Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Bishaaro!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Ramadan Karim

Bishaaro

Bishaaro

Way Dhalatay

Weligaa ma ku fakartay in aad dhaliso dawladnimo Soomaaliyeed?

Weligaa ma ku hamiday qaran iyo qawmiyad Soomaaliyeed?

Weligaa ma is tiri haddii talada wax lagaa siin lahaa sidan xaal ma ahaadeen?

Weligaa ma qorshay miisaaniyadda qaranka?

Weligaa waxbarashada carruurta iyo daryeelka waayeelka ma ku fakartay?

Weligaa Siyaad siyaasi ma u noqotay?

Haddii Hoggaanka dalka iyo dadka loogu dhiibo sideed yeeli lahayd?

Meel fog ha ka doonin

WAY DHALATAY
WAATAN OO GACANTAADAY KU JIRTAA

DAWLADDA DAHSOON EE SOOMAALIYA

U tali

http://network54.com/Hide/Forum/32067

Ilaahayow Noo Naxariiso