    XAAYOOW | Friday, February 09, 2001 - 01:13 pm Waa leey jaribayoo kii aan jeclaaba Lana kala juceeroo Joogta maqlayaayee Uma jeefanoo Ma jeedaaliyee Ha jabinee aboow Xagee buu jiraa mee jaalaheey Inanyahay jaceeylkani Kaligaa ma joogee Isba jalaladiisii jaarkaa la yaabee Hadii uu ku jiro calaf Jeereey ahaataba La jalbeeban doontide Meel dheer ma jiro Jaalahaa walaal |
    FAARAX_JACEYL | Saturday, February 10, 2001 - 10:25 pm JIIRKII I DHALAY BAA JILBAHAYGA XIRAYOO JARANJARADA AQALKIYO JIRADDABA MA DHAAFEE MY OWN FLESH AND BLOOD HAVE TIED ME UP I CAN'T EVEN GO DOWNSTAIRS I CAN'T GO BEYOND THE CORNER I CAN'T SLEEP WELL SINCE I DON'T SEE HIM OH FRIEND MY DEAR BROTHER WHERE IS MY SOULMATE, MY PARTNER IN LIVE? MY LOVER AND MY HEART? MY SWEETIE AND MY EVERYTHING??? OH MAN I LOVE THAT SONG I GUES IT'S SANG BY FARHIYA ALI AND AHMED MOOGE THANX XAAYOOW FOR BRINGING THIS WONDERFUL LYRICAL SONGS. SHE IS REALLY FEELING THE PAIN AND I SYMPATHISE WITH HER SINCE I HAVE FELT THE SAME THING... OH MY GOD .. |
    SPIKE_LUU | Sunday, February 11, 2001 - 12:11 pm arrin lama filaanoo isku keey luraayoo tii aniga la ii qoray ifka kuma abuurnee weeydaan ogeeynee dadka reer afgooyee ee yaxaaska dooxiyo af yaqaana jeertaan eegmadoo wareeystoo muddo ii adeegoo wabiyaasha awliyo badda oogadeediyo uurkeeda baaree ila tali waxgaradoow ma ergaan diraayoo umaddaha midoobee xaqa hoos u eegaan arinteeyda geeyaa ------------------0000000000--------------- anbatooy nafteeyda oglaatay duurkoo dhul abaari heeysaa oon looga guuroo aar iyo shabeeliyo abris duula mooyee gaad tahay ugaartii cidi aaneey ool baan ku maqnaa ayaamoo ka abaal sameeystoo dhamideed aduunyada adin baan ku kooboo socod iima laabnee ma sidii ayuub baan iska aamusaayoo wauu yahay ayaankeey iimaansadaayoo samir eebe yeeshaa ---------------OOOOOOO--------------------- wedka lama arkaankaa indhaeeyga saaroo aakhira wixii jiray isagoow aqoon roon naftu waa amaanoo qofna lama ilaawee bal inuu ilaaheey amar uu siiyoo ajasheeyda gooyaan eeda loo su'aaloo isna waa ka dhaartoo ii sheegi waayoo axdi baan ka qaadee ma dhismaha aduunkaan aabe iyo hooyaan ka abaal daraayoo adinkeey iga eexdaan labada i raahdaa ma sidii ayuub baan iska aamusaayoo wauu yahay ayaankeey iimaansadaayoo samir eebe yeeshaa ila tali waxgaradoow ma ergaan diraayoo umaddaha midoobee xaqa hoos u eegaan arinteeyda geeyaa |
    BASHIIRKA | Monday, February 12, 2001 - 09:14 am ALLAHAYOOW MAXAA IGA QABSADAY WAAN QARSANAAYAY MOOYEE MAXUU JIIRKA QALAY JACEEYL MAXAAN QAMUUNYOODAY MAXAAN YARTA KU QARWAY MAXEEY RIYO I QALADAY INSDHAHA MARKAAN KALA QAADAY QOFBA ILAMA JOOGTEE SOOW NAXDIN QAC MAAN ORAN SOOW ILMADU IMEEY QOYN TALA IGA QALOOCANEE SOOW QALBIGA KAMA OOYOO JIRIIRICO IMA QAADIN JIRIIRICO IMA QAADIN |
    Anonymous | Monday, February 12, 2001 - 11:33 am WHAT HECK YOU PPL TALKING ABOUT? |
    diiriy | Monday, February 12, 2001 - 01:37 pm armigiisa naaxiyo haduu aarunku iswaayoo geeluba ugaasooy waaisu ololaalaate |