    Anonymous | Unrecorded Date add |
    gabadh muslímada oo walaashaaya. | Unrecorded Date asalaamu calaykum waxaa lagu guursadaa diinteeda nasabkeeda quruxdeeda maalkeeda dabeecadeeda ehelkeeda waxaana intaa soo dhan uugu fiican taad ku doorato diinteeda,waayo hadii ay ku jeclaatana dee sida uugu haboon ayey kuula noolaan,hadii ay ku nacdana Alle ayey kaagaga cabsanoo ku dulmiyi mayso waligeed oo way kuu dul qaadan markaa ta diintale ku dadaala ragg iyo dumarba. wallaahu aclaa wa calam |
    Isse | Unrecorded Date To:Gabadh muslimada oo walaashaaya Walaashiis waa run taa waana kugu raac sanahay waxa aad sheegeso.Qofka binni aadanka ah haduunan leheen diin iyo dadnimo & debecad wax lagu raaco ani xitaa ma aqaan.Marka muhiim waaye waxa aad sheegeso in uu qofka leyahay. Nabadey...... |
    gurey | Unrecorded Date waa idin salaamay marwo iyo mudanayaal Asalaamu aleeykum Ugu horeeyn hadalkii aan oran lahaa waxaa dhameeysay gabdhaa muslimada ah ee kor kuxusan.kaliya waxaan kudari lahaa halahaato GAARINIMO OO AH nadaafad.waayo marka BARBAARKA soomaaliyeed xodxodanayo GISHAANTIDA soomaaliyeed qofwalbaa asagoo nadiif ah dhar iyo jirba yuu lahaasaawaa kankale ayadoo qofwalbaa kudadaalayo yaan dhaliil lagaa helin.balse markii reer lanoqdo waxaa bilaab meeysa dhabtii iyo qofwalbaa heerka nadaafadiisa markaa halaga digtoonaado BAALI ama AREEBO ama BASARI. Kudarso qorshaha GAARI HA ahaato.waakabaxay |
    CiiseRooti | Unrecorded Date Waxaa ugu muhiimsan oo gabadh oo dhan lagu raaco wa dabeecada.War miyaad waalantihiin, diin, ehel, qabiil, maal,IWM waa waxyabaha ugu liita ee lagu doorto Gabadha aad dooneysid in aad isku raagtaan, hadaad dooneysaan in aan idiin eege bogga Chemistry-ga waa gooni, Mida, kale abti hada ka'hor laga qaadey reero badan uu dumay ayaa waxaa la ogaadey in 64% ay isku raaceen Diin, 24% ay isku raaceen Qabiil,12% ay maal isku raaceen, Marka, markaad eegtid poll-kan waad dareemeysaa in ay waxyabaas mas'uul ka kayihiin reerahaa dudumay. hadana abti kale oo iyana la qaadey xiligaas ayaa waxaa la ogaady in 80% gabdhaha lagu raaco dabecada ay meel kasoo baxeen oo eey noqdeen reer mustaqbal ah Anigu waxaan ku raaci dabeecad ee maha diin iyo waxyaalaha kale ii bidhikaalaha ah. fiiro gaar ah...... waa siday ila tahay iyo goor dambe, |
    MADAX | Unrecorded Date TO: GABADHA MUSLIMAD AH & ISSE waad salaaman tihin kuligiin tee da lawaad laguma guursado nasab nimo ee waxaa lagu guur sadaa diin iyo dabeecad iyo dhaqan wanaagsan marka add leedahay nasab ayaa lagu guursadaa waxaa ka fiican adigo oo dhaha qurux ayaa kaa ga fiican thanks HAVE GOOD TIME GUYS |
    NIN QUUSTAY | Unrecorded Date WAXAA HUBAAL AH SIDAAN WALIGEEY MAQLI JIRAY NAAG OO IDIL SADDEXDAAN MIDDOOD GUURSO OO KALA AH INAAY QURAHDAHAY INAAY MAAL LEEDAHAY INAAY KARTI DHEERAD AH LEEDAHAY |
    hebel | Unrecorded Date cagaheedna nin quustay? |
    gurey | Unrecorded Date ninquustay falsafada aad dadka kuqaldeeyso jooji kana dhexbax umada soomaaliyeed waa markiilabaad oo aan kuudigo waan ku aqaan in lagubaray afsoomaali ood halkaasna mudo kunooleed.ee aad maskaxda kala dagaasho somaalida adoo marna naag iska dhigaya marna nin oo keenaya fikrado kafog diin tayada iyo dhaqanka aan leenahay.hdii aad dayn wayso ani iyo adi waa balan in aan life isu aragnaa.waxaan kuusheegaa inaan waxbaranay maha xiligii ninka cadi maskaxda naga guumaysanjiray.oo uunooladagaalamayay si dadban.waxa uugu fudud waa inaan signal kugu dilaa adoo fadhiya computer igumana qaadaneeyso xili sida aan hadaba kaaga warhayo.take care by your self. |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ...,,,Walaahi Nin Quustay waa lagu hayaa ee maanta waa adoo computer terminal-kaaga fadhiya iyo laser beam-ka uu soo dirayo Gureey,,,waar bal ka Xaaxaabi!!!!!!!!eheh ehe ehe ehe ehe !!!sorry |
    MrFaroole | Unrecorded Date Waad salaamantihii: Waan yabay anigu soomalidu hadalka kama hadhi taqana ilaa aay ceeb uga dhacaan maahee. Su'aal ayaa naayla waydiiye su aashina sidii ugu haboonayd ayaa looga jawabay Oo waxaan odhan karaa GABADHA MUSLIMAD AH ayaa abaartay: Maxaa keenay in caay iyo aflagado aan meesha joogin la keeno: Afar ayuu nebigu yidhi ku raac gabdh Muslimada ah : 1:) Diinteeda. 2:) Quruxdeeda. 3:) Nasabkeeda. 4:) Iyo Maalkeeda.... Markii inakala doorsiiyeyna waxaa uu yidhi Mida diinta leh qaado : hadalkii halkaad ayuu ku egyahay. caay iyo afla gaado loogama bahna meesha: Thanx to all |
    hebel | Unrecorded Date aniga kuwa cagaha iyo faraha buurbuuran ee cascas ee markay ku taabtaan raxmadii ilaah daaqad lagaa tusay aad moodo baan jeclahay. waa layga shidaa kuwa faraha raga leh ee aad moodo iney maanta oo dhan ceel dhaamineysey ala fara adakaa ma lagdintey taqaan? |
    Qumayo | Unrecorded Date to hebel. Ilaah baan ku baryee mid faruuran oo madow oo madax weyn oo ilko dhaadheer..oo markay ku taabato aad sidii nin laydh ama koronto qabsatay oo kale u qaylido ku sii..aamiin |
    hebel | Unrecorded Date aamiin mar lee iga her. |
    OG | Unrecorded Date to qumayo adi dadka lee maad habartaa soo wax kale ma taqaanid mase aboota aa ku soo habartay anaa ku ducaynaa ee umada daa |
    hebel | Unrecorded Date OG aar wey dar daran tahay taasi isaga har yeen ku shiidine. |
    Ukur | Unrecorded Date Ciise rooti ..statistiga aad qortay waa been iyo qurun. waxaa tiri diin gabadh laguma guursaddo.. miyaadan muslim ahayn.. AKHRI QORAALADDA GABADH MUSLIM IYO MRFAROOLE..waxay ku fadhiyaan xadiiskii nabiga NNKH. Ukur |
    Liban | Unrecorded Date from:Liban naagah soomaaliyeed waxaa loo guursadaa in ey cunto kariso ,lawaso , iwm . |
    Ziyo | Unrecorded Date To Anonymous Hal Wax aan gabar ku guursan lahaay runtii oon been aheeyn waxaa waaye Hadii Wax (Jaceeyl) ah eey wax ka taqaano kaliya Just Love!! laakiin aboow waa ku arki waa kuu xiisi berina markii lamo cunug kuu dhasho ha ku tiraahdo aboow waa soo shiirti ma ku jiri ani |
    SEXYGIRL | Unrecorded Date MACALINKA QURUX MACALINKA QURUX NOOO SEE CAMALEETI '''''''''''''''''''''''''... '' ''' ; |