Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Shaati Gaduud :Oo Janno Iyo Wanaag Diidey,Muxuu Rabaa,? Xanuunka Gaajada Iyo Xabaasha Shacab,(Sharaf ku Dhimo maxaa ka Wanaagsan)Saxiibayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Friday, October 20, 2000 - 10:26 am
Saxiibada Qaaliga Ah

Qarnigoo bilow ah,Dowladoo bilow ah,Qarankoo Bilow ah, maxaa kuu diidey in aad wanaag ka shaqeyso,inaad sharaf ku dhimataa kaaga kheyroon,
sharaf ku dhimo,cadaab ninkii doortey waa nin halaagsamey,maxaa rabtaa, Lacag ama Sharaf weligaa
Laguugu Amaano,Taariiq Wanaagsan Ka Tag, Ha Noqon
Baas Abuur Kale
Waxaa cadaatey in ay La qabin Shacab DiGil Iyo Mirifle Reer Rahanweyn Weyna ku diideen,
Shaati Guduud, Kala dooro Janno Iyo Naar