Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Feb. 16, 2001): Ma aragteen Walaalkiin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Monday, February 05, 2001 - 12:36 pm
Waxaan layaabanahay waxa ku dhacay ninkii la oran jiray "Walaalkiin" oo caan ku ahaa sheekooyin cajiib ahaa, marki danbana baadigoob ugu maqnaa helitaanka Maandeeq. Maandeeq markii lahelayna juuqdiisii baaba la gabay. Xitaa abwaankii Neefoowkaniini oo ahaa gogol xaarihiisiina goobta waa ka maqan yahay waayahan.
Hadaba Walaal, Walaalkiinoow, halagu maqlo meesha waa lagaa tawaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miskiin-Macruuf-Waryaa-Aqiyaar

Monday, February 05, 2001 - 01:11 pm
Salama...

Booteeye:

Duqa, sida aad arkeysid meesha waxaa si taxdarad u qabsadey Ciyaal Kuni-Kuni, marka Walaalkiin sidaan u maleynaayo ciyaalkaan uu la qabsan waaye. Madaama uu asaga ahaa nin sharafleh oo magac ku lahaa Somalinet.com/forum.

Ugoowna kaligiis ma'aha dadka meshaan ka baxey. Dad badan aa jiro oo ciyaalkaan daraadood ugu tagey minankaan.
_________________

Nabadeey!!