    wadani2 | Unrecorded Date walalyal waxaan ayaan dhawayd la kulmay amam aan dhowr jeer arkay dad aan somali ahayn oo raadinaya passport somali ah oy qoxoti isaga soo dhibaan dadkaas oo inta badan ahaa ithopian siba kuwa la dhaho oromo iyo kuwa kenyati ah sawaaxiliga muslimka aad iyo aad bana u yabay runtina waan xanaaqay waxan waydiyay waxa ku kalifay ay somali isugu dhibayaan waxay dhaheen kuwa somali ah baaba nagu yiri saas yelo america shaqo badan taal oo da kayagu shaqo u radsadaan iskana dhibaax xitaa qarbaa kenya sawaxiliga ah hada waxaa u socda waraysigii maxkamada waxayna canada isku dhibeen inay somali yihiin ,sawaaxiligu waxaa igu yiri loyer kayag ayaaba igu yiri possoport somali ah waxaa ka soo gadataa washgton america somalidaa kaa gadaysa .Markaa walalyalow saa miyay fican tahay mise arintan waa inaynu u sheegno dawlada sabtoo ah dadkaa aan soo shegay wax asxaan aha oy somali u hayaan maleh waxayan umalayeen mada wadankenii dawlad lahayn inay u dhamatay oy say doonan ka yelayaan oo aynu iska aamus naano. |
    hebel | Unrecorded Date sxb wadaniga labaad sowtey soomaali-abowdu soomaali ahaan jireen berigii dagaalka. hada uguma horeyn soomaali abow iyo sujuugu inay na matalaan jabuutaawiyiinta ayaanu hore isaga maaro weyney. intaa sharaftu kuma bixin ee wax ka waalan oonu ku kacnay baa jira sida dhiig laysu dhaamiyo 10 sano. midgo, xabash, tumaal, yibir, ma'dhibaan, dadkaa miyaanan laysku sharaf dilin? miyaanan lagu ceeboobin, marka nololi dhamaato sidee ilaah loo hor istaagi doonaa? mana u malayneysaa in qabiilka sabab nalooga dhigay inaanu isku halaagno? caro ilaah darteed? |
    Shaafici | Unrecorded Date Waryaa Wadani Minfadlak hadalkaagu waa xigmad laakiin ku dadaal inaad soo koobto, sababtoo ah cidina wakhti uma hayso inay akhrido 30 Page sida caadadda kuu ah. |
    gurey | Unrecorded Date to wadani waad mahad santahay dareenkaada dheer ee aad ufeejigan tahay dalkaada hooyo.ogoow dumarka midii kuu dhoola cadaysa ee indhaha kuu kala badasha aya doo qosal yar oo macaan racinaysa markaad hadal tiraahdaba waxaa laga yaabaa inaad kusocoto ilaa aadba malabka sootaabato.maxaa jira dheh isheedaad ka aragtay,soomaali ishoodaa la arkay habarwalbaa hayska jiidjiidato mar un baa curado kheer qabaa u kici doonaane. |
    hebel | Unrecorded Date gurey noo jicli sxb |
    gurey | Unrecorded Date to hebel sxb hadaan jilciyo amaa doqon walbaa fahantaa!!! laakiin adi maba kugu tiri neeynin dadkaan isbitilaadaan kudhashay ee sheeydaan ka umuliyay.markay dhalanayeen,ee waxaan kuu heeystay dadkii reerkoo geedi ah dhashay. |
    Xarbi | Unrecorded Date Wadani2 Imisa basabor ayaad haysataa? Sow ma maqal ninkii Somaliga ahaa ee intii askarigu joojiyay la yiri keen sharcigaagii, soo saaray "Green Card" ee yiri sug waa khalade, haddana soo saaray Landigii Canada, haddan yiri sug kan ma ahane, haddana soo saaray Mustawaqihii Ethiopia, haddana yiri sug, ee soo saaray Kibaandhihii Keenya, yaa isaga xaq u siiyay inuu intaasoo dhalasho wato, Imisa sano ayaad ku socoteen Documentiyo dad kale leeyahay, kiina miyaa ka fiican kuwa dadka kale, iska daaya mar uun ha la idinka faaiidee. |
    hebel | Unrecorded Date warkaaga isii gurey. hada inaa i ceysi ii inaa ifaanisey ma kala kasaayi. |
    wadani2 | Unrecorded Date TO:xarbi adigu horta maxaa tahay ,a somali mise? si kastaba somali intuu wadan tagay ma maqal isku dhiibay inuu yahay sawaaxile ma ithopian ama cidkale anigu kama hadlayo dakasomali galbeed ee ka mida ithopia ama sujuga ku dhashay kenya ee waxaan ka hadlayaa qofka somaliga runta ah sida qof ku dhashay dhulka lagu magacabo somaliya markaa ka fiirso waxaad ledahay ,somali haduu canada yimid oo isku dhibo muu qarin inuu somali yahay ee dhibato uu wadankisa ugu yimid baa lagu siyay magan galin waana wax la og yahay inuu somali yahay ,dadkaan se soo sheagay waa dad qariyey wadankay u dhasheen oo isku dhiibay somalinimo. markaa intaadan qiro ku qaadin si fiican u aqri qoralkayga. |
    gurey | Unrecorded Date to hebel kuma caayin oo igama istaahishid sxb kumana amaaninoo mahubo inaad naag ama nin tahay markaa sideen kuu amaanaa biloo nin ahaatay. |
    hebel | Unrecorded Date sxb gurey mahadsanid inta aadan i caayin ina amaanin dadku waa qaar i caaya ama iyo qaar i amaana laakiin adigoo kale weli ima soo marin. sxb hadaan qof dumara ahaan lahaa waxaan la bixi lahaa heblaayo sida xaawaleyda. laakiin waad i amaani kartaa oo sida raga lagu yiqiin iila kala bax sxb oo sida hebel ina libaax sanka ka taabte ii amaan. |
    gurey | Unrecorded Date To hebel sxb xaal baan kabixiyay ilduufidaydii waaruntaaye HEBEL=LAB HEBLA =DHADIG SIDOOKALE HEBELOOW=LAB HEBLAAYO= DHADIG hadaba sxb waxaa layiri HUBSIIMO HALBAA LA SIISTAA markaa waan dagdagee xaal qaado waana kumacsuumay.laakiin arinka ah i amaan waxaan ku oran lahaa ninraga amaani maqanciso dumarse waanoloshooda hadba kan amaanaa usareeya.mahad sanid brother |
    hebel | Unrecorded Date gurey adiga iyo in lagaa gar boxo daa. waan gudoomay xaalka sxb |
    gurey | Unrecorded Date TO: HEBEL SXB waaku salaamay inkastoo aan khaldanay waayo moowduucaan inaan kabaxno ma aheen,balse gudoonkaagii xaalka aan bixiyay waad kumahad santahay sideedaba waa gob xaalkeed in hadii laguu gafo asii lagu raaligaliyo inaad gudoontaa waana dhaqan soomaaliyeed.wakaa labadii go iyo warnkii iyo gaashaankii kuuxiran ee dhugo. |
    hebel | Unrecorded Date anigaad rabtaa markaan xaalka diido dib anigii xaal iiga qaado ah diidmadaan xaalkaagii diiday. waysla naqaan businesskaa odey. kaftan. adigaa mudan sxb. waynakaa adna doodaadii dib ugu noqo ana walaaqeygii waa inoo iyo isjiidh danbe iyo warmo laysku taagtaago. |