Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Anonymous meel kasta yaaloow moooos
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
Anonymous iyo hebel labadoodaba waa ka yaabi ani kuwaaneeto malmalkii maa laga soo hilmaamay makasaayo qolkii aad garaac damacdabo ayagaa taagan xataa jiir xishooda maku yaal miyaa mise guulwadayaal mey ahaan jireen mise minishiibiyo maxaa meel walbo dhigay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO:MAANYO


LAAKIIN MEESHAAS ADNA MA JOOGINOO!!!


Dadka looma fiir fiirsado hadii kale ceeb aad u tagee,seed ku aragtay dadkaas ineey meel walba taagan yihiin.macaha adna waa lataagan tahay ee day.hayga xumaan waa kula kaftamay ee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Gurey waa runtiisee dadka looma fiirsado soomaaliduna waxay ku maah-maahda:
SADEX LALAMA DERSO
DOQON FIIRO BADAN
BAKHAYL DAMAC YAQAAN
FULE DAAN DAANSI BADAN

Meel kastay joogaan sow adba maad dhako weyneyn, mise sheeko kale baad weyday.

Peace & Love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maayo

Unrecorded Date
to..Anonymous,


ani waa kugu wareeree adiga abaayo maa tahay mise aboowe hadaad abaayo tahay xaal qaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Mr or Mrs Maayo

Figrad kale keen, maaha inaad koobigarayso wixii hore oo malin walba page cusub lagu qoro:
MEEL WALBA YAALOW MOOS.
KOR UGA BAX! OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gurey ii mowliidmacaane xariifkaan ama xariifadaan maanyo anonymous qof magaciis eey mudaahe ka waran.
sheekadii oo degmada shangaani ka dhacdi waaye ee duqii reer xamarka ahaa isoo siyaad bare hor joogo dhahay ninkaan oo mareexaan la dhahaayo dadka ha laga qabto waas dhibee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
TO hebel=ALIEN sxb adi siin kuu kasaayo si maa ula jirto adigoo gafuur weyn an ku ogaa sxb marka ha is waalin yaah farahaaga aan haayaa bacoowyohow
hadii kale banaanka aan ku soo dhigaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WARYAADA MAGACA WAA MAGAC QOF KASTO OON LA ÁQOON U ISTICMAALO EE CILMI USOO YEESHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
TO.Anonymous ha dhifrin yaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maanyo baac yohow netka ku cusub anonymous shuko oo kale waaye qofkii rabo inaas isdaboolo aa anonymous la boxo ee adi banaanka haysku ceebeenin ani waxaa iga kaseesid aaba iska yare flight13 yohow isu qabo inaas qof kasta kasaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malaa'i

Unrecorded Date
lol@@@@@@@@ hebel waad ku sugtay qolkasta in tay kaa radsadeen caytintaada darteed ayba hada meel kuu furatay miyaa waraa qofkaan maanyo iyo xulufadeeda hebel ayba ku waasheene lol

hebel u daci noh hadii kale baashaal been ah u bilaaw noh iyikaa kaa hari doonaan markay ku macaansadan dherji yaaqayoow hadii wax u kala heli kartid yaah

malaa'i

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasanyare

Unrecorded Date
meeshaan furo hebel,
waryaada maanta ayay ku soo darsadeen anonymous
dadkaa waxaan u maleena in ay meeshaan ku cusub tahay oo ay micnaha meeshaba ogeen dad kan ay daba socdaan bay qalad ka fahmeen ka baxay

xasan yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.malaa',
sxb horta adi baac koow adaa keenay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.

halkanna miyaad joogtaa? alla hoogayeey...war orodoo bal jidhka maydhoo koob shaahoo kulul qac ka sii..meel walba waad taalaaye...dhulax weyni qaryarta kaa soo bax bi idmillaahi kariim.


peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Qumanyo

Walaal Hebel ma ceel buu kaa dhoobeeyey mise waa ciyaalkii New-Hargeisa silsilada sidanjiray ee idin dhibay buu ka mid ahaa.
Ka dhin oo ka hadh lagaa shidyee yaa waa walaalkaa oo kale.
hadii kale adaa cirka roob ku og, ka dabaalo.


Peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Unrecorded Date
nayaaaa qumayo maxaa lagaa siiyaa hebel
qumayo waa loo jeedaa qooq xun baa ku haya
naag nin caayda waa la yaqaan
page walba hebel baad ku bursaneysaaye maad iska cadeeysatid hebeloow kaaley iga tun dheh hadii kale iska daa
inuu kaa qanjaruufto aa rabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
LOoooooooooooooooooooool ala yaa qumayo iga reeba yey isheedu ila tegin eh?