Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): REERKA RAALIYO AA U ROONEE RAKALEETO MAAD IGA RAACDAY!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Ma ogtahay in dumarka hadaa tahay abwaan aanay kaa raaceeynin cidkale!waxaa dhacday in ZAYNAB xooga SAXARDIID oo rabay in uu guursado ay damacday ineey karaacdo wiilkale oo markaa ka dhaqalo badnaa marka la eego saxardiid,markaa waa sheeko dheere waxa uu ninkaasi isku badbaadiyay maadaama laga dhaqaale badan yahay abwaanimo,waxa kamid ahaa murtidiisii sidan-

ZAYNAB SUURADAADA WANAAGA
SUNIYA HAAN LAGU SIIYAY
SAHLA NAANTA DULQAADKA
SAMIR KAADA AA IDEEQEE
SILIC MA ARKAAYO NINKII
SUBAXDII AAD SALAANTO
SALEELI SAXIIBEEY INAAD IGARAACDO
SAAKA MAANA FILEEYNIN
SAXARDIID SE ADOO U JEEDO
MAXAA JEEGO DHEERE KU RAACIN

Makulatahay akhristoow in dumarka abwaanimo lagu soo jiidankaro?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Your Gabay stinks or it's deelqaaf,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
No I disagree with you:

Sheekhow walaa gabay walaa ficiis midna ma aha garantee.
Horta dabadda iska jar, ka dibna debdebac, Qasaaladda dhark gal oo isku maydh 90°.
ka dib waxaad nasiib uyeelanay hablaha inaad si' fudud u hesho, sida NEEFOWKANiiiiiiiini/attractive boy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:mOwLiD-mAcAaNe

Asalaamu Aleeykum

sxb aniga maha nin ka gabyay ama heesay ee waa saxardiid oo zaynab lahad laya kadib waxa uu ina leeyahay waalayga xoola badnaayee abwaanimaa i caawisay oo aan zaynab ku hantay hadana kulahaa anigaa usareeyoo gabantaan ku sixiixan.hadaba waxaan iri arhooy beenta naga deey iyo borobokaan kaada,soow mamaqal ((lamadii walaala ah ninkii lacag lahaa weeynee LAYLAA))gabar beeso ujeedo bood bootisna heleeyso beesteen adigoo aan heeynin biilkii gurigaaga iyo basraaciina an heeynin,durba waankabaloogoo bilcaan eey iitahay caawa arxaa ku been ah aan iri barka caraa ku gooysay

marka kulahaa ama lacaglahoow ama abwaan ahoow hadaad rabto lama liimo dhexdood.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To gurey 1

Sxb waxan u malaynayaa adiga laftaada ayaa ah abwaan isku qarinaya boodhka, waxaan ka garanayaa siday sahal kuugu tahay inaad ku hadashid dhamaan lahjaddaha caanka ah lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.gurey1

sxb ha la yaabin hee dadkaan qaarkood malmalkii aa laga hilmaamay wax walbo dalaq ay soo dhahaayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise omar

Unrecorded Date
To:gurey1
abaa gabar iska dhaafee garoob xitaa wax makugu faleeso oo toman cunug leh xitaa noh..
ee ani aa abaa isxaan ku falaayo duqdoo oo deris kena ah oo banaanka yaanyo ku gobeyso oo duqeda 45 sano kahor kadhintey aa kala hadlaa ee ALXAMDU LILAAH dheh abaa yaah ida INSHAA ALAAH ee dhehee noh ok,deriskana waa loo shegaa waxaa ladhahaa cambulo galey iyo mesago soo kariya aa ladhahaa qarashka ku baxo oo dhanna anaa qabo noh abaa ee isoo ducey hadaa melahaan wax kasoo shaq shaqaa noh.ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:CIISE OMAR

Asalaamu Aleeykum

igaar qeerwato aa eebe kuusoo diraa ama gadac gadac aas kuu ridaa.niyada aaba ii dhisee hadaan cimaamadii iyo bakoortii sooqaadanaa iyo janbalkii ,koofiyadii,macawistii,iyaaaaaaaaaaah igaaraa soobaxaybo oo duce qabo eh.wax lee idha hooysaa qoftaan madaxeeda biyo malagu shubin 45 sano kohor macbuudka muruq eey uxiistay dhehbo.fiiri laakiin xoogaa dadeeda aa durugsan ma istiri!!!!! waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To gurey1

Runtaad kahadashay walaalkiis, hee qof hadal macaan diidaayo maa jiro hee nin/naag haahaadee.

Muxuu taraa nin xoolo kabuuxo haduuba dhagax yahay hadal macaan ama hees qatar oo dhiiga kuistaagaayo kuu qaadin kaas nin maha ee ilaahay hasoo jilciyo.

Mid adadag maxaa lagu falaa mid mushundooyo ah aa larabaayee, ee walaalkiis inteey midkale kaa raacin hadal macaan kudawaqi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:Sagal

Asalaamu Aleeykum

abayadiis waxaan kufarxay hadalkaada macaan oo qaboooooooow hadana diiran.waxaana kuleeyahay sidan..

sagal dadkii horeeto iyo dowlad aatahay ee
soomalidii dhabta aheed aa tahay dhalaal badan neey
socodkaada aan layaabay iyo simaho qurxaantaada
subixii ninkaad kasoo horbaxdaa rag usareeyaaye
samsam iyo waxaa tahay zoowjo magac weeynee
saakana gurey baa ebeeheey gancanta kuu galiyay
sanqaroorkaagan dheer suniyadaan sidan laguusaray
sara joogaadan dheer iyo sinaan sidan laguusubshay
socodkaadan yaabka leh markaad gacanta seeyreeyso
sisi baan noqdaa oo kusigtay inaanba suuxaayee
sadriga iyo laabtay adaa waabab kasameeystay
si aad ii ogtahayba mooyee jaceel baa ihelay yaableh
saakana macaaneey basteeybaan ahee baanis baandooni.
sagaleey hadiikale god aan galee ee intii aanan gu in iigunaa nadeey

waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to sagaleey

saanqaadkaaga wanaagsan
suuradaada habooon
sanqarroorta kugu yaalo
ilkahaaga suufka la moodo
mid aan kula simaayo saadirkeybo ma uumin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Gurey1

Ar waxaasaa amaan ah gacalka iyo jilcis adoo kalaba waligay mamaqlin jaamacada jilcinta dumarka maad kasoo qalin jabisay walaalkiis?.

Ma rumaysanee gureeyoow hadaanba garanaynin waxaan kugu jawaabo, hee macalin mala iska noqdee ogow hee waxaan heeybad waaye adna ilaahaa heeybadaan ku siiyay oo qurux badanoow ficiis ka roonoow dhinaca bidix lee igu haay intaas leen ku qancaa wax kabadan madalbanaayi, hadaan ku arki lahaanaa korkaagaan kusuuxi lahaa.

Hakuu macaanaato gacalka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To maanyo

Waxaan kudhahaa alah yacisak, taasba wax kaweeyn malahee.

Wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
SAGAL

Asalaamu Aleeykum

Gacaliso horaa loo yiri "nin ba waayihiisaa ileen meel kuwaabee waynu kala fogaanee miyaan kuu waramay wali".
hadaba gacalisooy waxaan kuleeyahay sidan

Dhulkaa igu fogaadee baryo kaama raaginee
dhalninyaro waxaa tahay ilaahay dhameeyee
dhexdaadan dhuuban dhabanada labeenta ah
dharaartii maseexdo marka aan xasuustaba
dhayaha urooneey wada dhala shadeeniyoo
dhigeena eegoo haygu dhoowran caashaqa
dhabarka iyo lafaha iyo dhuuxuu fariistoo
dhaqaatiir wax baartiyo waliba daawo loo waa
dhinacaa wadnaha baad dhamac kulul kubeertoo
dhul aan ii dhaween baad sagal iiga heestaa
dhankastoo aan eegaba aadaa ii hiraaye hamadii nafteeydaay
dhanbaal aad u macaan baan hibo kuugu dirayaa
dhamaan inta samada duushiyo haad kaa wareegaan fariin kuugu reebaa
dhaqso iigu soo tuur hadala daadii macaanaa hurdo kama horeeysee
dhaqso dhaqso iigu soo tuur dhaqso dhaqso iigu soo tuur.
dhaqso ......dhaqso....dhaqso iigu soo tuur macaney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Omar

Unrecorded Date
To:sagal
walaashiis gurey1 oo basiibo waaye ee dhab isku sii yah anina waa soo duceenaa.

To:gurey:
REERKA RAALIYO SADA SAGAL OO KA LEETO AA U ROON ABAA NOH.ee warka badan jooji noh ee qofta waas kulu shahay noh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gurey1: gurayow maad ka deeysid sidaan tani weeykusidaaye, meel kudhigidoonytose alaa og,
umaleeynmaayse ineey kaa reeyndoonto waayo nin guran iyo nin il la, (ilbuun) horey eey soomali uga maahmaahdey......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Ciise
Ducada waad kumahadsantahay walaalkiis, tan kale meesha kuleel ma jiree aqoon lee lais dhaafsanaa.

To Geesi
Geesiyoow wax kalood sheegto maad waysay, adi biiqaadba ueg tahay magaca meelaad kasoo jeeb siibtay maaqaanee, bro ma fiicno dadka in laisku diro ee alah kabaq, raali noqo hadaan ku maagay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Gurey1
Gacalka hadiiba niyada laisku hayo qalbigana lagu sawiran yahay fogaan ma jirtee dhabtaada igu ogoow.

Daawadeeydiyoow
waad ideeqdee
dag dag soo soco
diyaarad sooraac

Qalbi daacadaan
kuu diyaarshay
Gureyoow aan
wada dakeenee
daalo soo raac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
sagal: qalad heeyga fahmin xumaana kuua quuri,
jaceeylka iyo aniga leeysma kaaya tuso,marka waxaan islaha ninkaas caashaqu heley ee la ilmeeyey jaceeyla ameey hadhow meel cidla ah uga tagtaa mida muxubadaas uu u hayo.
dadaal le iga iga eheeyd inaan dib kuudhigo maa heeyn danteey,hadana jaceeylkii kasii wada halkaas.
gurey1: raaliyo nafta iyo reerkaba u roon waataas ee ha siideeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Grey
Waad mahadsantahy walaalkiis, suaal aan kuweydiiyee aniga iyo jaceeylka laisma kaaya tuso maxaad kawadaa? saaxiib jaceeylka xasaasiyad maad ka qabtaa?

Waad mahadsantahay marlabaad aboowihiis.

sagal:abayadiis ninka hadalkaas yiri waa aniga Geesi ah, aniga jaceylka maalin aan kala boodney maalintaas nin ogaa aa og, mid aan islaha naftaada nafteeda ku kab oo ku lamaani, ayaa iga boodey ana jaceeylka sidii baan uga bodey qof wax jecel markaan arko waxan dhaha toloow ameey sidii qoftii....taasina saas oo kale yeesha....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Geesi
Waan gartay walaalkiis inaad adiga soo qortay farintii hore ee magacaan qalday raali iga ahow.
Tan ah inaad jaceeyl kala boodeen wax walba waa nasiib walaalkiis waxaaba laga yaabaa inay gaba dhaas qeeyr kuu aheeyn ee nafta qeeyr u sheeg, mar walbana niyada gali in tii aad ku nasan lahayd ama nafta kuu dajin lahayd ama half kii kaa maqnaa ay aduunkan meel kaga nooshahay oo one day aad wada kulmi doontiin.
Qeeyraan kuu rajeeynaa walaalkiis, hakuu macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Sagal

Asalaamu Aleeykum

abaayadiis waxaad kumahad santahay sida aad iigu jawaabtay.waxaanse kuleeyahay sidan

dawadeeydiiyee waan soo socdaa
dagmadaad kunooleed naftu doontayoo
diyaa radaha aduunka adigaa ii dooroo
dayaxaa agtiisaan daalo soo duulinaa
dagdag iigu soo orad airporka iigu imo
dahablamood yeey timo haldhaaleey ankudawadee
dayarta maanta iyo waxa dumrba jooga adigan kudortay
darmaantii haweenkaay kulasimin dadaadoo
dumarkaba kaalameel dhigiin oo aad hee
dagal hadh ween iyo aad nafta dawo utahay
sagaleey waan soosocdaa waxna waan sidaaye
siicilaamo darmo weeyna iigogol iigogol darmo..
iigogal..igogal...darmo weeyna iigogal....igogooooool...darmo weeyna iigagool...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gurey1: (time out) jeebkaaaga eh maa gasheyna.
mise dheesha dhanbo intaas eey aheeyd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Unrecorded Date
Gurey - saaxiibkii adduunka, fariintaadii waan helay waana ku mahadsantahay. Waan kuu jeedaa inaad meesha dagaal ka wadid anigana garabkaagan taaganahay. Sagal, abwaanka wuu kuu nugul yehee ee murtida ku jirta kasoo wada saar!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

faysal
sxb sagal mahayo saad qolkaan iigu soo booqatayba markaa amaad sabab utahay arintaan.
waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
To Gurey

Gacalka sagal waa tanaayee dhab siihee:

Maogtahay Gureeyoow
markaan dhaban useexdaba
inaan kugu dhadhabayoo oon
dhabteeyda kaa dayoo.

Ii kaalay iikaalay aniga
ii kaalay kashka laabta
igu soo qabo aniga ii kaalay.

Shaacirkeeygiyoow iila shaambee jaceelka, hakuu macaanaato xayaatii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Unrecorded Date
Gurey,

Abtigiis, tuug la qabtay baan noqdey ee waatan Sagal ee waan kuu soo daayey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
faysal
asalaamu aleeykum

sxb iigabax iigabax iiiiiiiiiiiiiiiigabax waabururee hadaanba beerluula sagal ujeedee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

sagal

Waa kaa dhursugaayoo baryahaan ba ku waayee dhabtaamaa isaaree...

Dhabtaa maa isaaree dhalaal badneey
Dhankastoo la eegaba adaa ii hiraaye
Dhabanada labeenta ah gacmahaagan xadaleh
Dherarka iyo lixaadkaan ee be kuu dhameeyee
Dhamaantood hablahaba dhexyar dhuuban taan ka dortaay
Dhabtaa maa isaaree dhalaal badneey makadheriyee...haa dhabtaa maa isaaree...haa Dhabtaa maa isaaree...... isiiiiiiiiiibo haaa Dhabtaa maa isaaree..... dhabtaa maa isaaree Dhayaheey urooneey... dhabtaa maa isaaree...................
Dhana iima roonoo daraadaa jeceel aa ijug dhabaa
Dhabtaa maa isaaree...aaaa isaaree dhilaneey Dhabtaa maa isaaree.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Gurey1 waa bururay aaaaaaa,,widaayow soooo dag sooo dag,sooooo dag,war hoy hadana sooooodag soooooooodag,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

dacar

sxb iiiiiiigabax bisinka ha dhabqin cayaarta wataa beer lula sagal bodeeyso cayaartee..............!!!!!sacabka, bootinta, jabaqda iyo jaanta in marlayslahelo waayee kadaa dacaroo dhabqinta....maha cayaartaani sxb waa wadaaye warijii soo hoobiyee isii sisinta!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gurey// gurayoow ninkaas madaxa bidaartu ka haleeysey siduu gurigaaga usoo galayba sagal dib dameba aqalka fooda uma soo gelin.