Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): YEAR 200 AND SOMALINET
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Thursday, November 16, 2000 - 10:14 am
Dad badan oo somaliya ha u badnaadaan waalidiin ta ayaa hada ka cabanaaya Internetka. Qaarkood markay soo iibsadeen computato ayaa waxa ku dhacdey iney caruuurtoodii ka dulkicin waayeen habeen iyo dharaar. Maanta guri kasta waxaa yaala Com... oo xaafada aan haysan waxaa loo arkaa tu danbaysa. Dadkale oo somali ahina waxey iiga digeen aniga nafteyna inaan joojo tagitaanka Somlinet inkastoon ku diidey. Waxa kaloo dhawaan dhacdey inan iyo hooyadeed oo ku heshiin waayey keebaa isticmaali horta.