Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Dhooroohoo iyo Kaasmaayadoo!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macruuf--Waryaa--Ayuuto

Monday, November 06, 2000 - 01:07 pm
Salama...

I know, by best, this is not a relevant page that suits in a Shactiro forum; nonetheless, I don't like to write this into proper comic forum--it was invaded and overrunned by Ciyaal-Faycali iyo Koolo.

__________________________________________________

Aqriso Wacan:

Nin maraxoo ah oo Reer Jacburis-Qurbac-Qurac ah, magaciisna yahey Dhoore-Ateero ayaa Muqdisho--Xamar Cadeey--yimid. Wuxuuna bas kasoo raacay Ceelgaab. Isagoo fadhiya kursiga dambe oo geeskiisa ay banaan tahey oona ka qasneen aa Bajaqdoo soo dul joogsatey. Xarfaantaan oo rabto inoo ka durko:

"aboowe jug dheh!"

"Jug!"

Way ku celisay:

"aboowe jug dheh!"

Xariifkaan markii oo dhowr jeer ugu cel-celiyey ayuu u qaatay inay Xarfaantaan ku ciyaareyso, markaasoo ku dhahey:

"Dee waanu ku dhali karaaye {Yacni waa kaa weynahey}, ha-nagu ciyaarin!"

Xarfaantii intey la yaabtey ay tiri:

"Eeh, ar 'Dhoorahaan' muxuu ahaa?!"

Guy-gaan intuu farxay oo umaleynaayo ineey Xarfaanta taqaan aa lasoo boodey:

"Allow wax nayaqaan hanoo waayin. Huuno kumaad aheyd?"

"Iyaah!--Yaa Huunada doorada eh, anigaa?!"

"Ar dee saas ma'aha."

"Kaac, ar kan maraxnimadiis maxaas ahaana."
__________________________________________________

Mahad Alla!!