Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Nimanka Somalida maxee caato u yihiin wax yar ma ehee?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsen

Unrecorded Date
Waa Salaaman tihiin

Inta baden nimanka somalida waxee u baden yihiin
niman caato ah.waxa ugu wacan hadaan fahmey ani awaan teda.waxaa waaye waxee cunaan cunto aan nacfi leheen sida baasto aan sugo leheen iyo bariis kusoo firinaayo iyo fikir badan qarkoow waxee wardi yenayaan naga hooda qarkood dhibaato kale aa iska hesato.

Fikrad
Waxaan idin kula telin lahaa in aad cuntaan cunto vitamiin leh sida qudaarta iyo wax yaalo kale oo badan oo dadka vitamiinka rabo in ee cunaan logu talageley ayaa jira....
Qofki u bahan ani ha ila soo xiriiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caato

Unrecorded Date
Warsan

Horta nimanka Somalida waxaa caato ka dhigay naagahooda, waayo iyaga ayaa quudiya ama wax u kariya, baastada aan suugada lahayn iyo bariiska ku soo fiirinaaya asaga ma karsan ee naagtiisa ayaa u karisay, markaa ayay waliba sariirta wax kaga raadineysaa asagoo tiisaba la yaaban. Midda kale naagaha haddaan la waardiyeynin waa soconaayaan, sidaasna dan uguma jirto oo ilmo uusan dhalin ma korin karo. Fakarkana hadde xoolo ma aha qofka waa inuu fekeraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
Salaan wanaagsan dhamaantiina.
CAATO, waad khaldantihiin adiga iyo Warsen, waayo caato nimada nimanka soomalideena, ma ahaan wax ceeb leh mar haddii la caafimaad qaba, Markaa ma wanagsanaa in halkaan la istilmaamo waayo caatonimada nimankeena waa u dhalasho oo kuma xidhnaa cuntada,waayo waxaa jiraan dad cuntada si daran u cunaan oo ay sidooda u dhuu dhuuban yihiin.
Arrinta naagaha oo aad tiri iyaga weyaan kuwii nimankooda caato kadhigeen waa arrin been ah.
Adiga yaa caato kaadhigey????. Ma xaaskaagibaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
Salaan wanaagsan dhamaantiina.
CAATO, waad khaldantihiin adiga iyo Warsen, waayo caato nimada nimanka soomalideena, ma ahaan wax ceeb leh mar haddii la caafimaad qaba, Markaa ma wanagsanaa in halkaan la istilmaamo waayo caatonimada nimankeena waa u dhalasho oo kuma xidhnaa cuntada,waayo waxaa jiraan dad cuntada si daran u cunaan oo ay sidooda u dhuu dhuuban yihiin.
Arrinta naagaha oo aad tiri iyaga weyaan kuwii nimankooda caato kadhigeen waa arrin been ah.
Adiga yaa caato kaadhigey????. Ma xaaskaagibaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Aniga waxaa caato iga dhigay xaaskeyga, sideey 911 iigu waceysay baan xabsiga ku caatoobay,
anigoo cayilan baan aqal galay hadase laf iyo maqaar baan noqday, Gabdhihii Toronto baa i helay ee sideen wax yeelaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxay caatada la yihiin waa qooq ee nafaqo daro ma aha kuwo badan aan aqaanaa oo caato badan waxa caateeyayna waa qooq tii agmartaba ishuu ku haayaa iska jira caato waa qatare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
abaay anaga caato caato ma nihin ee surwaalada ameerika waaye kuligood nambar kore ee ka biloowdaan.
ma ikasti? jaaw hee waa kaa sii degaa...sorry tegaa aan ka wadaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Caatadda sowta lagu faano intan
fat and fatness spoil body!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsen

Unrecorded Date
Marlabaad,salaan iga hooda,mudenayaal& marwooyin

Naagaha somalida intooda badan waxee u bahan yihiin oo rabaan nin xoog leh oo ximbarikara,waxaan ula jedaa markee quuseeso sariirta.Gabdho badan aan arkeyna waxee qabaan fikradaas oo kale qarkood
waxee radsedeen Nimanka Afrikanka ah oo xoga leh,waxa u wacanna waa madada aan ka hadleeno.
Ragbadan ayaa waxee qabaan in ee u dhasheen caatada balse waa labadeli karaa hadii loo bahan yahay, ulama jeedo inaan dhahaayo rag calool waa ween leh noqda balse ninka raga ah waa in uu xoog leyahay jirkiisana dhisan yahay oo murqo soo baxsado.laakiin laf iyo maqaar iyo baasto qaleel ah habeen kina dhaqo aa layga sugaa isma keneeso ragoow,naagaha maanta jirana waxee jecel yihiin intooda badan raga xooga leh,raga waxaan dhihi lahaa meelaha biraha lagu qado taga oo jirka lagu dhisto si aad u kala baxdiin oo xabadkiina xabad kudhali karo hadii kale nagaha Somalida dhulka idinkama qadeyaan waan war idin siyee Naagna waxee kugu jeclaan karto aa loo sameyaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
To warsen
waan kusalaamay adiga iyo dhamaan dhalinyarada kalaba ee kahadashay moowduucaan.
waxaad moodaa warkaaga inuusan meel heeysanin ee uu is dhex yaac yahay.marwaxaad kahadleeysaa caato waa koow marna waxaad kahadlee sariirta qurxinteeda.xagee laguuraacaa?u jeedadaadu waamaxay? caato cilmi ahaan waa waxa takhaatiirtu umada kulataliyaan si wareega dhiigu toos ugu socdo.waxaadna aragtaa in lacago badan lagu bixiyo is caateeynta.oday iyo habar waxa umad tafaha xaydan caato lee laraadinaa.macnaha caato waalagu faanaa.midakale ismajiijinta xaga sariirta ama baahida aad uqabto cadayga jiifka waxay ku xirantahy isliska kadhaca halkaa marka kasha mooyaha lagu deeyo.ee kuma xira feero ween waakabaxay mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsen

Unrecorded Date
To:Gurey

Walaalkiis waan kaxumahay fahmid yaridaad balse
adigoona wax hubsan AFKA haleerin aan kudhihilahaa
walaalkiis .........Ok waxaan jareenaa in uu hadel keega ku galey.Dhibaato maleh is af fahmiwaaga. Laakiin hadii aad dood kaqabtid waxa aan soo qorey waa ii shegi kartaa.Hadana iga raali noqo.....Ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Aqyaarta waa idinsalamay

Gurrey adi sheekada meel kale eeyba mareesee cadeyga sariirtana maxuu ahaa,Abaay warsen iyada muruq mee uxiistey cabaadkeeda iyo catoogeeda badan aan u jeeda koo wax mataro eh lee aragtey miyaa aseey raga soomalida saas u wada heeysata ma oga miyaa in dadka wax walba leeyihiin,hadalkeda aad baan uga kululaadey.

Warsen adi se waaye caatanimada iyo hawlgalka xaga sariirta kala saar labada heeysku qaldin howlaha kala saar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsen

Unrecorded Date
To:Geesi

geesiyoow wareerka watigaa keeney,adi in aad wareersan tahayna shaki igama jiro.Ani maku dhihin koo caato ah aa i heley ee warka harogin
adise hadii aad xogan tahay waxaa i dhihi laheed Warsen wee saxsan tahay, Balse hada waxaan dareemaay in aad tahay kuwa aan kahad leeno marka waa kaxumahay hadii oo hadel keega dhib kugaar siyey.Dadki hore ayaa waxee ku mahmahi jireen
far iyo meel bugto wee isog yihiin.Marka had adi taas aa ku hesato. Marlabaadna rali noqo aan ku leyahay.Nabadey inti dhimatay allaha u naxariisto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Aqyaarta waa idinsalamay

Ninkaan duqii Geesi ahaa waaye,abaay warsen adi warka waakala jeeda meel ma iskugu jeedisoo,
ani hadiin xooganeen xitaa xoog inuusan wax keeneyn aan ogahay,adi mala socotid miyaa aduunka caqli lee taliya maahinee xoog meelnama kugeehaayo.

Raalina waa ahay hadi umaleeysey hadalkaa inaan ka kululaadey,dabaalkoo xoog weyn oo hada ka hor koryeerigii celgaabta kabixijirey hadii xasuusatid,mid kale eey garabka isku dhufteen raali ahoow lee ladhahay,ninkii raal aan ahay meeshi ka oranlaha WAR MIYAAD IGA REESEY UU LASOO BOODEY MAXAAD II RALI GASHANEEYSAA.dabaalxoog weeyn lu iska ahaa.

Marka saas ulasoco aduunka caqli iyo basar aalagu kala waadaa xoog xabadna makeenaayo.

Warsen wareerka waqtiga keeney aad dhahdey lakiin malasocotidoo wareey aduunyo waayaheed wareer iyo uur xumaan wax kasta la arkaa werwerka dhaaf, adi meeshid ka kululaatey ani waadareemey laakin kuwaan xabadna maka oga,waalagu habeeynaa.
Heeysmartiyeeyn.
Walaalka geesi waaye ninkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
geesi sxb hadaad cadayga jiifka fahmi waysay maxumee, mafahantay hadaba kasha iyo mooyaha.jawaabtu haday maya tahay balwaydii WARSEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
To warsen gacalisooy
waxaan jeclaan lahaa inaan kusaxo,waayo waxbaad rabtaa inaad kahadasho,laakiin saad noogu sheegi laheed baa kaa halaysan,ee ceebmalihid.waxaan arkaa in ujeedadaada tahay dookh ama jamasho ama caashaq.adiga adoon dhihin caato nafmalah waalaga roon yahay,sababtoo ah sariirta xataa igagama qoslinkaraan.waayo tabarmalaha,waxaa kafiican inaad tiraahdo anigu waxaan kahelaa dookheeyga ah ama aan caashaqaa raga qaarka hore uween ee murqaha go an macnaha dhisan jir ahaan.oo hadaan dhabarkiisa kudhuunto cidi aanay i arkeeyn.markaa sidaa uhadal arinkuna waa dookh aad jamatay.laakiin sariirta marka la joogo caato iyo xoog wax mataraane waxay kuxiran tahay labada ruux sida ay cayaarta isula heli lahaayeen sacbis iyo jaantaba.hadiise mid dhabqiyo laga roon waxaana laga yaabaa in gabadha soomaaliyeed dhabqiso marka lays rifahayo,sababtoo ah arimihii fircoon aa meeshaas kamuuqdo.waakabaxay mahad sanid walaashiis iyo akhristahay sharafta mudanoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PEACEmaker

Unrecorded Date
WARSAN.
THANK YOU FOR SHARING YOUR THOUGHTS AND CONCERNS ABOUT US SOMALI MEN.
.......SECONDLY THERE IS SUCH ATHING ASGENETIC HEREDITY PLAYING A ROLE IN OUR BEING THIN AND TALL.
.......THIRDLY THE DIETARY REQUIREMENTS OF A GROWN UP MAN AND WOMAN ARE ALMOST SIMILAR (ALMOST) SO MY PIONT IS FOOD IS IMPORTANT BUT SOMALI WOMEN ARE NOT THIN AND YET THERE MALE COUNTER PARTS ARE THIN.
.......FINALLY I CAN ONLY RELATE OUR BEING THIN AND TALL TO A BAD LIFE STYLE AND TOO MUCH THINKING AS YOU YOURSELF PIONTED OUT.

YOURS PEACEmaker...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsen

Unrecorded Date
Afdaboolan dahab

Somali iyo ninki suaal dhaxkeeno wuu isku walanaa
sababtoo ah dadka waxaa kamida kuwa aan wax fahmeen balse dhib maleh.

TO: Geesi
walaalkiis wad ku mahad san tahay heestada miir dajiso aa dhahaa xageega.
To:Gurey
walaalkiis fikradaad maxuma balse ani saad sheegeso maahi.

dhamaan dadka kale oo dhanna wee mahad san yihiin
inti dhimateyna allaha u naxariisto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
WARSEN GACALISOOY
Horta qof dabci leh baatahay runtii,sida lagu yaqaan hablaha soomaaliyeed ee hibo iyo sharaf iyo quruxba ilaah isugu daray waad ku banaantahay.dookha aan sheegaayo hadaadan laheen abaayo hadaba sheekeadaadu makoow iyo kun habeen ha socotaa kun habeen hasocotaa ..... waakabaxay walaashiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZZZ

Unrecorded Date
WARSAN
WHY IS IT ALWAYS SOMALIAN WOMANS PICK ON THE MENS
WOMENS ALWYS NAGGING. SOMALI GUYS IS THIS SOMALI GUYS IS THAT WARSAN R U FIT HAVE U EVER BEEN 2 A GYM WHY IS IT US HAVE 2 LOOK GOOD FOR SOMALIAN GIRLS
I TELL YOU WHA I NEVER SAW A SOMALIAN GIRL OR A WOMEN I CAN CALL FIT OR SHE GAT A BODY
THEY EITHER FAT OR SLIM NO GIRL WHEN U SEE HER U HAIR GOES UP AND U SAY WOW SO PLEASE STOP NAGGING

AM 6.5 TALL 95KG MASCEL SOMALIAN GUY AND I GO 2 THE GYM 5 DAYES A WEEK AND FOR U KNOLEDGE MOST OF MY FRIENDS GOES 2 THE GYM ALSO SO WHAT U SAYING GIRL
ZZZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

openMindedGril

Unrecorded Date
hi all!!!

the reason most somali men are skinny......cuz they eat once a day.......and most of them don't even bother to workout. On the other hand, our sister's are not perfect too.....but hey we need to encourage each other.....so we can preceive our life's with pleasure!!!

take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ZZZZZZZZZZ you sould see heblaayo your socks will run for cover and your.......uhum!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
anigu kolley xaas waan leeyahay ayaa layidhaahaa, haddana 130lbs ayaan ahay culeys ahaan.
Dumarka soomaaliyeed ma yaqaannaan cuntada la kariyo ee wanaagsan ee barootiinka iyo nafaqada leh, laakiin waxay yaqaannaan bariiska iyo baastada oo qofka culeyskiisu xad dhaafka noqdo(overweight) dhakhaatiirtu u qorto oo muddo yar qofka culeyskiisa ku dhiga dhulka, sidaas ayaa naga dhigay caatada( skinny).Midka xoogaa iska ladanna waa mis nasiib badan ama hooyadii ku ag koray oo hooyo wanaagsan leh.
Haddaba, su'aahaysu waxay tahay habblohow, maxaa idinka isin buurbuuray?!
Daacad u noqda jawaabta su'aashayda, fadllan
Salaama ilaa xilli dambe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Uraaye

Unrecorded Date
Salaama Dhammaan!!!

Horta sidey warsen sheegtay weeyaan oo soomaalidaa waxay ku maahmaahdaa""" SALAADBA WAKHTIGEEDAA LA TUKADAA" Markaa yacni waxaan ula jeedaa maadaama oo aynu joogno dal shisheeye ooynaan diin iyo isku dhaqan mid toona ahayn waxaa fiican in aynu waxyaalaha fiicfiican ka qaadano waayo soomaalidaa waxay ku maahmaahdaa""" HADAAD MEEL HAL IL LAGA LAAYAHAY TAGTO ISHA KALAA LA ISKA TUURAA" Taasna waxaan ula jeedaa in aynu Jidhkeena dhisno sababtoo ah...horta anigu kama hadlayo dhanka sariirta ilaahayna wakhtigeeda haygu simo laakiin hada sida westernka gabadhu wiilka maba soo eegayso haduusan muruq iyo shaf weyn intuu leeyahay uusan garan yar oo soo saara uusan xidhneyn waayo waxay ku odhanayaan""ooh he is too sexy" but walaasheen warsen waa runteed wax xunna maysan sheegin laakiin waa arin aad iyo aad u fiican in qofka dhalinyarta ah uu jidhkiisu dhisnaado faaiidooyinka horta waxaa ka mid ah...

1,in cadowgu kaa baydho oon lagugu soo saqajaamin.
2,in mataqaanaayey uu kuu soo jiido communication badan sida hablo badan ood is barataan.
3,waxay ku tusaysaa in aad tahay qof caafimaad qaba oo isku buuxa.

Walaalayaal si xun ha u qaadanina waayo hadal waa margi dhankii loo jiidaba wuu noqdaa markaa waxaa laga yaabaa in dad aanaan isku fikrad ahayni cay soo sheegaane..lol

To Warsen

walaal mahadsanid your point of view.

peave and luv...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
URAYE
sxb waan kusalaamay waxaan kuusheegayaa in maah maahdaas aad soomaali dusha kasartay aysan laheen ee fur indhaha brother.waxaa laga wadaa MEEL IL LAGA LAYAHAY HADAAD TAGTO IL BAA LAYSKA TUURAA. hadaad gaalo dhex tagto waalagaaloobaa.waxaana kadanbeeyay nin yahuudi ah iyo nin sheeydaan ah ee lasoco waxaana la dhaqan galiyay 1889 magalada XAMAR.waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gurey ninkaa magacii sxb?
uraaye sxb sina usax sina waa urtay.
sina usax oo dhaqan kasta inta fiican baa laga qaataa kaagana kudar.
sina waa urtay oo gurey baa kaa saxan laakiin ma maqal in yuhuudi maahmaahaha noo samayn jirtay.
.
.
.
.
uraaye salaadaha keligaa maa tukataa mise jameeco?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Uraaye

Unrecorded Date
To gurey.

Horta marka hore salaan bro. Teeda labaad walaal khalad ayaad wax u fahamtay sababtoo ah anigu waxa aan idhi(meel laga il laayahay hadaad tagto isha kalaa adna lays tiraa) aniga taas u jeedadaysu maysan ahayn in galada waxa xun laga raaco...kor ugu noqo oo haddiii aan idhi wax walba gaalada halagu raaco anigaa khaldan"raalina ahow" laakiin hadii aanan odhan walaalo si fiican ugu fiirso tii hore een qorey..waayo waxan idhi bay ahayd in waxa fiican laga qaato.

byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO:URAYE
Marka hore waan kusalaamay gaar ahaan guud ahaana walaalaha moowduucaan ka hadlay.
sxb sida aad adigu ufikirtay iyo rayiga aad dhiibatay waa sax aragtideeyda waana kugu raacay laakiin markaan eegay maahmaahdaas baan dib uugu noqday asalkeeda iyo cida xidid ahaan eey ku aroorto ee loo tiriyo.waxaan kawaayay in bahda soomaaliyeed eey kamid tahay,mardanbe ayaan helay ineey tahay noocii gumeeysiga xiligiisii layna gu qalday.markaa maahmaahdu waa qalad adigu se saxbaatahay.saas baa keentay inaan ku xanjafiyo ee brother raali noqo.inkastoon kabaxay moowduucii iyo murug rag u xiisidii warsen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canood

Unrecorded Date
Somali weyn waan idin salaamay sU'aasheyda waxay tahay somaliida nimanka iyo nagah yaa xan badan qarnigan aanu nool nahay??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Unrecorded Date
gabadha su'aasha soo qortay waad salaaman tahahay,

horta kula yaabi mayo waxaad tahay caruur caga wayn waxaa beenta ah ee aad televisionka ka aragtid run maaha dadba ilaahay si buu u abuuray waxaad arkaysaa cadaan caato ah iyo mid buuran iyo mid meel dhaxaad ah,

markaad ka hada shay sariirta naag u caqli xun baad tahay raga soomaalida candhada u maadan wada dhigan ee is ilaali
2- u malayn mayo gabdhha soomalida inaad u hadli kartid adigoo kaskaagu aad u gaaban yhahay waxaa jira gabdhaha soomalida kuwa ka dhinta ay u tahay dhimasho in ay dhiigooda ay ku qaldaan dhiig kale marka qof yahay adiga lee iska hadal ha u hadlin majooritiga
4-waxaan kaloo hadalkaaga laga dhadhasan karaa in xishoodku kugu yar yahay markaad sariirta ka hadashay inaad qurbaha ku dulowdayna wax saa u dheer maaha anyway marabo waqteer inaan aqyaartadaaliyo marabo
raga soomalidu hanooladeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJO

Unrecorded Date
TO HEBEL
SURWAALBO MAXIRATIDEE HOOS GUNTI WEEN WAAXID ADI
BEENTA DEEY CAATONA WAA KUGU GOOBATAY LUGO KABRIID CAMALEETI YAC DHEH WARYAA
YAC DHEH BO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
jiijo madaxaa kor canbarkaa hoos alaha ka yeelo sii ii taqaanid waab.a shiixi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
GABDHAHA SOMALIYEED
OO AY U HADASHAY WARSEN,
Aneh aan fikrad aan dhab u arkay aan idiin sheego,raga somaliyeed caato ayeey u badan yihiin waxaana taas ugu wacan waa dumarka som,waxeey ugu sabab yihiin,marka hore dumarkeeyna waa la gudaa,waxaa laga jaraa inta wax dareento,sariirta way ku liitaan waayo dareenba ma leh oo qaarka dambe ayaa weeynaaday,xanjo afka ayeey ugu jirtaa ragoow waa kuu kaligaa ayeey leedahay,oow heeloow isaga lee ayaa nafta ka baxday,iyadana waa kala taalaa,raga marka uu wax qabto nafaqo ayuu u baahan yahay yaa siinayo?islaanti caawa oo dhan la gedgedinaayay waa daashay,waxaa laga yaabaa in aysan xataa iska soo dhaqin oo ay ku seexato,taasi ma naagbaa?intaas waxaa u sii dheer odayga qeeylo iyo eray joogto ah ileen waa islaantaa kilyaha ka buuratay oo u baahan meel ay isaga saarto wixi ay cuntay,dumaroow ma tihiin dumar la xambaari karo?qaarka dambe yareeya horta,raga somaliyeed waa raga ka shaqeeyaa inan la soo googooyay oo la toltolay,sariirta in ay ku wanaagsan yihiin waa wax dhab ah raga maad aragtaan hablaha hadda soo baxay ee aan sakiin lala kortagin,ee aan u weeynaanin qaarka dambbe,sida ay uga heleen raga somali,sariirtu uma baahna nin culeeskiis ee waxtarkiisa hoose ayaa loo baahan yahay.
Dumaroow arinta waan daba feeyday ee xumaan iga ma aha,weliba waxaan raacinayaa hablaha aad sheegeeyso ee raga ajnabiga ah raacay,maad runta ka sheegtid oo aad tiraahdid faqri ayeey ka carareen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
WARSAN

If SOMALI guys add SALIID MACSARO in their diets and do little MACSI.....I am sure wey weynanayaaan

BADGIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Aa Soo Gashay!

Iyaah!! Somali Caato Caato, Sur Yare Yare, Qaliirow Layaal, Skiny Bones You Need To Eat MORE FOODS[specially vitamin foods], Go to the GYMs more often and Build Your Bodies.. Ilaahay Wuu Abuuray Dheerow & Kuusow Lakiin Butocow & Qaliirow Ma Abuurin.. Cunto Badan Hadii Cuntiin Waa Weynaaheesiin Hadii Kale Caato-Caato Lee Ahaaneesiin...[Skeletons..No Meats]. I need my man to be very strong and be able to lift me up and down every morning when he wakes up ...LOL... I guess I'm in DayDreaming

Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
to kutubeey:

Kutubeey yahooy, adiga ma gudan tahay? xabad masago ah malagula tiigsaday? haddii aadan gudneen subax, galab iyo habeenba waan ku saarsanaanaa gacaliso anigoo qaliir ah, haddii se aad gudan tahay doono kuwa aan gudneen iyo japaaneeska lagdanka ciyaaro, oo sii kutub-kutubee, horay ayaad u badatay, yuusan kaa baqtin nalka aad sii tiig saneeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
yahoow yey iska kaa tuurin oo gacantu kuu hoos marin kutubeey qonofkey taqaan aa laygu yiree isaga leexo danbsan badneyde.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

batuulo

Unrecorded Date
walaalaha kahadlahaya mowduuca kan waxaan idin dhihi lahaay hadii lasoo jeediyo su,aal taasoo ah mid fiican ama mid khaldan. walaalayaal hadii ay noqoto inaad kajawaabtaan ama aad rayi kadhiibataan waxaa haboon in aad akhlaaqda ilaalisaan waaayo waxaa ka imaankarto in uu dambi kaa soo gaaro ama xiiso yeelan waayo mooluuca.waano waxaan idinku adkeenhayaa inaadiska ilaalisaan caay,aflagaado iyo wexii lamid ah si uu danmi idiinsoo gaarin.igana raali ahaado hadii aan qaldamay intaas ayaan ku sokoobay .sidaa iyo nabadgalyo nabadgeyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed kismaio

Unrecorded Date
u jeedadu waan fahamay.
hi waxaa la idhahaa ahmed barasho wanaagsan.
u jeedadu ma aha maxay u buur buurnaan waayeyeen
ee waxaa ujeedadu tahay maxaa jirkoodu u dhisnaan wayey, waa run jir dhisan ma lihin.
90% of somalis jir dhisan ma leh waa runtaa.
sabtana ma aha wax ma cunaan .
sababta waxaa waaye waa dad caajiska u dhashay oo caajis badan, ma arkeysid nin somali ah oo isku dayayo in uu jirkiisa dhiso. boqolkii 70 waxay
cunaan qaad, marna waa jiifaa markuu soo kacana
intuu xoogaa wax yar cuno ayuu qaad ku noqonaa
hadabo jawaabta waa caajisnimo,
dhalinyaradii hore sports bey ahayeen jir dhis
laakin hadda waxaa yimid qoom qaad cun ah.

in short caajis iyo hurdo jir ma dhisaan.
and sure you got the point, good idea.
dimoh@usa.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Xamardaye, LOOOOOL,

Aryaa dhankaas khabiirmaa ku ahayd? yaa waaba igayaabidee aryaa ma horaad u taqaan dadka noocaasoo kale? Ar in bog laguu fura waaye hadda ka dib aan kuwareysanee. see you macallinka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
Welli alle yaanu aragnay kuwa baruur darteed la socon waaye,ee noo daaya caatadeena oo aanu ku xooganahayee,teeda kale waa siduu walaalkeena Xamardaye sheegay unugoo Qaliir eh aanu toban-toban udhaleenaa,hadii loo baahdo Sigtana shaqaan ka dhiganeenaa habeen iyo maalin..


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ziyo

Unrecorded Date
TO Warsen
abooboow Yaab Waaye koo Shuluq maa raadinooysaa adi oo neefta kugu celiyo
Moosoow camal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismaaciil gurey

Unrecorded Date
Haddii aan isku dayo inaan aragtideyda ka dhiibto su'aasha mawduucan oo ahayd maxaa ragga soomaaliyeed badankooda caato ka dhigey? Run ahaantii ka jawaab celinteedu meel dheer ma jirto sababtoo ah, markaad eegto xagga geela awrka qooqan ninkii arkay baa arkaye, caato darteed wuu soogmaa oo qalalaa, oodubka iyo diirkaa isku dhega oo markaasuu noqdaa waxaan la afgarane.

marka awrtii baa sidaasi ahe bani'aadamkiina maxaa ka fili, tan kale cunto xumiduna way sababtaa caatada, xannuunkuna wuu sababa caatada, dhibaatooyinka keenna caatadu way iska fara badan yihiin ogow tan galmo la'aantu ha ugu horeysee!!!!!!!!!!! bye-bye saaxiibayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismaciil gurey

Unrecorded Date
TO WARSAN
Marka hore waan ku salaamay, marka labaad waxaan akhriyey qodobkaagii ahaa wax ka sheegidda ragga somaaliyeed siiba dhanka SARIIRTA!. Marka horta gabadhyahay xaal baa lagaa rabaa haduu xaal ku qabto waayo raggii somaaliyeed oo dhan baad meel uga dhacday. Taasi waa mid tan kale waxaad tidhi naagaha soomaaliyeed waxay u baahan yihiin rag xoog leh, hadaba waa iga su'aale sideed ku ogaatey? tan kale waadigan isbarbardhigay ragga xoogga leh ee qalaad iyo kuwa soomaalidee aan ku su'aale labada dhinacba ma wax baad ka soo dhadhamisey? koley isa sheegtae.

Tan kale waxaan adiga iyo kuwa fikradaasi kula qababa aan odhan lahaa idinku ibtilowdee inta caafimaadka qabta ha ibtileynina, midda kale maxaad ka helaysaa wax ka sheegga ragga soomaaliyeed ileyn way kula dhasheene, mindhaa nimcadaad kuwa qalaad ka heshay baad xejin weydey, waadigan nagu musanaabaye, akhas baa lagaa yidhi hadaad ilbaxnimo mooday. Kama dambeystii ragga soomaaliyeed noocaagaasi oo kale talana ma weydiiyaan talana kama qaataane akhas baa lagaa yidhi, hadaad istidhi wax u sheegna uf baa lagaa yidhiye adigaa talo baahan.
sababtoo soomalidu waxay ku maahmaahdaa (hal diidaysa inay godlataa geed ay ku xoqato ma weydee) ku fahamnaye meesha kabahaaga ka illo becouse i am sorry for you!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Xamardaye,
GusShimbir, Qaliirow Qombob, Qaaxoolee, Maxaa Ka Kasee Gabar Gudan Iyo Tii Kaleto. Mida Kale Koo Caato Ah Aaba Tahee Maxaa Taree Train Ku Mar Majo Yare Waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Unrecorded Date
Wiilasheena SUBAGA somalida ayaa ka MAQAN.....They miss that I guess.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kutubeey adi malagu gudin miyaa? maxaa la badbadee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
T.GIGL;
U damn right sis, That`s what`s missing...so girl,
do U have some "Subag" to donate...? cuz i see U got all the subag...i mean you`re the "Subag"....
so give me a dose or too....

C...ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
kutubeey:

waxaan kugu ogahay odaygi buurka boondheere deganaa SINYOOR BINEETTI,afka lee ku shaqeey,igana leexi afkaada uraayo.


hebel iska ilaali saaxib yeeysan kugu neefsanin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebal

Unrecorded Date
KUTUBEEY;

walaaleey joog waa iga waano oo ka joog XAMARDAYE,waa MAS lagu rakibay JIBISO,aas ku haleeynin,dacar yuusan kaa keenin iyo waa i xanuunaa iyo darsin ciyaal ah weliba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
Waa i Xanuunaa!....LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Xamardaye Wixii Af Uro Horta Waa Niman. Adaana Ka Marqaati Ka Ah Saa Kagaba Uraayo Ufaa Caleek.
Mida Kale Adiga Iyo Hebel Labadiina Bada Xataa Waa Idin Soo Tuftay Dadka Kale Iska Daaye Aniga Waa Horeeto Aan Shaqin Qubka Idinku Daray.
Baska Dambe Soo Raaca. Afkeey Edeb Aas Leeyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceesaan ka yare

Unrecorded Date
Nimabyohow ceebta iyo aflagaadada gabdhaha ka daaya haddii kale anaa seefta galka kala bixi doona, digniin waad qabtaan.

Sababta Soomaalida caato u yihiina anaa idinka jaahil bixinaya. Soomaalida abuurkoodaba they have slow metabolism. Metabolism waa sancada jidhku uu ku dheefshiido kuna isticmaalo cuntada. Hadday slow tahay cunto yar baa kugu filan, haddaad cunto badan cuntana waad fuucaysaa. Hadday aad u dheerayso(Fast metabolism) murqo waaweyn baa kugu oolaya(N. American blacks etc)cunto badan baad u baahanysaa mar walba maxaa yeelay dhakhso ayaad cuntada u gubaysaa.

Soomaalidu waagii hore xoogaa caanageel iyo laba timir yaa ku filnaan 3 maalmood. Harraad iyo gaajana dan uma geli jirin. Ingiriiska askartiisa Soomalida ah ayaa ku qosli jirtay markay gaaladu daal iyo harraad dhulka la daataan. Soomaalida kibirka badan halkaasey ka keeneen oo weligoodba may arki jirin niman sidooda u geed adag oo tough-ass mother-fuc--ers iyagoo kale ah. Carab, talyaani, turki, madow, amxaar ingireiis gidigood niman jilicsan baa loo arkay oon xamili karin kulaylka iyo oonka Somalia.

Hadda problemkii waxa weeye anagoo metabolism-kii slow yahay(genetically) ayaan nimi meel cuntadii ku badan tahay socodkana yar yahay. Gabdhihii waa buurteen, ragii calool weynaa ka soo dhacday. So it is a problem.

Midda kale meeshan ninka laga tixgeliyo ma aha ninka gaajada iyo oonka iska celin kara. Waxa weeye ninka sida Michael Jordan hawada duuli kara, iyo kuwa murqa waaweyn sida addoontaas, marka dhallinta Soomalida, siiba kuwa halka ku koray, xoogaa kalsooni daro ah ayaa ku dhacday illeyn jirkeena illaahay marxalado kale ayuu u abuuray.

Maalin dhoweyd nin aan saaxiib nahay aa is qoray Marines-ka Maraykanka. Nin yara dhisan oo banooniga ciyaaruu ahaa, kuruudka markay geliyeen laba sitimaan ka bacdi saajinkii baa ka yaabay oo wuxuu dhahay ninyohow maratoon maa ordi jirtay. Biyo iyo waxaas maba daneeyo waa laga yaabay, gaaladii ay iskula jireen 50 pound overweight qaar baa ahaa. It took them six weeks to get in basic shape. Soomaliga laakiin dhibaatadiisa wexey aheyd xamuulka badan aa dhibaato ku ahaa oo waxaa la rabaa inaa maalin dhan dhabarka ku sidid 100 pound.

I hope I make things clear, and btw in gathering this stuff I relied on bits of info from diet magazines and anecdotal evidence and hearsay and National Enquirer scientific surveys. The real scientific goods in other words.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooy

Unrecorded Date
hi warsan
aniga abaayadiis waxaan ahay nin zomali ah makastay oo reer afqooye ah raga idinkas ku sheegtaan (jareer) xoogas aad sheegaysid anaga nagu dhan yahay meeshaaz joogtid noosoosheeg gabdhaha soomalya jooga waa kabar badaas yihiin waa adag tahay gabar soomali ah oo daarod ah ama ••••• ah inaan guursano ilaahay hamdigiis waaye inaan maaanta adi aad garatid waxa naftaada u ffican makastay sida nin maczaro, khudar, soor cuna angaas oo kale marka abaayo macaan waan kuu balan qaadaa inaad nin soomaalis ah oo san dhuuban aadan guursan

laakiin shardi waxaas weeye aabahaa iyo hooyda inaad kafgaastid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
XAMARDAYE,

SINYOORE BINEETTI & sarta garasiyaani. warkeeda isii? Xaasisanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
KUTUBEEY;
Maxaa caayna keenay?qofka kuu sheego waxaad tahay ama runta waa loo abaal gudaa,qof dumar ahna waad tahay xishood oo wax isku fal oo hablahaada waa guur doone yaan laga cararin.

CEESAAN KA YARE;NAAG IYO NIN WIXI AAD TAHAYBA,
HADDII AAD NAAG TAHAYNA KUTUBEEY AYAA IIGA KAA FILAN,HADDII AAD RAG TAHAYSE WAX DUMARKA KU AFBARTAY AYAAD TAHAY EE MAAMA WEEYDII SIDA RAGA LOOLA XAALO.(RAG HUD HUD MA NOQDO EE WAA ARIMIYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceesaan ka Yare

Unrecorded Date
War bal ammuurtan kaalaya, war ninkaagan naagta igu sheegayaa haddana gabdhihii laga hahayo. Ma maxaad doonaysaa inaad gabadha ku booddo oo aad timaha is jiidjiidaan oo is riftaan. Dee waataase wax ka hel. Haddaadse haddal jilicsan ila soo doonato mar danbe budh baaa ku sugaya xaar-walwaalyohow. Doqmihii aan Xamar ku budheyn jirey baad u hadal eg tahay. Markaasaan weliba dhalfo damalka la hadhsado ka weyn mindhicirka kaaga soo ridayaa illaa futada dheecaan kaa yimaado hortana dhareer. Duuf baad tahay la soo hindhisay markasaad Ammirkaaga, intaad u rakooci lahayd, baad tadhadhac iyo hadal jaban soo celinaysaa, khaansiiryohow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
CEESAAN KA YARE;
markaas,markaas,markaas,markaas,hadda afka ayaad ka shig-shigee meelo badan ayaad se ka shig-shigi doontaa haddii aadan iga leexan.
mise jinsiga saddexaad ayaad tahay,xaarkaada iga leexi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebal

Unrecorded Date
ceesaanta waad gardaran tahay gabar iyo wiil dhexdood maxaad ka doontay adiga?iyagaa isfahmi ee ka dhex bax,mise waxaad wadaa SAN IYO FARUUR dhexdood suuq ayaa ku yaal.

xamardaye pls peace oo ha ku dayanin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceesaan ka weyne

Unrecorded Date
Ceesaan ka yare, war bal amuurtaan kaalaya aad hadee odhanaysaa koowdheh ina adeer, waxaanse ka baqanayaa war igasoo gaarooy inoow kaa keeno xamardaye. Ee ninka naagta hakaa shukaansadee ka leexo warxuma tashiilyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ceesaanka xaaji,

Seey kaa noqotay wadaay, laba qofood oo shukaansi iyo urursi u socdo ha isku dhax galin adiga, hadii kale ninkaan XAMARDAYE la leeyahay nin sahlan ma ahan ee yoow kaa dhax bixin. waa iga waano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
KUTUBEEY,

raga somalida waxay qaliir u yihiin waa ay balwado badan yihiin oo balwadahooda ayeey daacad u yihiin,sariirtaba waxay ka mid tahay balwadaha,ee ogoow.(ma ku qanacday sis).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shapiro

Saturday, July 01, 2000 - 01:01 am
warsun,
war adiga maad waalantahay mise
khamrada aad cabtaa, see camal waaye qofta,
suaal aad na weydiisey , adlee isu jawaabey
jinaca uraaye, jeer kabaweyn, jilbis dhuusaaye,
jini boogaale, jiriqaa ma dhaleys,

joooooow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOROBO GAANJIB

Saturday, July 01, 2000 - 06:20 am
tuti,

saxiibayaaloow su'aasha meeshya taalo waxa weeyaan maxay nimanka somalieed ay caato u yihiin well, koley waxay aniga hadii ay murqaani noqdaan geedka aa ka yaraanaa sida niman badan oo cadaan haba ku dhacday. haday duqoobaana calool aa ka soo dhacaysa oo bahalkooda ma arki karaan oo waxay danta ku qasbaysaa in ay muraayad ay ku fiiriyaan bahalkooda that is why so many somali men prefferd to be a skiny!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABBI

Unrecorded Date
KU WARSAN
WAA KU SALAMY SIDAAN U SALAAMI LAHA SIDA GABAR
SOMALI OO WALSHAY AH WAXAN WAX YAR KA ORAN LA'HAA
MOWDUUCAGA KU SII WAJAHAN NIMANKA SOMALI EE CAATAT AH ABYO WARSAN WAA KU MAHDIANAYAA FIKRADAD AAD SOO JEDISAY LAKIIN HORTA MA IS WEYDISAY RIYAALTIG SIDA WALAALKEY UU KOR KU XUSAY SOMALIDA
WAY KA ADKEYSI BADAN YIHIIN KUW AAD SGEEGEYSO EE WAAWAEYN TAB KALE GABDHAHA DOONAYA INEY RACAN NIMANKA XOOGA WAAWEYN WAA KUWO DOONAYAEY MARKOODI HORE YEENA KU GABAN SOMALIDA NIMANKOODA WAA KUWA
CATO CATO AH KOLEY MARADAD XUN MEEL KAGAM HARTO BAL WAXA IGA SU'AAL AH WAA MAXAY MUSTAQBALKA UU .
U HAYO KAA XOGA WEEYN LAAKIN SOO KAMA FIICNA KAA CATATA AH OO ISKU AFKA DIINTA DHAQANKA BAL II SHEG WAXA AY KA DOONAYAYN KUWA XOOGA WEYN SOO MA KU DARSO? WARSAN MA ARKATAY DAD KALA DUWAN OO ISKU WAARAY HADEY JIRAN WAA WAXYAR

NABED GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 17, 2000 - 06:14 am
KU WARSAN
KA ISMAACIIL GUREY
CARDIFF SOUTH WALES
UK

WALAAL run ahaantii anigoo mar labaad ku soo noqdey ka jawaab celinta ra'yigaaga,Fadlan waxaan ku odhan lahaa intaad RAGGA soomaaliyeed iyo wax ka sheegga sariirta aad ka hadleyso, koley kii AFRIKAANKA ama BIDDAYAASHA u bogtaye, waxaan ku dhihi lahaa CAATADANAGA faraha ka qaad.

Tan labaad adigaa talo u baahane intaad ka fekeraysid wax is dherera ilaa dhuuntaada, oo kaagana soo daadiya dhuxusha, bal ka feker CUDURKA DILAAGA AH ee jiifa???!!!!!!!!!!!.

Midda kale hadaad ka heshay iyagana waa hubaal inaad raadsan doontid mid kooda ka sii weyn, kaana waxaa laga helee SEX SHOP waana KII DHEERAA EE CAAGGA AHAA, ka dib CAAGLEEY AA KU DAMBEYNEEE!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

sida iyo nabadgelyo
YAA CAAGLEEY AAN KUU BAXSHEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Thursday, August 17, 2000 - 02:24 pm
horta nimankiina..warta wariiri iyo xamar xaar kuus..iyo ahbel

maxaad hablaha isigu tagtaan..waryaada kac mehrad yeesha..ma sidaa bay fulaynimo idinka gaartay..inaad hal haweenay ah kala ja jabsataan
i bet none of you can stand up alone..afkiina dheer balaq dheer oo xoog leh oo wax tara Alle ha idiinku badalo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Saturday, September 30, 2000 - 01:43 am
warsen waad ku mahdsantahay arinta aad blowday laakiin midbaa kaa maqan soomaalida ma kasoo aqrisay buugaagta aduunka waxaa lagu tilmaamaa in ay yihiin dad dhuudhuuban intooda badan abaayo waayo taariikhdu waxbay naga qortay intaa kadib aan usoo noqdo ladan hadalkeedii waxaan ka soo aqriyay bogkale in aad nagu eedaysay calool kuusyaal laakiin hada ka waran warka aad sheegayso dhagahaaga iyo afkaaga isma maqlaan miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lovermanJP

Tuesday, October 03, 2000 - 02:37 am
to all yo sisters.
yea somali men are skinny, but not all of us . u get know there few of us out there who lift weights 5 times a week. i am somalian i am tryiing to contest light weight champion for the next olympic inshaalah.hopefully i might win i wanna the world believe the skinnies get big ones too.
bye and let us build our bodies.
write in english too i would appreciate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qanciye

Tuesday, October 10, 2000 - 10:01 pm
warsan walalo idhagayso

waxaa noogu wacan nagaha soomaliyeed ee aan ragooda bananay inta aybasto xum ooqalalan nasiiyaan , baanu ku shaqaynaa labajeer wa mar aanu iyaga wasay no iyo mar anu usoo shaqaynayno , hadii aynafaqadii qataeeyn magaran way deen ragiina baniya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREEMAN

Thursday, October 12, 2000 - 03:18 am
TO: Warsan......
Waxaa caatada naga dhigay waa adiga oo kale, sababtoo ah ma fahamsidin nolasha ruuxa binoow aadmiga ah waxa ay tahay oo tiina oo kaliya ayaa kafakartaan...
Tan kale waxaan ku dhihi lahaa in uusan kugu qancineeyn sariirta nin cayileni oo agtaada ku hunqaacaayo marwalba, ee taasna ha iloobin.
Tankale abuurista ilaaheey faha ha lagalin , waayo waa arimo naga waa weeyn!!
SEE YA
FREEMAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 15, 2000 - 07:09 pm
warsan
abaay waxaad u ordayso waxaan u malaynayaa ninkoo futuc ah aa u marmarsiyoonaysaa aan filaa,haday saa tahay waxaan kuu haayaa koo black american ah oo aad moodayso baruur darteed inuu badhi ku leeyahay xagga hore.
gabareey wiilashaas aan la helayn,ee al xamdu lilaah intaad tidhaahdo aamus oo cidna hayskaga kaayo sheegin....
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 10:40 pm
Dear Warsan,

Nimanka somaaliyeed waa caato waa runtaa laakiin waa ka macaanyihiin raga aduunka ku nool oo dhan. caataduna ma aha wax marwalbo joogo mana aha cunto la aan ee waa genetic.. maxaa indha yarta gaagaabiyay adoo tiri bay lamid tahay. Anyway caato ama buurnaan issue ma aha ee maku qancinkaraa baa issue ah. Waxaana aamin sanahay anigoo gabar somaaliyeed ah in ninka somaaliyeed kan ugu liida uu adika warsan ahaan ku qancinkaro hadii aad qanciso. Mideeda kale gabdheheena somaaliyeed ayaku wax mabaxshaan ee wiilashay waxkasugaan. Intay isa soo uunsiso aya sariirta lee iskaynaysaa ( actionka sugaysaa) Marka wiilkii ayaa shaqaynayo oo dalayo marka wuu gu qasban yahay inuu lose-karee energy maxaa yeelay alwaax ayuu habaynayaa aan wax lawadayn.

gabdheheena somaaliyeed xataa anigu aan kamid nahay rageena anagaa ku ciyaarnay. Walaahi baan ku dhaarday wiil somalia nin aduunka ka wanaagsan inuusan jirin Rember sister We had a golden culture. Shaqaduna waxay kafadhitaa xageena. So warsan waxaan jeclaan lahaa inaan noo furdid issue anaga nagu saabsan gabdheheena oo ah MUXUU WIILKA SOMAALIYEED U SAMEEYAA HOWSHA LOOKU DALA GALAY LABADA QOF OO GABDHA SOMAALIYEED AY DAREEMKOODA ACTIONKIISA LOO ARKI WAAYAY?

SISTER TAKE CARE

BY CAALIYA