Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Ilaahow u naxariso waxaa dhintay nin caan ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAYAANBE

Unrecorded Date
yaa arxamu raximin waxaa shalay shil ku dhintay CALI BOOGLE IYO SHEEQ CABDI SHEELO WAYNE oo ahaa niMAN caan ah oo usoo halgamay xornimada soomaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tuug dheere

Unrecorded Date
ilaahay ha u naxariisto SHIIKH ABDI SHEELO
WEYNE WUXUU AHAA NIN U SOO HALGAMAY XORIYADA UMADA SOMALIYEED AAAAAMMMMMMMMMMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

watiin

Unrecorded Date
to.wayaambe ama tuugdheere
nimanyahoow alaha u naxariisto ragaas aad soo xusteen magacyadooda hadaanse dib waxyar u noqdo
waxaan horey u maqlay dad dhahaayo in uu sheeq
cabdi sheelo wayne awliyo ahaay hadaba nimanyahow
hadaad wax faaladiisa ah haysaan xaga wanaagiisa
iyo cibaadadiisa iyo karaamooyinkiisa noo soo gudbiya si aan ugu dayano waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:watiin

sheeq cabdi sheelo wayne suuqyada xamar buu ka digrin jiray waxuuna ciyaari jiray ciyaarta qoob kaciyarka isgoo isla markaan tuugsan jiray dadkuna waxay ku xamarn jireen inuu lahaa sheelo dheer oo cida anyway oday funy aha buu ahaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii & D

Unrecorded Date
Cali booglena wuxuu katuugsan jiray isgooyska kaasa balbalaare iyo agagaarkiisa isagoo boog wayn kulahaanjiray lugta midig.

Wayaanbe waxaad isoo xusuusisay waqti hore iyo waayo waayo, waxase iga yaabisay waxa Cali boogle & SH Abdi sheelo wayne aad kukeentay amaba ku soo xusuusiyey.