    abaay | Friday, March 02, 2001 - 03:25 am Walaal, Asalaamacaleykum!! Aad iyo aad ayaan ugu xumahay dhibaatada idin haysato, adiga iyo macaantaada... abow waxaan umaleynaayaa in aad ogtahay, ariuntaas daawadeeda, taas oo ay tahay in aad gabadhaan ka dhigatid xalaashaada, wax kale oo la dhihi karo majirto. waa normal, labo qofood oo is jecel in ay rabaan in ay istaabtaan oo ay ogaadan in uu qofka kale jecelyahay, laakiin waxa meherka loo sameeyey waxey tahay in aad dambigaas iska dhoorno. Gabdhaheena soomaliyeed waxaan ka baqnaa, hadaan meherka soo hormarsano, in uu wiilkaan is dhaho hadhow waanba is qabnaa ee maxaa waaye arooskaan áad sheegeyso. Waxaad sameyn kartiin waxeytahay, ismehersada, sidaaan xalaal iskugu noqtiin, laakiin labo meel kala deganaada oo ha unoolaanini sidii nin iyo naag.. Markaasne waxaa laagaaga baahanjahay, adiga abow in aad u balan qaadid oo aad gabadhaada u sheegtid, arooskaada waa kuu dhigaa, arooska kabid ayaan aqla galeynaa... adigey kugu xerantahay, abow... aniga kula hadalaayo aa position sidaadoo kale fadhiyo, abow, oo ma rabi in aan xaaraan kubulaabo nolosheyda, laakiin mana rabi in aan meher iyo aroos labo ka kaladhigoo, soo waan fahansanahay, macaantaada, waana ku fahansanahay adigaa.... Wish you the best of luck, abow.. Salaamacaleykum... |