Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Caruurta Soomaaliyeed dhibaatadadii ay geysteen ama loo gaystay.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman (Public user)

Unrecorded Date
TO:soomaali oo dhan

asalaamu calykum

salaan ka dib, waxaan jecelahay bogaan in naloogu
soo gudbiyo, caruurta soomaaliyeed ee qurbaha
joogta wixii dhibaato ah oo loo gaystay ama ay
gaysteen, sidoo kale haday jiraan caruur gaalowday
ama hada la gaalaysiinayo, sidoo kale caruur la
iibsaday ama hada la iibsanayo.waxaan rajaynayaa
in dad badan arimahaas nooga firfircoon yihiin.
arintaasna waxay noo noqon doontaa taariikh.

sidaa iyo nab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman (Public user)

Unrecorded Date
TO:Soomaali oo dhan

asalaamu calaykum

salaan ka dib arintaan markii sadex meelood ayaan
ku soo qaaday qaybta dumarka, qaybta isku
dhafka(generalka) iyo qaybta islaamka, marka talo
ka dib waxaa fiican in hal meel aan uga wada
hadalno marka qaybta islaamka ayaan uga wada
hadlaynaa, marka fadlan halkaa waxba ha ku qorin
ee tag qaybta islaamka markii hore waxaan is iri
waxaa fiican in qaybo badan looga wada hadlo,
waana mahadsantihiin taladaas danbe hadaad
yeeshaan.

sidaa iyo nabadgelyo