Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): MA CEEB BAA IN WAX LAGU QORO AFKA-HOOYO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina-hooyo

Thursday, December 07, 2000 - 10:26 am
Waxaa murugo ah in dhamaan sooomaalida meelkasto oo ay joogto ay ku loolamaan sidii ayfa ajnabiga ugu badali lahaayeen koodii hooyo oo mudan in la tixgaliya uuna ahaado mid jira.

Aniga soomaaliya kuma dhalan kumana soo korin waase bartaysida looqoro waxaanse mooda in ay noqotey casri in soomaalida ku tartamaan xirfadaynta afafka ajnabiga taasina waa murugo gaaraysa ku naga dambeeyo oo aanan hanandoonin af ay ku faani karaan ama uga duwanaankaraan umadaha ay ku dhexjiraan.

Nabadgalyo
Ina-Hooyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 10:50 am
afka hooyo wuu adag yahay,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amal

Thursday, December 07, 2000 - 11:48 am
INA-HOOYO,
WALAALE WAANKU SALAAMAY.KADIB ANIGA WAANKUGU RAACSANAHAY RAIGAAGA BALSE WAXA KALE OON KU XASUUSINAYAA DADKA QAARKOOT AMA BADANKOOT MA AKHRIYAAN AFKA HOOYO WAAYO SI WAX LOO AAKHRIYABA LAMA BARIN.WALAALE DADKA OODHAN HA UMOODIN IN AAY YIHIIN ISKU MASKAX WALAALE. INKASTOO EEYJIRAAN DAD KAXISHOODA IN AAYBA KU HADLAAN LUUQADOODA. SOOMAALIDA KALENA WAXAAN XUSUUSINAYAA IN AFKA HOOYO LABARAN KARO HADAAT ISKU TAXLUUJISID WAAYO ANIGA WALI SOOMAALIYA WAX KUMA AAN BARIN,WAQTIGII DAGAALKA AYAAN KAIMI MARKAASNE WAXAAN AHAA QOF YAR OO AAN GAARIN ISKUUL BALSE WALINA WAAN BARTAY AFKEEYGII. ALL YOU OUT THERE TRY TO KEEP THE LANGUGE WITH YOU AIGHT?PEACE UPON MY LOST SOMALIS/AMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 03:37 am
MAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aa

Wednesday, December 13, 2000 - 06:43 am
asalaamu calaykum

haybad waxaad ku leedahay afkaaka hooyo waana lama huraan ceb maaaaaaha luuqadaa inaad qortid ood ku faantid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliguy

Thursday, December 14, 2000 - 06:01 am
salaan,

Sxb aniga waxa iga yaabiyay hablaha ama dumarka isyeelyeelaya af soomaaliga ma akhiriyo wey ku fanaanan..bal car 4 naagood oo af soomaali wax ku qora ka soo dhex saar..foorumka???


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibaaq

Friday, December 15, 2000 - 01:50 pm
salamu calaykum:


Dhamaan wan idin salaamay walaalayaal
khasatan waxaan aad u salaamay walaalka soo dhigay mawducan waana kugu raacsanahay afka hooyo waa hub maxaa yeelay marka aan ku dhex jirno dadka ah ajanabiga oo aan rabno in aan wax isu sheegno afka hooyo ayaan ku hadli karnaa lakiin khasaaro waxay ku dhacday qofka ka faana oo dhaha ma aqaan anigan wadanka kuma dhalan kumana korin isaga dhan waxaan arkay laba jeer oo ah bilo fasax nalagu geeyey anaga oo yar yar, Alxamdulilaah wana qoraa waana akhriyaa kalmadaha qaar ha igu adkaadaane lakiin wan ku dadaala in aan isaga ku hadlo,
wiilka leh gabadhaha ma qoraan idinka aya ah raganagiiye halaydinka arko wanaaga iyo jaceelka afka hooyo waana idinku dayanaynaa
mida kale waxba hakala saarin rag iyo dumar anaga oo dhan cala hawa sawa.

walaashiin somaliyed.