    Miskiin-Macruuf-Aqiyaar-Waryaa | Wednesday, January 31, 2001 - 02:13 pm Salama... Waligaa u fiirso meshaan. Ma'u baahnid 'a statical research' ama a very sucked-deep dig to know about that. In here. Go not any other places, but in here. If an outside observes a week, s/he will swear 'most' Soomaali who write and partake IN HERE--I mean this discussion rooms particularly within exception of Islamic page specifically--are as ignorant as Jerry Springer Show's guest. Not that they do 'label' themselves to be Muslims. But, they went far away from the excent of being a 'labelling' Muslim. Their character, their epitome, reflects the other 'dark' side of the spectrum. A bit to analyze what I am 'really' talking about. Aheey, dhab waaye, ila fiirso hee. _________________________ Kistaan aa ugu horeyso, adigana kista aad rabtid waa ku darsan kartaa: Meshii Diinta Islaamka lagaga hadlaayo, abaar Allah. Meshii Af-Hooyo, dufaan aas la tagtey; an empty space. I can count by one hand for how many posts it got. Meshii lagaga hadlaayo wixii xun, wixii Duniya-Wiiki-Hii eh, Ilahaa ug inta qof ku dhex dabaalanoyso. Meshii Caytin iyo Xoog ka socdo, Ilahoow u gar-gaar lee neef meel ay ka helaan. Meshii qof lagu caynaayo, Ilaahaa ug sida ay iskugu dub dhaceeyso. Meshii Lagu baranaayo Diinta Islaamka, way foorinee. Meshii Rasuulka Magiciis lagu soo qaadaayo, lamadoo hoodi hoodi kusoo galeeyso aa arkee. {Hana dhihin Islamka meel aas lee yahey} Meshii kusaabsan Qabiil, Ilaahaa ug 'rating-kiis' sidii noqonaayo. Ar aawey "Nielsen Research" meshaan way ka benefit-gareyn laheyd. Meshii qoron iyo qabyaalad, Ilahaa ug sida isku duba-dhaceeso. Mesha Shaydhaan ugu jecel yahey, Ilahaa ug sida ay ugu badan yihiin dadka. Meesha ugu xun, iyadaa ugu hadal badan. {Mana aha hadal waano mise canaan kusaabsan} Meeshii Musqul eh, iyadaa loogu jecel yahey; unlike-wise meshii barakeysan way foorinee cidlo daradiis. Meshii Qabiil lagu faaliyey, iyadaa ugu horeeso dadka lineka kujiro. Siiba kuwa Qabiilka la faaliyey ah. Meshii, hadana, qabiil lagu caayey, iyadaa ugu boor badan. Cidlo daradiis bus waaye. Waxaa soo xasuustey sheekadan ka dhacdey Xamar: Naag aa jidka socotey aa caawis u baahatey. Markaas ay dhahdey: "Yaa Muslim ahoow?" Shib! Way ku cel-celisay. Markay daashey ay dhahdey: "Yaa Qabiilkaas ahoow?" Within twenty seconds, she was her way out to get what she wanted to. And no surprise Qabiil, the power of it, works, even when the name of Islam involves. ______________________ Wixii Danbe, way soo socon donaan. _______________________ Nabadeey!! |