Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: General (Current): SIRTA QABIILKEENA!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 03:27 am
Akhyaareey,

Aan hoos isugu sheegnee, marka qabiilkiinu si gaar ah isu arkaan, maxay isku gubaabiyaan?
Anaga maahee dadkii kale waa tashaday!, Weligeen dagaal nalakuma jebin!, Maalintii aan magaalada ka baxnay xeelad dagaal bay ahayd!, ninkaan qaaraan keenin cidda maaha!, Hebelaa la dooranaa ee beeso ha la keeno!, yaa noogu jira!, qabiilooyinka kaleba wadaadadooda waa wataan!, Soomaali oo dhan aa noo tashatay ........
WAAR BAL KU DARA!!!! AR BAL KU DERA, YAAYAH!!

AF-YAQAAN