We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date As-salaamu Caleykum ------------------------------------------------------------------------ DADKA KU KAFTAMA CAYDA DADKA MUSLIMIINTA ama DIINTA ISLAAMKA ------------------------------------------------------------------------ Magaceegu waa Khadar Jacfar waxaan degenahay wadanka "SWEDEN"magaalada Malmö waxaan ahay arday ,ma'ahi nin ku taqususay diinta islaamka laakiin wax badan ka aqaan Xaq iyo Baadilka ba.Waxaan jeclaanlahaa in aan ka hadlo in yar mowduucaan waxaa igu kalifay dad badan oo aan ogeen in ay diintii ISLAAMKA ka tageen maadaama ey yiraahdaan "Wax illah yir ey yiraahdaan ma'oran"ama ciyaar iyo haluguu aqoslo darteed ku beenabuurto Eebe ama wax xaaraan ah xalaalsada . Waxaa jira dad ku kaftama markii lagu yiraahdo "WAR ILAAHEY KA BAQ" Wuxuu ku jawaaba erayo xunxun aan afka la soo marinkarin . Dadkaas oo kale waa dadka uu ILLAHEY yiri: Suurat As-Saff juz 28 aayada 7 Yaa ka dulmi badan Ruux ku been abuurtay ILAAHAY isagoo loogu yeedhi Islaamka, Eebe ma hanuuniyo dadka daaliliinta ah . Waxaa kaloo jirta dad badan oo naceb in laasheego wax waano ah. Waa ku wuu ILLAHAY yiri : "SUURAT AL-Aclaa :87" Aayada:10: Waxaa waantoobi ruuxa Eebe ka yaabay. Aayada:11:Waxaan ka fogaani waanada Ruuxa xun. Aayada:12:Ee ah mid gali Naar weyn. Aayada:13: Oon ku dhimanayn dhexdeeda kuna noolaanayn . Aayada:14:Waxaan liibanay ruuxii Daahir noqda Waano Suurat Nuux :juz 29 Aayada 10 Waxaana ku idhi Eebihiin dambi dhaaf weydiista waa dambi dhaaf badanee. Marwaliba Eebe si gaar ah ayuu ula hadlaa dadka Muslimiinta ah marwaliba Aayad waliba wuxuu yiraahdaa "kuwa xaqa rumeeyey". Waxaa uu Eebe u balen qaada "kuwa xaqa rumeeyey" Janna . Eebe ma'ah mid ka baxa balen ee waa caadil balen ofiye. Walaalayaal kuwa usheega kuwa sida xun u hadla ku been abuurto Eebe. JAZAAKALAH : As-salaamu Caleykum PPD_007@Hotmail.com
|
| | Unrecorded Date War hayaaaaaaaaaay!!!!! maxaanu sheeqa U taataabanay? Balhadaba, Koow iyo waa inoo beryey CiiseRooti
|
| | Unrecorded Date As-salaamu Caleykum To:Ciise rooti From: Khadar Walaal waxaan arkay adigoo meewalib wax ku qoryo si kaftan ah iyo waxey kaa tahay ba. Walaal aayadahaan kaama dhaadhicinmiyaa? Suurat As-Saff juz 28 aayada 7 Yaa ka dulmi badan Ruux ku been abuurtay ILAAHAY isagoo loogu yeedhi Islaamka, Eebe ma hanuuniyo dadka daaliliinta ah . "SUURAT AL-Aclaa :87" Aayada:10: Waxaa waantoobi ruuxa Eebe ka yaabay. Aayada:11:Waxaan ka fogaani waanada Ruuxa xun. Aayada:12:Ee ah mid gali Naar weyn. Aayada:13: Oon ku dhimanayn dhexdeeda kuna noolaanayn . Aayada:14:Waxaan liibanay ruuxii Daahir noqda JAZAAKALAH : As-salaamu Caleykum PPD_007@Hotmail.com
|
| | Unrecorded Date To: Ciiserooti INadeer maxaa kaa kaa nixiyey meesha diin baa lagu hayaa.
|