Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): IGA JAAHIL BIXIYA SU'AALAHAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise_Marocad

Unrecorded Date
Salaan Diiran kadib, walaalayaal waxaan doonayaan in aad iga jaahil bixsaan siday diintu u soo gaadhay Somalida iyo waliba, Goortay soo gaadhay?

waxaad ii kala saadhan siday Somalida u Islaameen
(1) Ma seef baa lagu islaamiyey?
(2)Mayey qadeen durbadiiba aqiido la'aanteed?
(3)Islaanimada ka hor diin malahaayeen?

hadaba su'aalahan dadka culimo ku sheega ahi way
ka leexleedaan in ay ka bixiyaan jawaab cad
kuwii ugu dhowaa waxay i sheegeen faah'faahin tafaraaruq miiran ah,

hadaba waxaan jeclaanlahaa in doodan si aqooni ku jirto looga doodo.

waa sidaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan filayaa inaad timid bog khaldan ee waxaad jawaabtaada ka raadisaa bogga "Islam"

Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOWLID-MACAANE

Unrecorded Date
SIDAA LAGUU SHEEGEY WAXAAD KU JIRTAA BOG QALAD AH, HASE YEESHEE WAAD LA SOCOTAA IN TAARIIKHDA SOOMAALIDU TAHAY KUTIRI-KUTEEN OON AAN LAHAYN WAX QORAAL AH.

WAXAAN KUGULA TALINLAHAA INAAD LA XIDHIIDHID SHIIKH MUSTAFA.

NABADEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WONDERING AROUND

Unrecorded Date
HELLO WAALLALO
WHAT I 'LL TELL YOU AND YOU NEED IS T GO TO ISLAM LINK THEN ASK YOUR QUESTION CS IS ABOUT ISLAM .
P.S. LOVE & PEACE UPON EARTH
BYE-BYE 2 U ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LATALIYE

Monday, June 19, 2000 - 07:53 pm
to:ciise WAXAAN U MALAYNAYAA SAAXIIB SIDA LAGUU SHEEGAYBA MEESHAN MA AHA BOGII AAD KA RAADIN LAHAYID JAWAABTAADA EE ORADOO AAD BOGA ISLAAMKA