Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Hallayga jahli bixiyo dadka koobi ayaa laga samayn karaa sidii laxdii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guntane

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.
Guntane.
Walaalayaaloow bal wax iiga sheega cilmi ahaan sida baniaadanka koobi looga samayn karo.
Runtii arrintan ciddii cilmi u leh aad baan u xiisaynayaa inay suaashaas i gubaysa iga daweeyaan.
Asalaamu caleykum .
Guntane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Alla waalanaa Guntane.
War ninyahow ha bilaash xeydane Soomaali internet bartay ha moodin inuu arintan aduun weyne ku cusub kaa jaahil bixiy karree.
waxaad tagtaa mucatabyada.
Alla waalidaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diehard

Unrecorded Date
haa wey jiraan rag suaashas cilmu u leh.
lakiin jawaabtu ku ficaan iin afingiris lagu sharaxo . its called clonning,
let me know if you understand english