    Macaani | Unrecorded Date Lamaatan sano aas naftiis noo huri oo gaalo dhulkaanya weerarti oo naga awood badan aas la dagaali,soomaalidii is galeesina qoorta aas u dhereeye.Marka geesi iyo halyeey qarameed oo qof booskiisa gala lawaaye miyaa?? |
    hebel | Unrecorded Date macaani war ninyohow ama af soomali igula hadal ama af gaal. laakiin naga daa (aas naftiis u huri aas bood ka boodi aas janbal mee ka gatidan aad gureyso) jajaboow iyo dhanjaf baad igu kicisee jilci afkan aad jiideyso. |
    lascanod | Unrecorded Date saaxiib sayidka waxuu ahaa tuug shufto ah oo dadka dhaca oo maskiinta laaya isagoo laayey qabiilada awooda yar sida dhulbahante iyo wersangeli markaa sayidka iyo maxamed siyaad waxay ahaayeen labadii nin ee somali kala reebay |
    Anonymous | Unrecorded Date lasanod i agree with you |
    Abootokuuley | Unrecorded Date Weligeyba Laascaano caqli kama sugin, Uma malaynayo nin Sayidka oo kale ah inuu labada qarni ee soo socda ka dhalan doono Somalia. Laascanod,..Marka aad leedahay qabiiloyinka tabarta yar sida Dhulbahantaha miyaadan taariikhda si fiican u haynin, war yey ahaayeen daraawiish? waxaan ku dhihi karaa 90% Daraawiish waxay ahaayeen Dhuloos, marka haddii la laayay iyaga ayaa is laayay. Haddii ay kaa tahay Qabiil, maba aha inaan kuu jawaabo, laakiin bal inaad wax fahamtid. |
    realy laascanod | Unrecorded Date TO: lascanod war yaa jooji magacaa ku qarabanaysid doqon yohow waa lagu arkaa inaa cidaas ahayne ma idoor is qarinayaa tahay. |
    WiilXamar | Unrecorded Date Ka dar oo dibi dhal!!!!!!! wixii hore oo dhan oo quba, nin budh sitaa yimid, waryaahee, waar Iidoor waxba kumuu yeeline maxaa adeer ku qaaday, adoon waxba hubsan baad reer dhan afkaaga huurada leh ku kala qaadaysaa, waar yuus baanu ku niri. Ciao |
    hebel | Unrecorded Date hadiis dhalo maxaa dhacaa? |
    Isse | Unrecorded Date Aniga rayi ahaan waxaan qabaa inuu Sayidku ahaa nin ka garasho sareeya Soomaalidii ay isku waqtiga ahaayeen, taa waxaan u leeyahay wuxuu gartay waxaysan Soomaalidii waqtigaa joogtay aysan fahmin oo ahaa in Soomaaliya gaalo qeybsatay, wuxuuna ku guubaabiyey iney heeryada gumeysiga iska tuuraan. Bal qiyaas adiguba Soomaali maloo talin karaa?!! Muxuuse kala kulmayaa ninkii damca inuu isu keeno?!! Bal maantaba eeg meesha xaaladdu mareyso. Sayidka iyo Daraawiish waxay ahaayeen sida taariikhda ku qoran dadkii ugu horeeyey oo uu ingiriisku uu diyaarad kula dagaalamo markuu si kale wax uga qaban waayey. |
    bashir abdi. | Unrecorded Date Jawaabta su'aasha waxey ku xiran tahay hadba qofka ka jawaaba iyo siduu mowqifkiisa diiniga iyo qabaligaba yahay. waana ka baxay. |
    MissShilabo | Unrecorded Date walaalayaal wax laga soo tagay lee maxaa isugu qab qabsataan?? war aniga waxaan hubaa ragii hore in ay 100% idinka fiicnaayeen xataa hadii ay ahaayeen dilaa iyo dhiig miirato. i maqla nolal yeesha oo raga dhintay inta fiican kaga dayda idinkana sida isku dhaama oo dantiina garta. till next time Shilabo Power |
    Anonymous | Unrecorded Date siyadika wuxuu ahaa shufto ama terrorist qaxooti ah oo ku soo gabaday gaalo ladirir. Muu dhulkiisa ka diriro, haddii uu gaalo ladagalamayo ileen amxaaro ayaa haysatay meesha uu ka yimide. Maxaa siyidka taariikhdiisa loo maqli wayayey sandadii ka horey xiligii afwayne? Waa lagu khasbay dadka soo maliyeed inay SHUFTO geesi ka dhitaan, dadkii xornimada soomaliya dhaliyana layaga dhigo "TUUG". Umalayn mayaa in SIYID danbe laga maqlaayo taariikhda Soomaliya, ninkii aaminsanow iska iloow! haddii kale Siyaad barre kale sug hakuu soo baxee. Markaan waxaa taarkhiita somaaliya qori doona dadkii xaqa ulahaa.... Mahadsanidin Proff> Ahamed Said Samantar USU |
    liqaye | Unrecorded Date waraa ha ceebayn pro waa nin laylkase ah oo darood ka ahe. |
    Bakistani | Unrecorded Date Salaamullaahi caleykum Sida kamuuqata doodaha dhex mara somalida waan wada jiranahay inyar maahine. Sayidku diinta waxbuu kayaqaanay, dariiqadiisuna saalixiya ayay ahayd. Dalka markuu soo galay labo hadaf buu rabey inuu hirgeliyo 1) gaalo oo uu ladiriro. 2) iyo dariiqada saalixiyada inuu dalka ka dhaqan geliyo. Islaamka in lagu dhaqmo wuu jeclaa, khaladaad badani ha yimaadeene. Dabcan ruux kastoo halgan wata wuu yeelanayaa mucaarad. Cidii isaga lasafatay muslim dhab ah ayuu u haystay, qolooyinkii la halgami waayeyna ama ingiriiska raacayna gaalo raac buu u arkayey ay sax tahay in dhiigooda iyo maalkooda laxalaashado. Fii amaanillaah Bakistaani |
    Sayidka | Unrecorded Date Anonymous, Adiga qoraalkaagu wax ka soo qaad ma leh, sababtoo ah, Sayidka xataa si loo qoro ma taqaanid, oo marna waxaad qoreysaa SIYID marna SIYADIKA, marka aqoon badan oo aad wax ku cabirto ma lihid sidaa daraadeed ayaan waxba yahay uga dhigeynaa qoraalkaaga. Bakistani, Waxa aad qortay waa sax 100% waana kugu raacsanahay. |
    DHASHII-SAYIDKA | Unrecorded Date asalaama caleekum: walaalayaal sayid maxamed qofkii qirsanoow qirsanoow kii kaloow, sayidka wax uu kaaga baahan yahay ma jirto ee afkaaga boorka leh ka sii jeeddi awliyada dhimatay 1970 coorkiina godkooda ha kaaga jiraane faraha ka qaad. sayid maxamed wuxuu ahaa dawladdii ugu horeesey ee africa ah oo gaalo diyaarad kula dagaashey ka dib markay ka yaabeen adeegiisa iyo kartidii alle ku maneestay. teeda kale qofkan isku magacaabay laascaanood waxaan ku leeyahay laascaanana meel ha kaga dhicin wax aad ka ogtahay sayidka iyo wuxuu ahaana ma jirtee afkaaga suubso, hana u gafin magaaladaas ballaarka weyn , markaad leedahayse dadka tabarta yar sida warsangeli iyo dhuloos waar walaasheen abooto kuuleey baaba kuu sheegtayoo daraawiish warsangeli iyo dhuloos bay u badnaayeen saaxiib e meel fariiso. to anons:walaalo meel kasta sidaas shaqo uga yeelo oo u taagnoo city pulse every where wax mehered lehna adoo ka hadlaayo ama ku hadlaayo weli maanan arag qaxootina adaa eh maanta ee sayidka dhulkiisina u halgan kaagiina kuugu halgamayee taariikhdiisana lawada maqli jirey hadana la wada maqlo kow dheh hadaad adigu maqlin sheegataa tahee orodoo soomaali ka bax ee sayidku wuxuu ahaa nin wadankiisa u halgamay iyo dadkiisa. WIXII HABAR DHULBAHANTE IYO HALA MASHNAAGAA LEH ! WIXII HABAR XABUUSHEEDA IYO HOOGEY DUMAR BAA LEH GAR HUNGURIYO HABAR YOONIS IYO HIRIR NIN JOOGAA LEH CUDUR BEENA CUDDUD AAN WAX TARIN CIISE DHAMAL BAA LEH HURAALE ALI JAAMAC IYO HURUQ DAMEER BAA LEH CIISAHA BAQTIGA IYO HAQAY MIDGAAN BAA LEH WARSAN GALIGA HAYBTIISA IYO HOROR DUGAAG BAAAAA LEH!!!!!!!!!!!! |