Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Gabar soomaaliyeed oo loo diiday dooqeeda xaq miyaa sidaas????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUJAH

Unrecorded Date
WAXAAN KU NOOLAHAY USA GAAR AHAAN L.A
TO MAKE THE LONG STROY SHORT
WAXAAN DHIGTAA UNI WAXAAN KA BARTAA SOICAL WORK

MUDO BADAN MARKAAN DHIGANAAYEY AYAAN WAXAAN IS BARANAY WIIL AAN ISLA DHIGANO SCHOOLKA OON SOOMAALI AHEYN MUDO MARKAAN WADA SOCONEY AYAAN RABNAY INAAN IS GUURSANO WAXAAN U SHEEGAY WIIL SOOMAALIYEED OO AAN IS NAQAANO WUXUU IGU DHAHAY WAAN KU DILAAYAA HAADAAD KUUGSATO NINKAAS
MAXAAN KU ISTAAHILAY INUU SIIDAAS IGU DHAHO
MARKA WAAN KA GUURAY MAASHAAN DAGAA OO WAXAAN U GUURAY MAGAALADA KALE EE MINISOTA

MAXAA SAMEEYAA BRO AND SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
DOOKH CARAS WALOW KAANA DIGAAG.

WALAASHIIS, DOOKHAAGA CIYAAR AAKHIRO MEEL LA TAGO LEHEE.
NAFTAADANA HA CIDHIIDYIN.

SALAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Sorry, waxaan kaa ilaabay ma ogtahay inaan sida waxyigga samada laga soo rogin inaad guursato soomali keliya, ee ay banaantahay xitaa umadaha kale guurkoodu mar hadii diintiisu tahay Islaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
to:LUjah

lujah lasoobax mise wax kale lasoobax ani waa kii kudili lahaa ee meel iga gal hadaa naag tahay
qof yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO.LUJAH

waan kusalaamay kadib,

waxaad moodaa inaad tahay qof shisheeye ah oo raba inuu wax ka ogaado dhaqanka soomaalida ama seey u arkaan in gabdha hooda sheeydaan guursado.ama la dhexgali karo.taasna jawaabtu waxaa weeye ilma aadam waa guursankaraan intaan ka aheen kuwa caabuda ninka cad ama dariiqa sheeydaanka.

hadaadan qofkaas aheen waxaan filaa ineey haboontahay in aad waxa aad ubaahantahay in lagaala taliyo aad si la fahmi karo uuga hadasho.waayo dadku badanaa kuma fahmin waad hadashay hadal aan meela haysan.raalina ahoow adaa ceebtaa keensaday ee,markaa la imoow arin lagaala taliyo koleey waxbaad ubaahantahay inaad ogaatee,sideed se ku ogaan.suaasha dadka deeq sii jawaab ha lagu deeqsiiyee. waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
Salaamacaleekum. Walaal waad guursan kartaa qof aad aanad isku jinsiyad ahayn bal waa inuu qofku muslin noqdaa si aad aakhiradaad u seegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroo

Unrecorded Date
lujaha
walaaleey waxaad tiri waxaan rabaa in aad gursadi wiil aad jecesha ahy ee kan kale aa sheegeesi halkuu ka imaaday haduu yahay rux saxiib tihii waxay ahee in uu ku cawiyo ee dilis tan uu sheegayo maxay tahay ? ma xool ayuu kugu leeyahay ? walaa waxa uu ku dhili karaa ma jiro
ee iska iloob kaasi wuxuuyahay ma jiro ee guurso
willkii aad jeclee . kan kalena ku dheh war soco. walal will waxa ey sheegayaan ma jiro guliyoo waa dhibaato miina. aniga oo ah gabar walaashaa shankaroo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Unrecorded Date
Siilkaada adigaa iska leh oo cid kula leh aaba iska yar, sheydhaana rac hadaa doonto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lujiah

Unrecorded Date
to siyaad

af caaytamo ninkiis aas ku yaalaa waxaad ku hadleesid waa laga roon yahay nin weyn aad tahay isku xishood •••• habartaa kii ay kaa soo bixisay waaye walaashaa waa ku yaalaa
adi laga roone aad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NinMasayrsan

Unrecorded Date
Lujiah

Guur ha kuu joogee markaan arko gabar nin aan somali aheen u qoslayso ayaa laygu kacaa oo intaan xanaaqo ayaan wax laayaa ama iska tagaa anoo baabuurta laad la dhacaya....waxaas waa hinaasi...hablaheenaba markay arkaan wiil somaliyeed oo naag dad kale ah la socda waa kuwa candhuufta dhulka ku tufa xanaaq awgiis...

Waxan ku lee yahay alaabta aad caddaan iyo dad ajnabi ah uga faa'iideyneyso soomali baa u baahan oo aan aniga ugu horreeyo..

Ninkaas haddaa guursato somalinimo waa ka baxday oo cid ku xiriirinaysaa iska yar waalidkaana ku dhehoo...
Weligaa ma aragtay Doofaar waraabe aroosaaya, ama maroodi bakayle shukaansanaaya.... dadkana saas waaye oo qolo kastaba qoladeeda inay ka guursato waaye...
Anaa ku guursanaaya oo u baahan gabar soomaliyeed ee maxaad Dad kale ka doonaysaa...
Ila soo xariir haddaad ka noqonayso arrinkaa aad ku kacday.
raaxeeye1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuuleey

Unrecorded Date
raaxeeye Lujah hadey adi ku raacdo waxa camal waayee isagoo:

Mukuleel Dooli aroosaayo. Ee ani waxaan kuula talihaa meesha ka roor.

Kuuleey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NinMasersan

Unrecorded Date
Kuuley

Kuuladaaada aa la kas tahay karood ha ku dilee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..lujah walaasheey horta is deji degdeg ma fiicno waxaa tahay gabar fudeed yuu ku qaadin mid ogoow ninka aad sheegeyso waa la diiday marna ma la diidi karo hadiii uu muslin yahay ma la diidi karo laakiin gaal waa la diiday anakana ma diidin ee ilaahay aa diiday marka wiilka ma noo sheegin waxaas yahay kow wiilka soomaaliyee aa sheegeyso oo ku dhahay waa ku dilaa adiga waarid ma lihidoo maxaa waaridkaa ugu sheegi weysana .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Naa beenta ka daa dadka wax ku aroosaayo ma jiraane, isku qabo. Haddaa sii afeefanee miyaa inaa kala qaadid maa rabtaa.

Yac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lujiah

Unrecorded Date
to maanyo

wan fahmay erayaddii hadaan kuu soo kala dhigdhigo ma i fahmee
walaal soomaalida ma taqaano jaceyl iyo is rab lobo qof is rabto

hadana ma joogno qarnigii gabdhaha soomaaaliyeed goorka laa dooni jiray ama lagu qasbi jiray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalid ade

Unrecorded Date
asalamu alaykum

naga raali naqo hadii dad kucaayeen adoo rabay in aad wax koror sato saad sheegtay af caytamaa ninkiisuu ku yaalaa,
waxaad noo soo kala sheegtaa
ninku muxuu yahahay diintiisu waa maxay hadii uu gaal yahay, hadad guursato adiga iyo isgaba waxaad mutaysanaysaan dill coz xaaraan baad isgu tagteeen waxaad noqonaysaa dhilo(sharmuuto)sabab too ah gaalaka maliyiraahdo waa guursaday taas guur maaha wuu kufuulay xaaraan ahaan,

hadii muslim uu yahay waa xalaal wax kuu diidaya majiraan ilaa aan ka ahayn aabhaa iyo hooyadaa hadii aabahaa ogolado wwaa ok hadii uu diido xataa bilaa reason oo aad guursatid ninkii laguu diiday gurkaas waxba kama jiraan hadii uu kuutagan waxaad tihiin dhilo iyo dhilay.

i hope i answer your question.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lujiah

Unrecorded Date
to khalid ade
marka horay sidaan kuugu sheegay adoo kale aa iska jiro oo dad caay ah soomaalina kuma xumid oo iyagoo wax hubsanin ayey wax kasta diqsi camal aas u dhex galaan hadaad horta wax hubsi waas ika fiican yagay waayo khalid dad caayoow maxaa ceeb aad dabaalatay walaashaay aas caaysay

lakiin caytin ah wax igama taraayaan sidaan horay u sheegay af caay tamay ninkiis aas ku yalaa
magratay anigoo gabar soomaaliyeed ah caay kama mudni hadaad wax garad tahay waad agaan kartaa taas sxb
su,aal hadiid i weydiin laheyd jawaab aan kuu siinlahaa waydis aas u baahneed ma, ehen caaytin
abikeeyna ma arkin wiil soomaali ah oo gabar waliish ku dhahay sharmuuto
saaxiib waxaad u baahan yahay wax ku edbiyo


iscafis
no ovence ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Unrecorded Date
Lujiah

cadeey fiiri Ilaaheey dhib ma abuurin
aduunkaan aas ku keeni, caafimaad aas ku siiyi, intaas ilaaheey ugu mahad celi
Teeda kale macaaneey maantaa meel aa dooqaagaa ka dooratid ma joogtidoo
ninkaana maahoo dooqaaga macaaneey waxaa kugula talin lahaay hadaaba is jeceshihiin
yuu kaa fakanin, ku tuuro, dhab dheh. Midna ha iloobin qof weeyn oo adoo kale ahna qasab cid ku leh ma jirto laakiin reerka waxeey raadinooyiin xoogaa "respect" ah berina markeey ku arkaan inaa lagu celin karin iyagaa iska kaa dhaafaayo
waxa kaliya eey sameeyn karaan waxaa waaye Waa ku deeyrini leey ku dhahaayaan
laakiin Who cares!!!!??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirwa

Unrecorded Date
walaalninkiibaadguursankartaa walowkaanaa,anigaba aan,aanahaadee eewaxaan,kudhihi,lahaa calafkaaga ciyaar,balseqofka calafkaaga noqonaaya magaranaysid eelaakiin waxaadkudadaashaa qofkaasi inuu,noqdo ninmuslimah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUJIAH

Unrecorded Date
to xumoow


waad mahan santahay walaalkiis
wax fahan aad tahay............ i dont care what people think or said as longs my famaly are 100% HAPPY FOR ME
anyway.......................THANX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
SHIRWA,
hadalka kala qaad.
si loo fahmo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUJAH

Unrecorded Date
TO XAMARDAYE
WHY??????????????
INTAAN KABADAN KADAREEY WAAYE WALAALKIIS

WAXAAGA WAALI WAAYEE...............AH