We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date walalyaal waxaan donayaa inaan samaysto home page please sida loo samaysto ii soo sharaxa hada ilaa sedex bilood ayan waday wax way igaga hagagi wayeen walaalayaal sii wanaagsan ii soo faahfahiya sida loo samaysto
|
| | Unrecorded Date Salaamu Caleykum! Walaal homepage markii la suubinayo waxaa loo baahan yahay in qofku yaqaano koodadka (HTML-codes)la'aantoodna suurtagal noqonmayso. Hadda wixii oo dhan waa la fududeeyay, oo markii aad homepage meel ka furaneyso ayaga (qoloda iska leh) waa ay fududeeyeen oo waxaa jira meelo & dariiqo la raacayo oo easy ah kaliya in aad wax ku qorto u baahan. Waxaa kaloo jira prograamyo badan oo loogu talagalay suubinta homepage-ka sida Netscape Communicator, HomeSite, Microsoft Puplisher iyo kuwa kaleba oo aad sida kuwa qoraalka uun waxaad doonto ugu qoreysid. Waxaad kaloo soo qaadataa (from library) amaba soo gado buugaag ku saabsan HTML-codes. It's simple and easy, bro/sis!
|
| | Unrecorded Date CANADA ,haah I'M FROM TORONTO, waana waaleen ilbaxdii qoobka ciyaarka ku ilbaxday ee reer kanada hadeer maad toostay abaayo oo soomaalinimadii xasuusatay? partygii ma dhamaaday ? boyfriend jamaykaan ah oo kuu sheega ma leh miyaa? aad baan uga xumahay ilbaxnimadiinu meeshay ku danbaysay . homepage sidee loo sameestaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.waa la yaab.
|
| | Unrecorded Date TO DARWIISH IDIOT NUMBER ONE
|
| | Unrecorded Date by ka isku sheegey darwiish adigu dad aflagaadee laguma oran ee hadii aad wax ku dhaanto u sheel inkasta oo ey kaa muuqato badawtinimo in aan kula hadlo ama aan hadalkan aan kugu khasaariyo maaha mardabe meesha heysku soo qorin ee is qari
|
| | Unrecorded Date WALAAL ANI MA KUU SSO FURAAA!!!
|
| | Unrecorded Date hi najmo do u have one of ur own and what does is called if you don't mind, so I can check it out if ur good as you said ur. peace
|
| | Unrecorded Date lol@najmo Darqiish..did your girl leave for a Jamaican. that hurt didn't it. SOmali asked for help, if you can't help her/him, hit the road. Your disgusting remarks are needed elsewhere. you have a small-mind, dont think your smart. peace thugged-out entertainment Inc
|
| | Unrecorded Date lol@najmo Darqiish..did your girl leave you for a Jamaican. that hurt didn't it. SOmali asked for help, if you can't help her/him, hit the road. Your disgusting remarks are needed elsewhere. you have a small-mind, dont think your smart. peace thugged-out entertainment Inc
|
| | Unrecorded Date WALAALA YAAL WAXAA BAAFINAYAA REERKEYGA OO CANADA JOOGA QAAS AHAAN WALAASHEY SAHRO CABDIRAXMAAN. GUULEED FROM BELGIUM E_MAIL GUULEED@ADVALVAS.COM OR M_GUULEED@HOTMAIL.COM. THANKS.
|
| | Unrecorded Date WALAALA YAAL WAXAA BAAFINAYAA REERKEYGA OO CANADA JOOGA QAAS AHAAN WALAASHEY SAHRO CABDIRAXMAAN. GUULEED FROM BELGIUM E_MAIL GUULEED@ADVALVAS.BE OR M_GUULEED@HOTMAIL.COM. THANKS.
|
| | Unrecorded Date to darwiish badaw fowqal badaw waryaa dadka cay laguma odhan ee hadaad wax taqaanid u sharax ama iska aamus xaywaan baa tahee , jamaicanka ayuunbaad afka ku haysaan ma ogtahay inuu gudanaayo hawshii aad gabteen hadaad somali tihiin hadaad rag fiican tihiin hablihiina jamaican ma doonteen idiot baa tahaye xushmada soo baro /
|
| | Unrecorded Date Waryaa darwiish ninyahow qorbihii ayaad isku ceebaysay taas waxaa iigadaran magac aan kuuqalmin ee aad qaadatay iyo adiga oo ueg ninfoorjeesan.
|