Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DADKA CARABTA IYO REER BARAWE IN SOMALIA LAGA ERYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Friday, October 20, 2000 - 09:44 pm
Dadka carab ku sheega ee somalia ku noolan jiray waxaan odhan in laga saaro, siday carab nooga gashay markay muusibaddu na haysay hadana dadka ku sugan Cadan iyo Yemen si aad u xun ayey carab u laga dhaqantaa.

Waxaan joogay Saudi Arabia 1982 ilaa 1995 Yanbu, halkaas waxaa nala joogi niman xamar ka yimid sida Beexani, hadramuut iyo xamar weyn, nimankaas oo sita Yemen Passports in somalida iibsata Yemen Passports ee foojiriga ah in uu sheegi jireen askarta xaasidnimo awgeed, iyaga somalia ku dhashay kuna barbaaray Somaliduna u haysato dad walaalo ah.

Markaas niman carabta, Barawaani iwm, waxay hadda bilaabiin qurbaha in Somalida ugu yidhaan CABAD ama Nigger (off course behind you back.

Waxaan odhan lahaa in aan waxba laga siin dawladda cusub nin jidh cadleh, ay ogaadiin in somalia ay tahay meel somalidu leedahay qabiil doona ahaadan, xitaa walaalahyna aanu sida xun ula dhaqano Banjuun (No offence to Bajun)(Somalia for Somalis only.

Ma ahi nin dadka iska nacay haddii aad dadkan u fiirsato dad badan oo la qurbaha kula dhaqmay ayaan umalaynayaa in igu raaci doonaan ray'gan.

PEACE AND LOVE TO ALL REAL SOMALIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Friday, October 20, 2000 - 09:47 pm
Waan kugu raacay walaal ray'yigan, nimankaas waa in wax laga qabtaa, kuwan barawe isku ooday iyo kuwan inaguu dhex jidha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Native

Friday, October 20, 2000 - 10:51 pm
Mr. wadani let me tell you one thing.
In the whole nation, Daaroods are the worst I ever seen and folklore history tells they came from Arabia so would please guys go back first then we will consider any other issues.
bye guys we do not want to keep you in our land.
native somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Saturday, October 21, 2000 - 01:24 am
waryaa dadku waa dad reer xamarkuna waxey leeyihiin gabdho aad usiil macaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEROW

Saturday, October 21, 2000 - 01:36 am
WALILIGEY HAWITE WAX KA FIKRAD XUN MA ARAG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SICIID BARQASH

Saturday, October 21, 2000 - 03:40 am
WADANKA ANAA ISKA LEH IDINKUNA ITOOBIYAAD LEEDIHIIN, AWALNA ANAA IDINKIBRIYEY OO XADAARADA IYO DUNIDA IDINBAREY TEEDA KALE INAAD CAANO II KEENTAAN AYUUNBAAN ISKU OGEYN EE INAAD XAMAR II SOO DEGTAAN ISKUMA OGEYN,HADABA WATAA RUNTII INAAD IGA BURBURISEEN DALKA DUNNIDAA UJEEDA EE HADAAD WADINI AA TIHIIN OO AAD RUN SHEEGEYSAAN SIDAAS WAX MA YEESHEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 01:18 pm
saaxiib maxaad u eryeysaa masaakiinta
dhibaatadii soomaaliya ka dhacday intii
ugu badnayd iyagay ku dhacdaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Xamar

Saturday, October 21, 2000 - 04:22 pm
Habergidir Somaali maahe hala ga aryo wadanka.
Habergidir!! Gigir maxa la dhahaa yaa iisheegaya!!!. Waad aragtay budhcada, ee galay danbiyadii ugu waa wayna ee bulaadmigu galo. Habergidir siday wadanka ugu xaareen waad aragtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAALBADANE

Monday, October 23, 2000 - 04:56 am
WALAAL MARKA HORE WAXAAD KAHA DASHAA DAN TEENA EE HAKA HADLIN DAN KALE HADAAD DADKAAS CEYRINO MADIGAA NAAGO KINTIR LEH NASII NAAYA NAAGAG
ABGAAL IYO HABAR GIDIRBA AAD AYAY UFOOLXUN YIHIIN KINTIRNA MALAHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Monday, October 23, 2000 - 05:23 am
Hadii aad iska saartaan dadka Carab Somalida
ah yaa idiin shaqeynayo oo waxaad tihiin
mashaqeystayaal Isaaaq Hawiye Darood dir.
Tan kale dadka carabta aad u tagteen iyo
nimankaan qarniga nala daganaa isku mid ma ahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Monday, October 23, 2000 - 06:15 am
asulamu calykum dhamaantiina, arintan ninka meeshaan ku bilaabay waa arin aad u mahiim ah siday aniga ala tahy sababtoo ah dadkaan reer xamarka cadcad/baraawi waa dad aad iyo u xun waadad aad iyo u neceb dadka somaliyeed waxaa lugu bartay inay qurbaha meel waliba la tagan yahiin ruufyaaninimo meelkasta kenya,saudi,usa,england, aduunka oo dhan ayaga kaligood dhibaatada somaliya magaarin ee somaliya qabiil walba bay tabatay marka dadkaan waxan dhihi lahaa kuligeen aan u midoowno yeyna kusoo noqon somaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamsuumo

Monday, October 23, 2000 - 12:30 pm
War Adiga hadaadan Soomali ahaani leheen
majeclaani leheed?
waa maya marka ma dad la jeclaadaa Soomalida
waxaa ka maqan oo kaliyah dabaii iyo sentii
Danyeerka, Ma idinla yihiin dad macquul ah.
War Isaaqa yaa ka Somali naceb ayagaba maa
Axmaarada maa siisan (WALAWEEN REER KONFUR
FAQASH DAROOD) ayaga bixiya marka kowaad
bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr: C/qaasim

Monday, October 23, 2000 - 12:46 pm
dadka cad-cad inta lagasaari lahaa wadanka halaga saaro hawiyaha waayo? danjirayaasha martida ku ah dalka ayaa igu cayn doona fool xumadooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Monday, October 23, 2000 - 01:49 pm
Guys hold on.First of all i dont agree with you that Arab somali,reer barawe,bajun are worse than any one else in the country.To begin with they are the citizen of Somalia and they have the right to live in their country peacefully and freely.the guy who started this topic seems to have being mistreated in Arab countries he mentioned.And every one seem to to agree with him.I dont believe the guy is Darood and defenitely not majerteen.Because majerteen dont believe in ethnic cleansing.the arab Somali or reer hamar and other minorities faced untold hardship during the past ten years.They could not defend themself and there was no one willing to help them.they were killed ,looted and even their ten years old girls were raped by the hawiyes.the way kamsuumo said i would have most definately hate somalis if i was not somali.Tell me who would love somali.A somali is an animal with no religion,no culture and the only thing they understand is how to hate or love Qabil.I have no relation with any Arab somali,rer barawe,bajun or any one with a fair skin.So dont think that iam saying this because of relationship.Iam pure majerteen from both side.
Before you look at the minorities why dont you look at the barbaric act of your own clans.The war crime and the human right abuse they commited.

If the only thing the minorities did is to call you CABAD or nigger Then trust me you deserve it.And dont feel bad because you are all niggers and the worst of all.The number of minorities in Somalia is very small and they been there for more than 2000yrs if you know history.If you dont then Allah have mercy on your ignorant souls.

to the guy who call himself Native,How can you prove that you are the native of somalia.Most likely you are hawiye.and hawiye are related to the Oromos of Ehtiopia.As "reer Xamar" said what does the word gidir stands for .It is not in Somali language.So first find out were you came from before you tell any one to go back.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Monday, October 23, 2000 - 01:54 pm

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 02:26 pm
Wadani

Haddii aad walaalka ama walaasha iska hortimaadaan oo isdagaashaan, ma walaaltimadaad ka goosataa? Ma qabiilkaad ka saartaa? Soomaalinimadaad u diidaa? Mise adigaaba uga baxa?

Waxaan u jeedaa ogow in wax kasta oo dhaca, sax ama qalad, dhalashadu ka horeysey oo aan la tiri karin ama la goyn karin sida saaxiibtinimada.

Sidoo kale ogow Soomaalinimadu inaysan ahayn wax afka lagu bixiyo ama lagu gooyo, ee tahay u dhalasho ama dagaan dalka Soomaaliya ama lagu magacaaba Soomaaliya gees ilaa gees.

Marka intaadan ciil hadlin, dadka wax weydii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasha farah

Tuesday, October 24, 2000 - 05:17 am
waxaaan rabaa in aan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warya

Wednesday, October 25, 2000 - 04:57 am
Dadkoo oon u dhimanaya ayey Lo`da Abgaal biyo cabtaa maankaal cuntaa cows iyo buunsho Lo`da bro waa loo raaxaaya moora aa loo dhisaa dhulka aad aragdoo qaaligaa.
Naagaha majertena Sil weyn markasto qoyan ma dhaqaan uf.Marka sow Lo` ma aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargidir

Wednesday, October 25, 2000 - 05:01 am
Maddaxweyne C/qaasim xaaskiissa sharafta leh waa reer xamar sidee lagu saaraa gibil cadna saad u maleysay maaha adoo hawiye kacararay ayey ka badbaadey darot gibil cad ey ku wasin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real habar-gidir.

Wednesday, October 25, 2000 - 05:57 am
aaqiro marrka ladhinto ,oo laysxisaabiyo,majeerteen la xisaabin maayo oo gooni ayaa loo cadaabayaa, waayo iyaga ayaa ummadda isku guba oo isku dira bal-ninkaas topigaan soo qoray eega. waa nin majeerteen ah aabbihiisna waa nin caan ah oo la yiraahdo faqash, hooyadiisna waa islaan deriskeeda dhibta oo la yiraahdo habar-soodaf.haddaba ma`ahan in denbi uu geeystey shaqsiyaad yar-yari, gooni loogu tagri falo qabiil weeyn oo soomaalinimo iyo islaan-nimo wadankaan ku degenaa muddo 1000-sano ah,waqtigaas majeerteen waxay aaminsanaayeen oo caabudi jireen malayga yuunbiga ah..boowe yuunbi ka baq ee sidaa hayeelin ayaa hal hays u ahayd. haddaba reer xamar waxaa mar-kasta difaacooda u taagan markasta walaalahooda hawiye-weeyne wax ummadda kale ka duwan in ay soo gaarto reer xamarna aan marnaba yeelaynin.taasna waxaa kuu caddeyn kara reer xamarku maanta waxay maal iyo ammaan ku haystaan caasimmaddii soomaliya muqdishooo,halka adiga cabdullaahi yuusuf baadda kaaga qaato garoowe iyo boosaaso,isagoo idiin sheega in roobka da`aya ay mas`uul ka tahay doowladda puntland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Wednesday, October 25, 2000 - 03:32 pm
hey, Real-habar giddir,that is really cool,you came up with something that made me laugh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Wednesday, October 25, 2000 - 10:55 pm
Daarood waddanka ha laga saaro iyagaa ah ajinibi meel baas ka yimid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 12:52 am
.Real habargidir, Waxaad tahay slavekii majeerteen for many years. Waxaa kuufiican inaad akhrisato taariikhdaada. siddi laguugalay qarnigii caliyuusuf/kanadiid and so on. Markii madfaca laydinladhacayna waa taad tiraahdeen. Yadhuuso waayee juuni halaqoso sanka lasaarto.maxaayeelay cambuulaad cuntaah dhuusadaadan sound like medfac. Reerbaadiyo waaxid adinka waahe Maxamed siyaad bare baanagukaa ilbixiyey. Majeerteen waakusoobursheen xamarna malihid. Soomaali Cidkaadabi badanmajiro. Anagu hadaanu Majeerteen nahay waxaanu nahay siyaasiyiintii wadanka. Mudane Cabdulaahi Yusuf is smart man who know how to contorol his own people like any other goverment in the world. So first Can you contorol your own people. If you do so, you can say what every you want.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, October 26, 2000 - 02:50 am
to WADANI
marka hore carabta aad leedahay halaga eryo somaliya horta bal isweydii ma carab baa ku hartay somaliya..carab kuma harin oo meeshii ay ka yimaadeen bay ku laabteen.waxna kuuma geysanin carab oo maba dee dagaalamin oo dad minority oo aad u yar oo problemka somailiya shaqa ku laheen bay iska ahaayeen...waxaad tahay ignorant oo xitaa in laguu jawaabo ma istaahishid.aniga somaalida oo dhan adiga dartaa uma caaynayo.waxaad tahay individual maskaxda ka jirran..waxaad sheegatay inaad joogtay yanbuc(saudi arabia).aniga xitaa waa joogey wakhtigaas mana jirin waxaad sheegeyso..soomaalida iyo annaga dad isku dhexjira oo walaalo oo kale ayaan ahayn wakhtigaas,laakin hadaan ku ogaan lahaa inaad sidaas u jirrantahay laad ayaan kaaga soo saari lahaa yanbuc you motherfucker,waayo maba lihid abaal,waddan aad intaas ka shaqeysaneysay oo dad kaasoo dhigtay baad cay ula kacday..
sacudiga hadii lagaa soo tarxiilay waxaad ogaataa in waddankaas uusan ku ficcneyn xuquuqal insaanka
sacuudigana aad isugu mid agtiisa ka tihiin adiga iyo carabta kale. aniga dhulka somaliya ma ceynkaro adigaas maangaabka ah daraadeed because waaku dhashay waxuuna dhulka iga mudan yahay xishmad..laakin somalida xunxun adigaas oo kale aad baan u necbahay,weligiinana meelkasta oo aad joogtaan isma bedeshaan oo maskaxdiina ma korto.
waxaan jeclahay keliya somaalida wanaagsan inkastoo ay aad u yaryihiin nasiibxumo..
waxaad kaloo been ka sheegtay in soomaalida yemen u qaxday...qaxooti happy ah oo wuxuu doono helikara horta ma jiraan laakin waxaa xasuus mudan in dowladaa yemen ay qaabishay qaxooti somali oo gaareysa half million..only the good somalis would appreciate that.
so get a life..and worry about your own fuckin problems......
REMEMBER: wadani yanbuc maadan ku barideen oneday hadaan ogaanlahaa inaad sidaa u xuntahay.
bloody bastard wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Thursday, October 26, 2000 - 10:38 pm
To: Jamaal4.

Kuma cayayo cause caydu aniga ayey igu soo noqonaysaa, Hadii aad tiri waxaan joogay Yanbu Al-Sinayah, Camp 12 waxaa joogay nin la odhan jiray Something jiis, ninkaas oo ahaa nin carabtii xamar, ad u rufiyaan ahaa, kuna dhintay Jeddah 1986, ninkasii wuxuu ka danbeeyey talxiilka niman badan oo somali ah, ilaahay wadnaha ayuu dambugu samanayey joojiyey akhira cadaabta ayuu ku sharabay. Aniga Saudi laygama soo talxeleyn, anigoo oo sita Kkuruuj Cawda ayaan, ka soo baxay helnay DV (Lottery Visa Program). Shaqana waan hayey aan Labour ahayn, intaa ka badan kuma sii gali karo, sababtoo ah this is internet. Tan kale Sacuudi wakii 1990 dagaalkii Khalejka yemen banaanka u tuuray. Markaas markaan joogay Yanbu adiga ayaan awood ku lahayn, cause sucuudi ma tihid, carabina aana ka badeyey. Niman badan oo xamar ka yimid oo sheeganaya carab ayaan u jurtumnay, waxaa jirtay nin shaqo ay shirkaddii u shaqyenay qoreynaysay oo sida Yemen Passport in ninkii joogi Personnal Dept, ii yidhay si ninkan ugu jurtumo sababtoo carabina magaranaya ingiriisina hadalkeed daa.

Waxaan u malaynayaa waxaad tahay qof da' yar, sidaad u caytamayso, Ninkan Qassim waxaan ku la talin laha in uu iska dhaafo Jamacaddan Carabta iyo Qahira ee uu ku washay, wadankan ka saaro Jamacadda Carabta. Carabi haday faaiido leedahay oy wax tar leeyihiin Falasteenba sidaa may noqateen "THEY ARE LOSERS forever". Somalidu carab uma bahnaa, sidaad somali xoreyd ugu ahaydeen waad ogtahay xitaa aad wasiiro ka noqoteen. Taas waa laga soo tagay, somalidiin carab way baratay. Kuwan aad leedahay Aden Yemen ayaa si fiican u haysay, waxaan u malaynayaa in aadan BBC Somali Services aadan dhagaysan Ninka la yiraah Cali Xareere oo BBC u wariya weekly ayuu ku soo sheega siyaabah xun ay yementu u la dhaqman somalida, yementan waa midgaha carabta, bal wax ku sheeg nimankan la yidhaah Shamiyeenta ku waas niman dad ma aha waxan siaday Xabasha uu gumaysanaysay ilaa wakhtigii Asxabul Fiil, maskax xanuunka ka qaba.

Wixii hadda ka danbeeya Carabtu ama Barawe they will not get free ride for the somali goverment and economy etc.

Markaaad qof la doodaysid qodabada iyo facts kula doodaysid cay afkii ka soo baxday ay ku noqon. Waxaan u maleynayaa in aad tahay qof maan gaab ah sidaad u caytamayso, internetka ayaad ku bad baday haddaad hortayda tagan tahay laba kulma is maad dhaafsana.

Mana rabo adigo oo kale ku duudo cuase you are not worthed. Waxaan garan la'ahy waxaa nagu kiin wareejiyey. Why don't you go to other Arab websites, this is for Somalis not Arab wannabe's. Kuwiina magac somaliya ayaad u iskuu dheebteen, marka somalia laga noqdo VISA ayaa laga baahan yahay, kumana siinayno. Markaad hadda Yemen guryo ka dhista, xamar caday wali idin ka yahay in Haweeye idin ugalado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, October 26, 2000 - 11:45 pm
mardambe kuuma soo jawaabaayo because sida futadaada u madawdahay ayuu qalbigaaga u madawyahay..mooryaan waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad

Friday, October 27, 2000 - 12:44 am
jamaal hi bro
ha U jawaabin wax ma fahmayo WA jahil
so don't waste your time ,he doesn't belong any
Somali tribe,because jahil denbi ma leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiyye

Friday, October 27, 2000 - 07:59 am
arinkaas waa wax aan macquul aheey marka meesha nacnacda kala taga reer xamar iyo reer baraawe waa u baahanahay waana muwaadiniin ee daaroodow adiguba soow adiga yiraahda waxaan ahay carab?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 08:20 pm
TO: Jamaal4

How is your mother, sisters and your wife (if you have one) their pussy of course they smell you can't take it so you block you nostril with cotton when come near to you. Some crazy guys said how we can get a pussy with "KINTIR" if you throw out Arab and barawes, who need their dirty women, they don’t clean never shower, if you know xamar wayn, and xamar jajab they smell like dead fish, so why don't you try our black Somali sisters who clean after selves.

You are fucking Arab wannabe we will throw you out from Somalia as mentioned my Somali brother wadani.

You are fagot and motherfuckers, you fagot in Marka are well known all over Somalia, In barawa they •••• each other in the street they are "QOOMa LOOD”.

One another motherfucker said "Somalis are lazy, so if we leave Somalia (Arab) who is going work for you (Somalis)". They only thing you do in Somalia is XARQAANLEH and pimping thats all you do.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Friday, October 27, 2000 - 08:25 pm
To: HAWIYE,

You said this people are Somali national, yes my be they born in Somalia but they don't believe they are Somalis, If you don't believe me why don’t visit there website at www.coding-zone.co.uk/bravanese/index.html or if you have no time read I copy from their website please read and understand because this what this people believe, I don’t hate anyone because for their color, race, religion, country of origin or political believe, what I hate is back stabbing for this people since the of Somali Government.

Navigation Home People Menu The
Bravanese people

The Bravanese people

The Bravanese people as their name suggests are found only in the town of Brava, which until the 70's was entirely inhabited by them. It is quite known that the Bravanese people are mostly of Arabic origin. This has been proved by historical documents and sources. In addition to that their traditions and behaviours are the strongest facts of being affiliated to Arabs.The Bravanese people do not have a King, the people are mostly governed by its elders , they being honoured and respectable persons. This idea of being governed by elders and Sheikhs (Islamic leaders) has been the main system of leadership in Brava. This is mainly due to the fact that most bravanese follow the Islamic laws and Sharia.Bravaneese dialect which is known as "Chimini", is a derivative from Swahili, as well as its accent. It was reported in some history papers that Swahili was spoken since the second century, when the Bantu Arabs used it as their mother tongue, affecting it’s grammar and phrasal elements from the Arabic language(refer to Arabic dictionaries). Although the Bravaneese have their own language, quite a few of them speak the somali language too. The Somali language is mostly used outside of Brava where no one speaks the bravaneese language. There is a fraction of the Bravanese people who do not speak the Somali language at all but only speak "Chimini". This is mainly to the fact that some did not either, not have the opportunity or ability to seek for education or employment outside of BravaDuring the 15th century the Bravanese population was reduced substantially by the Portuguese, with great slaughter of the inhabitants of Brava, of whom many were made captives, and great riches in gold, silver, and other merchandise were taken , and those who escaped fled into the country, and after the place was destroyed, they returned to people it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Saturday, October 28, 2000 - 06:57 am
Wadani

What you posted only mentioned Baraawas history.Is it crime for someone to mention his history?.Or do you hate the fact that they{baraawas} dont speak good somali or some of them not speak at all.They speak broken swahili and Swahili is spoken in the southern coast of somalia.Bajuni people speak Swahili too.But that dont mean that any one whose is not your clan or do not speak somali is not the citizen of Somalia.And you or any one else have no right to treat them otherwise.If you dont like them for whatever reason,it is your own feeling.But when it come to nationality,They are part and parcel of Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adaada

Saturday, October 28, 2000 - 10:44 am
TO: Wadani
Hadii aad wadani tahay,oo aad caqli leedahay,sarihii xamar weyne Geel ma ku maali laheen, Awoowahaa ama ayeeyadaa weydii asalkooda meesheey ka yimadeen, yaa baray surwaalka iyo shaatiga sida loo gashto, xitaa sida la isku wasso, horta aamus ceebtaanda ha hadlin,kac kenya iyo itoobiya tak ee arag walaashaa xaalkeeda, waxaa kaaga sii daran Kanada, yaa saas yeelay reer xamar, carab, jareer, ama baraawo, maya adigaa saas yeelay oo caqli mooday in xabada tahay geesinimo, taariikhda dib u baar 15 kii dhalinyaro oo xornimada dhaliyay, ka soo tak dagaalkii itoobiya, yeey ahaayeen kuwii geesinimada muujiyay,geesinimo waxaa u taqaaniin in aad walaalkaa dishid hooyadaane xoogtid, horta aamus ceebtiin sanadahaan waa la arkay,asalkiina waa itoobiyaan , koonfurne waa la ogyahay shaqo raadis baa ku timadeen.
Hadee maseer ku haayo oo dhuxuloow ama Nigro laguu bixiyay ma qaraareey, soco walaalkaa hubka ka dhig markaas wadani baxso.
Adaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, October 28, 2000 - 09:32 pm
TO; Adaada

Hadaad la socota tariikhda in Ethopia ama Xabasha ay xukun ku haysteen Jazeerat Al Carab walkhti aad u dheer, waxaa kuu cadan karta waa ASXAABUL FIIL, hadday Somali xabashi tahay waa wax fiican sabatoo ah anaga oo ah Xabasha ayaa ku baray sida cuntada loo bislaysto. Surwalna nin Yurubeen ah ayaa samaystay ee adigu maad samaysan, macawistaad xidhatana Indonesia leh, geesinimana waa adiga xamar fooqa ka jiray adiga oo ka baqay hadaad hoos u soo degto in kagu soo dhaco, dhilinamina talyaani ayaad u ahyd naag, xornimo doon Sayid Maxamed Cabadalla Xasan/Hawo Tako/Dhagax Tuur iyo SYL ayaa leh CREDIT keega leh, geelna carab way dhaqtaa waa dad reer badayaha (BADWE) halkan aan jooga oo ah MID-WEST, USA waxaa lagu yeedha CAMEL BOYS.

Bal ee sheeg nin geesi ahaa uu ku jiray militarigii somalia wakhtigii dagaal 1977, waa la yaqaan cid ah ahayaan iyo cidii ku dhamtay, in xalwadd walaaqdo, iyo inaad harqaan furato iyo rufiyeen noqoto mooye somalia wax faa'iido uma heysid. Hargeysa kuwii ka furtay harqaanka 1972-1980 waxay u ahayd janaadii in ay yimadeen.

Haddaad xauusto South Africa in la yidhaah ONE SETTLER ONE BULLET, ma rabno in dad muslim sidaas oo kale u la dhaqano, laakiin waxaa dhamaday wakhtiigi aad haystaan FREE RIDE to Somalia Affairs, POLITICALLY, ECONOMICALLY and etc.

Anigu maanu idin diidin inaad Somali tihiin idinka ayaa magacii somalida diidan, sidii aydaan ku noqonayn Somalia u hadlaysaan, taas awgeed ayaa u kaliftay in wadanka aydan xaq ku lehyn.

To: Cabdirisaaq:

Kuwan rabaa in define ku sameeyaan waxay tahay SOMALI, waxaan idin odhan lahaa, eeg tan ninka ku nool Galbeed Ehtopia (OGADEN), kan ku nool NFD iyo kan ku nool DJabuati in uu yahay qof Somaliya sababtoo ah afkii wuu ku hadlayaa, qabiilkiisana waa la yaqaan, bal ii sheeg degma ay ku leyihiin ogadeen somalia, ma jirto haddana Wasiir ayaa hadda laga siiyey (Xasan Faarax Xujaale
W/Iskaashiga Gobolada - Ogaadeen - Cawlyahan)

Taas ayaa ku cadanaysa waxay tahay somalinimo ogadeen degmo ku lahayn la siiyey wasiirnimo. Markaas haddaad tahay nimankan carabta/barawanida taas ku qoos qaado, lakiin hayska dhigan nin somaliya, waxay dadka ka gubanayaan iyaga ayaa isugu wacan, niman badan oo badnaa koonfur oo Sacuudiga ku wda shaqyen jirnay ayaa uu dhaarsana waxaba laga yabaa in ay ahayeen kuwii dadkin sida xun u galay, taas anigu ma raacsani in nin muslin ama qof biniaadana ah sida loo galo, Somalidu waxay ku maahmaahda "hadamu ha qodon, hadaad qudina ha dheeren, kuna dhici donntana mooye" markaas taas aya dadkan, qabsatay.

Ma ahi nin carab wax yeeshay niman badan oo masari ah, suuriyeen iyo lebenese ayaan saxiib nahay, laakiin dadkan waxay yihiin aan la aqoon iyaga ayaa wax xun la raba. Wixii somalia ee wax garadihi iga ayaa fahmay kii jaahil isaga ayey jirtaa, ma jecli sidii Idi Amen u galay Indians inaan u galno laakiin waa in ay ogadaan in somalia sidii hore aynu ku soo noqonayn, markan waxay noqon Federal, abgaalna xamar nus buu haystaa inta kalena Habar Gadir, ayaa ka haysta.

NOTICE:

THIS MY LAST POSTING, IS UP TO YOU IF CALL ME NAMES CAUSE I AM NOT LOOKIN THIS PAGE AGAIN, SOME PEOPLE DON'T KNOW HOW DISCUSS A ISSUE THEY ONLY THING THEY IN VANITY LANAUGE OR INSULT THE OTHER PERSON IF THEY DISAGREE THE ISSUE. WHETHER YOU LIKE IT MY BELIEVES OR NOT THIS MY FREE EXPRESSION.

I AM NOT CHICKEN BUT I CAN’T TAKE WORDS LIKE “MOTHERFUCKER” SOME IDIOTS/KIDS GET “JAB” MONEY TO BUY COMPUTER AND WHAT THEY DO INSULT OTHER PEOPLE BEHIND THE KEYBOARD, THEY ARE CHICKEN CAUSE THEY CAN NOT TALK FRONT OF THE PERSONS THEY INSULTING - THANKS TO THE INTERNET.

GOOD BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, October 28, 2000 - 09:37 pm
TO; Adaada

Hadaad la socota tariikhda in Ethopia ama Xabasha ay xukun ku haysteen Jazeerat Al Carab walkhti aad u dheer, waxaa kuu cadan karta waa ASXAABUL FIIL, hadday Somali xabashi tahay waa wax fiican sabatoo ah anaga oo ah Xabasha ayaa ku baray sida cuntada loo bislaysto. Surwalna nin Yurubeen ah ayaa samaystay ee adigu maad samaysan, macawistaad xidhatana Indonesia leh, geesinimana waa adiga xamar fooqa ka jiray adiga oo ka baqay hadaad hoos u soo degto in kagu soo dhaco, dhilinamina talyaani ayaad u ahyd naag, xornimo doon Sayid Maxamed Cabadalla Xasan/Hawo Tako/Dhagax Tuur iyo SYL ayaa leh CREDIT keega leh, geelna carab way dhaqtaa waa dad reer badayaha (BADWE) halkan aan jooga oo ah MID-WEST, USA waxaa lagu yeedha CAMEL BOYS.

Bal ee sheeg nin geesi ahaa uu ku jiray militarigii somalia wakhtigii dagaal 1977, waa la yaqaan cid ah ahayaan iyo cidii ku dhamtay, in xalwadd walaaqdo, iyo inaad harqaan furato iyo rufiyeen noqoto mooye somalia wax faa'iido uma heysid. Hargeysa kuwii ka furtay harqaanka 1972-1980 waxay u ahayd janaadii in ay yimadeen.

Haddaad xauusto South Africa in la yidhaah ONE SETTLER ONE BULLET, ma rabno in dad muslim sidaas oo kale u la dhaqano, laakiin waxaa dhamaday wakhtiigi aad haystaan FREE RIDE to Somalia Affairs, POLITICALLY, ECONOMICALLY and etc.

Anigu maanu idin diidin inaad Somali tihiin idinka ayaa magacii somalida diidan, sidii aydaan ku noqonayn Somalia u hadlaysaan, taas awgeed ayaa u kaliftay in wadanka aydan xaq ku lehyn.

To: Cabdirisaaq:

Kuwan rabaa in define ku sameeyaan waxay tahay SOMALI, waxaan idin odhan lahaa, eeg tan ninka ku nool Galbeed Ehtopia (OGADEN), kan ku nool NFD iyo kan ku nool DJabuati in uu yahay qof Somaliya sababtoo ah afkii wuu ku hadlayaa, qabiilkiisana waa la yaqaan, bal ii sheeg degma ay ku leyihiin ogadeen somalia, ma jirto haddana Wasiir ayaa hadda laga siiyey (Xasan Faarax Xujaale
W/Iskaashiga Gobolada - Ogaadeen - Cawlyahan)

Taas ayaa ku cadanaysa waxay tahay somalinimo ogadeen degmo ku lahayn la siiyey wasiirnimo. Markaas haddaad tahay nimankan carabta/barawanida taas ku qoos qaado, lakiin hayska dhigan nin somaliya, waxay dadka ka gubanayaan iyaga ayaa isugu wacan, niman badan oo badnaa koonfur oo Sacuudiga ku wda shaqyen jirnay ayaa uu dhaarsana waxaba laga yabaa in ay ahayeen kuwii dadkin sida xun u galay, taas anigu ma raacsani in nin muslin ama qof biniaadana ah sida loo galo, Somalidu waxay ku maahmaahda "hadamu ha qodon, hadaad qudina ha dheeren, kuna dhici donntana mooye" markaas taas aya dadkan, qabsatay.

Ma ahi nin carab wax yeeshay niman badan oo masari ah, suuriyeen iyo lebenese ayaan saxiib nahay, laakiin dadkan waxay yihiin aan la aqoon iyaga ayaa wax xun la raba. Wixii somalia ee wax garadihi iga ayaa fahmay kii jaahil isaga ayey jirtaa, ma jecli sidii Idi Amen u galay Indians inaan u galno laakiin waa in ay ogadaan in somalia sidii hore aynu ku soo noqonayn, markan waxay noqon Federal, abgaalna xamar nus buu haystaa inta kalena Habar Gadir, ayaa ka haysta.

NOTICE:

THIS MY LAST POSTING, IS UP TO YOU IF CALL ME NAMES CAUSE I AM NOT LOOKIN THIS PAGE AGAIN, SOME PEOPLE DON'T KNOW HOW DISCUSS A ISSUE THEY ONLY THING THEY KNOW IS VANITY LANGAUGE OR INSULT THE OTHER PERSON IF THEY DISAGREE THE ISSUE. WHETHER YOU LIKE IT MY BELIEVES OR NOT THIS MY FREE EXPRESSION.

I AM NOT CHICKEN BUT I CAN’T TAKE WORDS LIKE “MOTHERFUCKER” SOME IDIOTS/KIDS GET “JAB” MONEY TO BUY COMPUTER AND WHAT THEY, DO INSULT OTHER PEOPLE BEHIND THE KEYBOARD, THEY ARE CHICKENS CAUSE THEY CAN NOT FACE THE PERSON THEY INSULTING - THANKS TO THE INTERNET.

GOOD BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamareey

Sunday, October 29, 2000 - 12:22 am
wasaq wadani isku sheegaya ayaad tahay mideeda kale waqtiga waad naga qaaday adiga oo aan waxba faa iido leh adan halkan ku soo sheegin . marka hore haddii ay dhacday dad wadankooda daacad u ah oo sacuudiyiin ah oo isla weyn uuna ilaah ogyahayhaddii ay ku yiraahdeen wadan kaagii ayaad ku soo xaartay ee keygii xaarkaag qurmuunka ah iiga ilaali ceeb malahan cid aanan waxba kuu dhimin ha u eedsan oo aad ka maseyrsantahay ineysan wax denbi ku laheyn dagaalkii sokeeyey ee adiga iyo dad nimadii aad ku bililiqeysatay masjidka hakaa saarto taasi haddii ay geesinimo tahay oo aad gabdhihii masjidka ku cararay ayaad dibada ugu soo saari weysay isla masjidkii ayaad ku kufsateen taasin waa geesinimo ee dawlad caadil ah wadankii haddii ay noqoto iney dejiyaan ok soonow inaad price kaasi bixineyso one day alla hortiisa waxaad ogaata reer xamar neceyb soomaalinimo kuma jiro hadase canaasiir yar yar oo halkan sida foosha xun uga soo hadlayna naguma abuurikaraan but next time inaad afkaaga sameysato ayaa kuu wanaagsan anigu qabiil kama hadlayo laakiin waxaan halkan ka leeyahay soomaaliya inta la doono naceyb wey isku qaaday taasina cid loo eedsanayo ma jirto ilaah baa sidaa idmay ee waxaad ogaata inaad u baahantahay cid kuu caqliyeysa oo kaa sii jeedisa inaad ka leexato dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan mar labaad nin baa wadankiisa kaa soo eryey cidna ha u eedsan waan kaa ilaabay sida wax loo qorana ma taqaanid personal ha u qaadan adiga ayaa damcay inaad dad wax ka sheegto dadkii waxa xun geeystay ee geesinimadda mooday waad taqaan ee dadkaasi shicibka soomaaliyeed u sheeg mar labaad in wadanka laga saaro ama maxkamad islaami ah lasoo saaro intaasi ayaa kugu filneyd ee dadka aan waxba dagaalamin amaan hakaa heleen adigan alaha awooda leh ha ku soo hanuuniyo ee soomaalinimada jecel aanan qabiil ahayn. nabad iyo caano soomaali weyn oo aan qabiil ahayn qabiil dadka wax xun buu badaa ee aan ku tusaale qaadano qaldaadyadii hore .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadcadisman

Sunday, October 29, 2000 - 01:56 am
cadcadisman barawani isman heer faqay isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 02:02 am
Waxba yaan la is hiifin xumaan dhextaal hawiye iyo daarood yaan lagula kor dhicin dad kale.
Hadii aan idin weydiiyo su aal ah dhalasha wadamada islaamka ah ma waxaa lagu qaataa meesha aad ku shalatay mise dhiigaagu meesha uu ka soo jeedo. Mana ahan xumaan qofkasta oo muslin ah waa dagi karaa soomaaliya waa dhul muslin qofkii xun isagaa xun kii fiicana isaga laakiin raga ka hadlaaya dumarka ha iska daayaan baan leeyahay