO SIDDA UU MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKIISA KOOWAAD ISKU RAACEEN
|
| | Friday, October 20, 2000 - 12:53 am Awdalman waa lagugu ogaa dameernimada
|
| | Friday, October 20, 2000 - 06:56 am Aniga oo ku hadlaya magaca DHULBAHANTE wayne waxaan halkan tacsi uga dirayaa guud ahaan soomaali,gaar ahaana samaroon iyo qoyskii uu general talan ka geeriyooday. marka labaad waxaan u sheegay dhamaan dadka in general talan uu ahaa, ahaana dooni inta soomaaliyi sii jirto geesi umada soomaaliyeed ay ku xusto taariiqdeeda.kuwii dilay iyo kuwa ka danbeeyay dilkiisana waxaa lasoo taagi doonaa soomaali horteed ama ha dhawaato ama ha dheeraatee. Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo general talan.
|
| | Friday, October 20, 2000 - 07:26 am Sorry never heard of this tribe..are u people midgaan tribe just curious!!!please who or what are Samaroon????????
|
| | Friday, October 20, 2000 - 03:34 pm Ninka Guryo samo isku sheegayo Gabaldhacay batahay Sacada lajoogaba kumad sheegkeysan Isaaq aya waxaa gumasta Saamron maha raag laa gumasan Anigu sidado kale aflagadayn mayo issaq lakin waxan umalaynay inaad tahay caloshisa la ciyar cilkam kore adiga oo kalan 7Jir kayag aya dhagaxa ku errayad marka waxan ku odhan lahaa adigo ookale General Yousouf Talan Allaha UU NAXARIST JANADINA HAA warabiyaa ee maa istahilo inun magacisa soo qada xaat jowabta Ayan istahil kugu oo waxad tahay waxbaaaaaaaaaaaaaaaaaaayahay
|
| | Friday, October 20, 2000 - 08:59 pm TO: GURYA SAMO , SOMALIDAA TIDHAAH WADAADOW,ADIGAA LAGAA HAYAA ,ALIF WAX MALE ..WAXAAN KUU SHEGAYAA GURYA SAMOOY UMA MALEYNAAYO IN AAD IS@@Q TAHAYE ...BALSE HADII AAD TAHEY ..WECEL IIDOOR ADUU AHAA NINKII HALKAN KA SHEEGEY IN GENER@L YOUSUF TALLAN AHAA WAQTIGII SIYAAD NINKII BADBAADIYE 1000000 IIDOOR WECEL ..MISKIINYAHOW MARKAASI ABAALKII YAA SIDAA NOQDEY EE TARIIKHDAADA IYO HOOYADAA WAREYSO QORAAL KA HOR ...TALAN WXUU AHAA NINKII AAD U BIXISEEN (LUG IS@@Q) MAANTANA WUXUU NOQDEY ...??? @@@ILAAHEY NAXARIISTII JANO HA SIIYO@@@
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 05:13 am samaroon haka is daayo calaacalka dagaalku waa borama, AWDAL FADHI DANBE MA JIRO WAY DHAMAATAY SOOMAALI NIMO BORAMA HALAGA XOREEYO YUHUUDA ISAAQ MARKA HORE XAMARNA WAXBA INAGAMA YAALAAN , HAKA BAXO SAMAROONKU XAMAR, HABARGIDIR OON XAYAWANKA WAXBA DHAMAAMIN WAXBA MA WADAAGNO. BALANTEENO WAA BORAMA GABILEY OO YUHUUDA LAGA SAARO. HABARGIDIR YADA ISKU DAA YADAA IS MADHINEYSAA WAXBA MA DHAAMAAN XOOLAHA.
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 07:04 am Ilaahay ha naxariisto ninkaa Soomaaliyeed ee dhintay qoyskiisana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Waxaan ka xumahay colaada iyo nacaybka ka buuxa ninka isku magacabay Samaroon(ma aha qabiilka Samaroon Siciid). Waxan ahay Isaaq manaan ogayn inaanu nahay Yuhuud haysata Boorame. Samaroon iyo Isaaq weligay ma maqal way isgumeysteen ama is cadaadiyeen. Haddii wax aan dadweynaha Isaaq ogeyn oo xumaan ah lagu hayo Samaroon, fadlan sheeg! Gadabursi waxaa isaaq u yaqaan qabiil aad u weyn oo taariikh leh oo sharaf mudan oo reer waqooyi ah oo dadka ugu tacliin badan! Xaggaad ka keentay colaadan?
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 08:32 am ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA MAREEXAN WAXAAN HALKAN UGA DIRAYAA TACSI DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUN GENERAL YUUSUF TALAN,OO KA SHAQAYNAYAY NABAD UMADA SOOMALIYEED,TALAN SIDA KUWO BADAN OO AAN ISKU GARAAD NAHAY AY HALKAN KA SHEEGEEN JANARALKU WUXUU KA DHINTAY UMADA SOOMALIYEED OO DHAN TARIIKHDA SOOMALIYANA WUXUU NOQONAYAA RAGII U SOO HALGAMAY MIDNIMADA U MADA SOOMALIYEED,WAXAANAN FILAYNAA IN KUWO KALE OO BADANA U DHIMAN DOONAAN XORAYNTA UMADAN TUUGADU HAYSATO.KUWIINA CAAYAYA MARXUUNKANA IDINBA MA DHAANTAAN KUWA DILAY.KUWII UU KA GEERIYOODAYNA SAMIR IYO IIMAN ILAAHAY HA IDINKA SIIYO.WUXUU AHAA GEESI SOOMALIYEED LOONA TABABARAY XORAYNTAUMADIISA.
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 09:39 am waxaan u mallaynayaa inshaqsi kasta oo wadnihiisu dhiig ku shaqeeyo,dareen iyo fikirna leh in uu ka xunyahay dilkii genenka loo gaystey,taas oo inta wanaaga iyo soomaali- nimadu ku danbeeyso si weeyn uga xumaadeen. keliya ma ahan in genenka si xun oo gaadmo ah loo toogtay laakiin xushmad darrida,dareen la`aanta,fuleynimada,maskaxyaridda ,kan diley iyo kan soo diray, ayaa waxay noqotay wax mar kale dib loo hubsado in aan nahay dad jira oo bini`aadminimo sheegankara.waxaan illaahey si isla jir ah uga baryeeynaa haddaan nahay carruurtii hooyadda la yiraahdo ( soomaali) islaamnimadeenuna dhab tahay,in kii diley iyo kan soo diray ay gacanta u galaan cadow aan dareen lahayn..aamiin..,anigoo ku hadlaya magaca inta caafimaadka qabta ee bahda hawiye-weeyne, tacsi u dirayaa ,qaranka soomaaliyeed iyo ehelladii uu guriga u banneeyey marxuum generaal talan.amin.
|
| | Monday, October 23, 2000 - 06:01 am ANIGOO AH NAFTII HURE WAXAAN KU BALAN QAADAYAA IN DILKA TALAN HABARGIDIRBADANI U DHIMAN DOONTO HADAL BADANI HAAN MA BUUXSHO WAA INOO BALAN SAMAROONOOW INAAN XAAQNAA HABARGIDIRBADAN
|
| | Monday, October 23, 2000 - 06:37 am Aniga oo ah nin sacad ah aad ayaan uga xumahay dilkii yuusuf. Laa kiin su aashu waxey tahay yaa yiri sacad baa dilay Yaan lagu fududaan war kaas oo dib ha loo raaco igama ahan difaac. Balse nimanka goodinaaya waa niman aan rag waxba ka aqoon. Kii Dilay xoole dheh isna waqtigii dhamaa oo markaan naxariis alle ha loo weydiiyo
|
| | Tuesday, October 24, 2000 - 04:53 am XASAN APPOLE, MACALANKII IYO MAAMULIHII DUGSIGA SARE EE FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA WUXU IMIKA SII MOOTAN YAHAY MUDDO LAGA JOOGO 10 SANADOOD. ILAAHAY, NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO'E , XASAN APPOLE, WALIGII SIYAASAD KAMA UU QAYB QAADAN, DHIIGNA MA DAADIN. KALIYA WAXA LOO DILAY, WUXU AHAA GADABUURSI REER AWDAL AH. WAXA DILAY, HABAR AWAL OO WALIBA GACAL UU LA AHAA, WAANNA GUNNIMO IYO CIIL TAASI. DOODDAN WAXA UGU TALO GALNAY IN LAGU XASUUSTO XASAN APPOLE, LAGAGANA HADLO, NASAB XUMIDA HABAR AWAL. HABAR AWAL WAXA KALE OOY GUMAADEEN, XASUUQEENA DAD BADAN OO REER BOORAMA, KADIB MARKII AF-WEYNE JABAY, CIIDAMADIISIINA DALKA KA GUUREEN. IMIKANA WAXAY RABAAN IN REER AWDAL NOQDAAN KABA QAADYADOODA. "GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMO GAAJO LEH AYAA KA ROON, REER AWDALNA WAY GARANSAN YIHIIN". MA ILLOBO DOONNO, "COLD BLOODED MURDER" KA , XASAN APPOLE, IYO MAATADII LAGU GUMAADAY, BOORAMA. "WE WILL NEVER FORGIVE, AND NEVER FORGET, HABAR AWAL COWARDLY ACTIONS AND WRONG DOINGS" LONG LIVE AWDAL KINGDOM. ALAHA U NAXARIISTO, XASAN ABOOLE IYO MAATIDII KU DHIMMATAY, GACANTA HABAR AWAL.
|
| | Tuesday, October 24, 2000 - 05:05 am TO:TALAN: WAAR NACASYAHOW SHEEKADU WAXAY TAAGAN TAHAY AYAA DILAY GEN.TALAN.RAADSO CIDII DISHAY TALAN,WAANAD GARANAYSAA INAY HABARGIDIR DISHAY.LAAKIIN WAXAAD LEEDAHAY CAQLIGA DAMEERKA OO KALE,MISE IZAAQ BAA KUU CAD OO INDHAHAAGU WAXAY ARKAAN IZAAQ OO KALIYA,TALAN WUXUU NOQDAY DAMEER BAKHTIYAY,XASAN APPOLE ALLA HA U NAXARIISTO SABABTA OO AH MACALINKAAS WAAN AQAANAY.LAAKIIN IMISA AYAY GADABUURSI IZAAQ LAAYEEN OO AY CADAWGA IZAQA LASOO SAFTEEN,OO AY XOOLAHAYAGA IYO GURYAHAYAGABA BILILQAYSTEEN. OROD SHAQO KALE YEELO XASAN APPOLE BERI HORE AYUU DHINTAY,EE HADA RAADSO KUWII DILAY GEN.TALAN
|