We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date Akhristayaasha qiimaha badanow, qeybtan waxaa loo furay in lagu xirririyo dhakhaatiirta iyo bulsha weynta soomaaliyeed ee soo booqata somalinetka. Fadlan soo gudbi hadaad qabtid su'aalo la xiriira dhinaca caafimaadka nooceey rabaan ha noqdaane, waxaan kallo muhiim ah in akhristayaasha kalle kulla ogaadaan hadaad dhib kalla kullantay habka ay u maamulaan dhakhaatiir ajnabiga ah bukaanada u dhashay soomalida. Waxaa kalloo aan gacmo furran ku soo dhoweynaynaa qofkii lagu sheegay cudur, isla markaana aan fahamsaneyn wuxuu yahay ama rabba saadaasha cudarkaas. Fadlan soo qor wixii tallo, su'aal ama war ah oo la xiriira caafimaaadka. mahadsanid
|
| | Unrecorded Date ADI DHAKHTAR MAA TAHAY?
|
| | Unrecorded Date Gastro, cudur jaceel baa ii haayo, daawadiin waa laahay sidee wax yeelaa?
|
| | Unrecorded Date GASTRO..!!!fikrad aad u wanaagsan oo wanaagsan!! aadna loogu baahnaa ..waa khayr haddaad caawin karto ummaddan kala luntey
|
| | Unrecorded Date Mas'uul adi dhakhaatiirta maa ka mas'uul tahay hebel
|
| | Unrecorded Date Dr Online... I'm in love with a mean boy, can u cure me. Jaceel daawo ma leyahay? Please Help..DR
|
| | Unrecorded Date Waxaan u heynay niyad weyn in aan isku deyno inaan xiriirino: qofkii su'aal caafimaad qabba iyo kaadiriinta soomaliyeed ee u dhuun daloola dhinaca caafimaadka. Boggan waxaan ku billownay si tijaabo ah, hase yeeshee waxaan aragnay oo garwaaqsaney in dadka soo booqonaya boggan aysan aheyn dadkii loogu talla galaly, ee ay u badan yihiin kuwo cayaar ama haasaawe u soo gallaya, isla markaana qalalaaseynay xiriirki bukaanka iyo dhakhtarka dhex marri lahaa. Sidaas darteed waxaan isku af-garanay in qofkii daacad ah uu la soo xirriiro E-mailkan: E-mai: Gastro_2000@yahoo.com, Mahadsanidin
|
| | Unrecorded Date Yaabka yaabkiss! Gastro noo sheeg adiga iyomaa ka baaraandegay arrimaha kor aad ku qortay? Ma Somalinetkaa mise? Qaablaawe Waaxid.
|
| | Unrecorded Date Gastro, soo ma wanagsan marka hore dadka inaad uu sheegto, takhasuusgaaga; daqatirta kale ee kula shaqeen doona. Uu faah faahi wax ayey dadweynaha ka fili karaan (maxaa sur gal ah; maxaa surgal aheen online) iwm. Teeda kale xooga sabar yeelo, waqti baay uu bahantahay inuu dadka ku barto, kalsoonina heelo. Dadka arrimaha aan mowduucaaga la xiiriin soo qora, waxaad codsii uu diri kartaa Somalinet Forum inay ka saarto meesha. Hadda waa ku kaa Dottore. ps. Aniga markii aan fouri tempo-da baxay ka raali noqo:).
|
| | Unrecorded Date huh? English please. Some of us don't know Somali..thanks
|
| | Unrecorded Date Gastro, wadaayoow see kaa noqotay, wariiri maad tahay aaway sabarkii. Unuka waan weynee sabar meel lagu beecinayo, haddii aad luuq luuqyada ku aragto dukaamada ku yaala, wadaayow ii soo sheeg unukaa kuu iibinaynee Muriidi
|
| | Unrecorded Date GAstro, hogaamiyaasha dagaalka wadanka ka wadda (Warlord), sow maskixiyan ma waalna, hadaad igu raacsan tahay, dhakhaatiirtiinu maxaad uga hadli weydeen sidii loo daaweyn lahaa ragaas bukkan, aanse is ogeyn.
|
| | Unrecorded Date To: Fiidal Castro, Salaan ka dib. Hogaamiyaasha dagaalka wadanka ka wadda (Warlord), sow maskixiyan ma waalna, hadaad igu raacsan tahay, dhakhaatiirtiinu maxaad uga hadli weydeen sidii loo daaweyn lahaa ragaas bukkan, aanse is ogeyn.
|