          CiiseRooti    |   Unrecorded Date    TO: DHAMAAN DADKA AY QUSEEYSO    WAXAAN DHAMAAN IDINKA CODSANAYAA, IN AYDAN GOOBTAN KA DHIGIN GOOB LOOGA DOODA QABIIL IYO SIYAASADAHA QUDHMUUN, EE  AY HAD IYO GOOR DADKA QAARKII WAQTIGA ISAGA LUMIYAAN, IYAGOO MARKAA DAREEN KU ABUURAYA, HIYIKICINAYANA DADKA MEESHAN SOO BOOQDA EE AANAN DAREENSANAYN QABIILKA IYO DHIBTIISA.      MHSANID     CiiseRooti     |  
            maanyo    |   Unrecorded Date    to.ciise rooti waan diidnay qabiilka laakiin lama goodle ma deynaayaan qabiilka taas aa su'aal u baahan .     |  
            SHARKA    |   Unrecorded Date    TO:MAANYO    LAMAGOODLE WAA DEENAA EE SHAANSHI MADEEENAAYAAN  BANDHABOOW IYO DHABARWEENE AY UKALABAXEEN  MARKA JOOJIYA ADINKANA HEE   JAAW JAAW JAAW     |  
            Q    |   Unrecorded Date    haaaaaah U all start the qabiil ciyoowba please pll stop the stupit qabiil waa waxaan wadankeena kusoo gubnay lakiin sidoo nabiga yiri(scw) haleeysku karto but not like the wayz that all the dummy somali's do   actually most coz soomaalidoo dhan isku min ma ahan  please don't bother to write if ur gonna talk about qabiil 4 ilaaheey daraadiis  salaamu caleeykum!!!!!!!!!     |  
            Anonymous    |   Unrecorded Date    what's lamagoodle???????  waa iga dhab waligeey ma maqal???     |  
            KoCoNuT    |   Unrecorded Date    Hadda ma ii maqleeeeeeeeeeysa HAALOOO Anonymous,  Lamagoodle waa kootadda.  Waxaa si fiican kugu sharxi karo Enough Intelligent  ama Gaaaaaaaaaax. Haddi aad iyaga weeyso waxaad weydiisa Candhaf.     |  
            malabow    |   Unrecorded Date    labogoodle waa nooc ay isugu tagaan raga iyo dumarka waxayna qaatan dhar u  gooni ah oo cadcad,  waxaana badana sameeyo reerxamarka iyo reer barawaha,subaxdii ninka labadago soo qadana ,waana ku faana asagoo muujinaya inuu xalay raaxeystay,waxuu ku qabeystaa badana masajidka.     |  
            Anonymous    |   Unrecorded Date    to ciise       magacaaga waa ciise cago rooti waa ku soo ogaaday  tankale adaaba qabiileesto weyn ah    and you know it     |  
            xamardaye    |   Unrecorded Date    MAANYO;  LAMA GOODLE YAAH,HAA LAMAGOODLE.    MALABOOW;DIIN BARO WALAALKIIS.    CIISE ROOTI;(isii iyo hoo) iskuma xigto,aan deeyno qabiil ee maxaan isku aqoonsaneeynaa saaxib?xsl keen horta.     |  
            Dhoore    |   Unrecorded Date    To:  MAcalinka qabiil diidista  maxaa  kugu kalifay   qabiil  ma lihid  miyaa?     |