We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date meeyey reer jigjiga la idinma arkee?
|
| | Unrecorded Date What about qolka Qub Qacda!! ani qolkaas aan ka casubnahay..!!
|
| | Unrecorded Date can I see yar invitation please?
|
| | Unrecorded Date Horta, ereyga, "meeyey" iyo Jigjiga isma laha taa koow dheh dee? Tan labaadna, waxaad u sheegi lahayd maad inoo sheegtid koleyba waa naac'e. CiiseRooti
|
| | Unrecorded Date Ciiserooti. hadaa maxaan odhan lahaa? aaway,or meeyaye or idin mee..what should i say? u tell me.
|
| | Unrecorded Date Ar CIISA ROOTI yaa duqa adi meelkasta qani raasaase iyo boog aad wadataaa oo qof un baad saxi..hedhee oradoo Jiinbarta ku naso oo iskala bixi horta Maqaar aa isku aa kuusmee.....Fiiri maxaa ka micna ah haduu meeyey iyo JigJiga isku daro...ar adigaa maxaa kala sooc ku dilaa..waligaa isku qas qas ma ku soo marin yaah.....Fiiri ka waran Bariis isku karis eh hee lol!!!!!!!!! Hebel is on da Mail darling....don't worry i hook u up too...yeah money isn't a problem too...Just bring ur food stamps...n yeah put on dar see through Macawiis that i like aight....gaari dameerkana ganjeelada horta keen oo markaas istiraahdo Kusseey waa ready DAmeerka ka qeylisii ok Jac JAc un dheh anaa sidii cindrella kabahee ka soo cararaayo....!!
|
| | Unrecorded Date Walaal Jigjigaawi halkaad ka daganayd JigJiga ,,,Oo walaal ma taqiinay Dukaankii Quraaradaha ee Macallin Cabdillaahi iyo Makhaaxiyihii ku dhawaa ee habeenkii dhallinyarada ku caweyn jidhay,,,ma Xasuusataa Furankii ina Kowsaar ee bidixda ka ahaa Suuqii suuq weynoow ahaa, waa intaanay Xabadi keentadu imman,, Walaal Jigjigaawi aanu ismaqallo.... Neefoow Kaniini
|
| | Unrecorded Date ok really what is jigjigawi?? i thought ya'all meant jiga jiga or something ..damn now dat i read what neefow is saying am startin to think it isn't what i thought all along!!! HELPPPPPP WHAT IS JIGJIGAWI???
|
| | Unrecorded Date JIGJIGAAWI, is charles degol? mooyi
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,,Kusseey walaaleey haddaanad ahayn reer Jig Jiga ha ina khash khashinna isaga bax qolka adoo inaga raalli ah ,,,Kolley waan ku garanayaaye waxaad ahayd dadkii reer Xamaraawiga ahaa,,,Meejankadaatana looguma talagalin reer Xamaraawiga ee Walaaleey Kuusseey dee Qolalkaa kalee Xamaraawiga loogu talagalay eynu isku aragno ,,,,,, Bye Neefoow Kaniini
|
| | Unrecorded Date DUQA Waxna ka dhuuman ee ka jawaab su'aasheeda ...maxaa ka qaldan hadaan aheeen Qaldaan ama Qor is Maris ..Neefow afka laguma heeso ee si wanaagsan iiga Jawaab Su'aasheeda Xabad keen tahay..Hadana Dagaal baad sii Rabtaa soo ma ahan ...Ala yaa kuwaan Marti u noqon jiray na !!!!
|
| | Unrecorded Date Kusseey Caqligaadana kuuskoo waaye lee, mo'oho? Neef Jigjigaad hada kahor qaxooti ku noqotay miyaa? Jigjigaawi Oday Bunka ka waran? Xamardaye Oday, adigu ma latalilayaal baad leedahay? yacni hadalkaada iyo afkaadaba isma laha'e. CiiseRooti
|
| | Unrecorded Date Rooti Gubtey Ciisa maxaa hada col ma na noqoney na .....alaa saxiib ii soo noqo hee....fiiri markaa qaldan tahay inaa ku saxo maa hinoo hee ..waa isku lee nahay hee..ar adi arintii qolka kale inaka kala qabsatey miyaad wali daba socotaa na ??....Ciisa adi cafis iyo wax ka qurxoon qaado hee Qalci lixsaac waaxid....WAji muufo ...wajigaa ma fiicnee yaa hoosta kaa waaley????
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,Kuusseey Ma waxaanu kaaga baxsanweynay haddaynu tagnay JigJiga oo uu reerka isku yaraha wareysan lahaa ,,,,,Ciise Rooti mayee waa meejii aan kabasoo Unkumay(askumay) oo aan ku dhashoo kuna barbaaray oo inteydankadaato kula ekaaday Ciise waa ku sidee Ineer,,,,,... Kuusseey da'iga fa' nijjigaan ni'tee ka neekti Lacqi Xil caas yaah,, Nuukto Xammaa loo Suukay Oo Saktuummo Loogu lagiyay ni'tii la rakaameeyo lee niimoo,,.. Dahii fa' niji sakeesid yaawe ah ii oos Suuknaanine,,,Suukkeey yaay Cirrilla baageey!!!
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,Kuusseey Kuunto wixii loo kuussi oo kastuummo loogu geliyi la karaameeya lee miino ad,..... Duluc kaa weena waa makhlaayi,,,,Acuudka ii gogorro aa dhaceeso ee zactarka a ku ciillo wareer miinoo......
|
| | Unrecorded Date CIISE ROOTI, WARYAAHE MAXAA KU HELAY,MA MEEL AAD II SAARTO AYAAD GARAN LA'DAHAY? DADKAAN WADA MADAXA MADOOW AAN ISAGA DHEX JIREE IGA LEEXO. XEEY YIHIIN WAXA IKAA TUSAY ANIGA OO AAD U ARKI WEEYDAY;neefoowkaniini,hebel,hebal,moowlidmacaane,warta.kuuseey.qumayo.kabeebeey.dacar,mise iyaga waa bar aqoonsatay(kutubeey)ka waran?manoo aqoonsatay iyada.
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,,,,,War yaadha ma'anaa waalan mise meeshii baa laga heesayaa???????,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, ,,,,,,,war ma Jig-jigaa Arinku mise waa hareeraha magaalka anigu ma garan ee ina Adeer Neefow ii bal-balaari yaanan bururinee,sow Kobtu kubtii kobta taalay miyaa mise waa kobkaloo cusub ee walaalow kobti kobtan taalay yaa kobtadan ka qaaday oo kobtaas geeyay,,,,,,,,,,,, dacar-dacar-dacar
|
| | Unrecorded Date DACAR: Ceeb waryaa laanka aa ka hadleesid maxaa waaye. Kobta kobti kobtii aa? Ani waa fahmaa waryaa.
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,,Waaryaadhaheen Qolku ma reer JigJigaanu isku ballansanay,,,,,,,mise Reerkiinnii Xamaraawiga baaba meejii isku buuranayee,,,.... Waar Reer JigJigoow isugu kaaya keena Qolka oo aanu nuurinno,,,,,,....
|
| | Unrecorded Date oowgiin ala gub ma idin dhahaa aryaa waa reeydiin mugaan geel leeysku dagaaleeyne deey kuuseey// iskuusaato yaah adi maku jirtid kuwaas.
|
| | Unrecorded Date Neefoowkaniini, Walaalo anigaa ah reer Jig jigaawi, inkastoo xabadu keentey aan ahay hadana Jig Jiga meel aan aad u jeclahay weeye. Inkastoon Xamar ku dhashay kuna barbaarey hadana Jig Jiga meel nolosheyda ka tidhsan bey ahayd oo aan waligey jeclaa in arkoo. Eegana aan jeclahay inaan Summarka aado, marka walaalo adiga iyo Jig jigaawo Mahadsanidiin.
|
| | Unrecorded Date Neef,Kusseey,Xamardaye,Geesi,Dacar. Asxaabtaay waad iga qosliseen runtii, wax kale kusoo dara kaad kaan idinku sugiye. Maha Hadaad JigJigaawi, usocotid, oday waxaan ku oran Sii qaado kintaal budh ah iyo mid galey ah, iyo mid kaloo qamadi ah. waa intaa oo aad aqatid'e meesha beryahanba xalaadeedu ma aysan fiicneyn'e War sug bal...waxbaan kaa iloobay'e Soo laabadkaagana ina aboow kii bun ahaa ha iga soo iloobin. CiiseRooti
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,,Ina Aabooyinoow ma harkaa galay oo geedkaa hadhaca weyn baad iga qadineysaaan,,,,,Alloow yaa ku hoos qandhadaa baan idhi,,, JigJigaawi wiilkayaga wiilkiisoow wiilka uu dhalay,,,,,,,,,JigJigaawi ,,,,,,
|
| | Unrecorded Date awoowe neefow kaniini + Maha xageed jigjiga ka daganeydeen? jig jiga janno cidaan ahayn meesha haku soo dhowaadaam jigjigaa ayaa la soo kala barayaa inay tahay janadii aduunka. jig jiga janno
|
| | Unrecorded Date Allah ya Cizak ya Cizak ya abnii yaa JigJigaawi ,,,,,JigJigaawi yaw sheega kuwan meejan iska meehanaabaya in JigJiga ay tahay Jannadii adduunka oo miraha eebahay dunida keenay haddii mid ka midah uu kaaga dhaco carada Jijiga uu isla maalinka xigta uu biqilayoo oo Xaalkuba yahay Shinni bikhil barakoow ,,,,, JigJiga aqoon,,,,wallee wax beydinku laaban aansa ka ahayn Ciise Rooti oo aan is idhi wuu soo maray,,,,oo Bunkaa uu ku hayaan is kolley soo arag jigjiga,,,,,,...... JigJigaawi walaaloow ma tiqiinay ninkii Cali Garow ahaa ee berigii dambe waallan jiray ee la dhashay Farmash Qiyaas oo aan u haystay iney ahaayeen Gerri Koombe,,,,,.... Adinku Xaafaddee ka daganeydeen Jigjigga.. walaakaa NeefoowKaniini
|
| | Unrecorded Date Meeshiiba waxaa inagu wareeriyay Kuuseey, Kabeebeey iyo Kutubeey
|
| | Unrecorded Date CIISEROOTI,qosol waa dambeeyaa ee waxooga la har,haddii uu kaniini uu xabad keentay ku noqoday reer jigjigo anaga maxeeynu ku noqon weeynay,ileen anaguba xabad keentay baanu wada nahaye. JIGJIGAAWI;ballanka waan wada qabnaa inti uu NEEFOOWKANIINI yahay reer jigjiga.
|
| | Unrecorded Date neefka hadaaad reer jig jiga tahay "baarka iigooy" (^_^)
|
| | Unrecorded Date ,,,,,Geesiyoow waa gaf aan geed la isugu soo gaban,,,Ma reer JigJigaad tidhi dadkay guudka u gooyaan ,,,wallee ka badanna waanu kaa sugeynaa,,Laakiinse netku waa joogaan rag badan oo garyaqaan ahoo gartayada galli doona,,, Geesiyoow inoogu jar hadalka meejaa..... JigJigaawi walaale halkeed ka daganaydeen magaaladii JigJiga mise dariska dhaw iyo waxaad ahayd meejii halkii Xerada Xabashida oo Kildhibnaaga ,,,,,,
|
| | Unrecorded Date ,,, ,,,,,,,JigJigaawi Aboow Afinkeenna Dubbad Amasleey Dubbatti warakeenna mitti, Googe Rabbi hassin googsi, Kam oo itani eesaa dhuftee,, eesaa jartee aboow,,Akam bulteey Nagaaye bulteey,,, Hariiri maansha Allah JigJigaawi Aboow,,.. walaalkaa Neefoow Kaniini
|
| | Unrecorded Date Aboo NeefowKaniini..maal jattee? ani jigjigaa ka dhuftee...lol nagayaa,fayuumaa..aboo joolee fayaa ni qabtaa? walaal reer jigjiga assaalaan ahay waxaanan ka deganaaa Xaafadii la odhan jirey Suuq yare marna "Jarraaqato" hadaad taqaanay. bro ninkaas waashay eed sheegayso masdkaxduu igaga wareegayaa laakiin weli si fiican uma soo saarayo. bro e-mailkan igala soo xidhiidh anaa warka reer jigjiga habeen walba haya oo xaaladahoodoo dhan la socdee. khadar20@yahoo.com
|
| | Unrecorded Date war neefawkaniini ma maantaad jigjiga isku shareertay wallee nin aan ku aqoon baad wareerin sxbow see waaye adiga dad wareeris aad wadaabe........lol koley ani ma ku sheegaayi!!!!!!!!! nabadeey.
|
| | Unrecorded Date JigJigaaw Aboo,,Inii abaratkaa ii talaw lamasas al jaakum dhuftee,, Wax badan baan doon doonayay reer JigJiga adiguse JigJiga nin si fiican u kala garanaya maahid oo ninkii waxaad tahay Cali Garaw garan kari waayay,,, Dhallinyaridii Baha Yuunis aan qofna ka Xassuusan ee walaal Kolmaad ka soo kacday carigii,,.. Ma Xasuusataa Gabadhii uu Dhalay Cali Garaw ee weyneed ee Jabuuti lagu Guurasan jiroo barigii dambana Agabar u guuri jirtay oo kolkii dambana iyadoo Qaxoonti ah soo noqotay oo kuwii Xabadi keentada ku jidhay ee macdaarka Jaraaqato ka furan jirtay ee dabeedna ka dhaxeyn jirtay xeradii qaxoontiga iyo Jaraaqato,,... Walaal bal haddaad wax ka Xasuusato dhalinyaradii karfoorta ku Caweyn jidhay beerihii bunka,,...inala soo xiriiiri,,,
|
| | Unrecorded Date TO JIGJIGAAWI WHAT HELL IS JIGJIGA??????????????????????????/ ARE U AMHARA THAT IS BIACHO I MEAN BIG BIACHOOOOOOO THAT UFFFFFFFFFF............ YOW GROW UP LITTLE BOY AND ONE THING U R MAMA IS LOOKING FOR U REMEMBER THAT WE HATE AMHARA...............SO GET REAL I MEAN GET 4 REAL PEACEB NO OFENCE O .K . JUST UNGRY!!!!!!!!!!!!!!! /////////
|
| | Unrecorded Date neefoowkaniini, sheekada intaas marka ay mareeyso af hayeenka reer jigjiga adigaa ah ee maxaad ka tiri? CALI GARAW iyo inanti uu dhalay(samsam)waa laguu yaqaanaa,iyadoo hilfo badan ayaad ogeyn,war inanti waxaa guursaday inan xabad keentay ah oo doolarki yaraa oo loogu talo galay in lagu xambaaro ku guursaday,sidee u qurxanaatay waad ka yaabeeysaa,dhafooradeeda casaan beey noqdeen,dool la qaataneh way yeelatay,waxaase ku dhacay,inanki ayaa barigii dambe ka dhoofay oo xambaar helay,iyadina uur ayeey yeelatay sidi hore iyo daran ayeey noqotay diifta ka muuqatay marki ii gu dambeeysay waad ka yaabeesaa. GEESI,saaxiboow waan daalay intaan ka dib waa ku adiga ee sii dhameestir sheekada adigaa iga ga sii dambeeyay jigjiga.
|
| | Unrecorded Date xamardaye/ sxb ani sheekadaan waa iga horeeysey waa iga hor bilaabatay sheeko dhexda mareeysana dhexda kala qabso sheeko dhabqis waaye marka adaa igaga haboon inaad la gurisid guul iyo guukldaro waxuu ilaah idinkala siiyo
|
| | Unrecorded Date geesi- waan kaa qaaday labadi xidig oo aan horay kuu siiyay berkee,fulay ayaad soo baxday.
|
| | Unrecorded Date GEESI, saaxib aniga igu ogoow CIISEROOTI indhaha haddii aan ka qaado aniga u dhameestiraayo sheekada,waan ogahay yaab ayuu ku maqan yahay,ma fileeynin in sidaas aan u aqaano sheekooyinka ka dhaca Jigjiga, CIISE ROOTI, saaxib islaanti ahayd Joqofeey cali oo suuqa dhexdiisa ku iibin jirtay dhuxusha,ma taqiinay adiga.
|
| | Unrecorded Date sarkaalsare/ waa tahay taliye, laakiin askari duub xun baadtahaye dib u joogso hay oran darajo aad isii seyna deeq noqonbomeyso kuu daayey ee qaado: xamar/ sxb habartaas dhuxusha iibinjirtey dad badan baa baafinayee ma wax beey taqiin ba lagu xamanjirey waaba shakiyee:
|
| | Unrecorded Date Geesi, islaantaas sheekadeeda oo qayaxan waxaan ka rabnaa CIISEROOTI ileen isagaa sheegtay in reer jigjiga uu yahaye. war CIISE, saaxib maalmahaan halkeed ka dhacday? qol dhif ah ayaan raadkaada ku arkaa,ee halagu arko oo halagu maqlo.
|
| | Unrecorded Date Still there's no definitoin of what JIGJIGA is?? as far as am concern it doesn't exist..til somebody breaks it down for me ....really if u don't exactly know what city/or as knows as somalis baadiyo u looking for don't post it ok ..coz there's some of us magaalo joog who have no idea n never set a foot to Baadiyo so quit n stop diz non sense messages u postin ...now now now i know some of u be like who da hell she think she is talkin like diz but hey lets not forget there's FREEDOM OF SPEECH n i have da right to know what JIGJIGA is!! Geesi ..Xaajiga alaheey ka ala ani umadaas kuma Jiri Xamar cadeey aan fadhihaa ..Xamaraa geed hindi agtiis intaan fadhiisto miro ka gurahaa lol
|
| | Unrecorded Date Kuuseey, You are right there is freedom of speech, but you don't have the right to insult others. Thin before you say any thing, or else you will one of those hunters who shoot with out aim. You can simply ask others where is Jig Jiga is located and whether JigJiga is a city or small town. Let me tell you sis< I was born and raised in Xamar, but I would never compare JigJiga to that city my sis. JigJiga is in the west Somalia ( aka Somali Galbeed) is the most beatiful city of all time. (then I 'm might sound bias) but you know what I have the right to be. Calling (reer Jigjiga reer baadiye) is an honor coz this days reer magaal has another meaning and it's up to you if you want to call yourself reer magaal. Reer Jigjiga respect and support each other, they will never let any JigJigaawi down but hey you will never know that will you? One more thing Learn the geography before you insult others, and look up JigJiga under Somali Galbeed map to make it easy for you. That is my two cents for you and don't bother responding coz I don't give a dame of waht you have to say.
|
| | Unrecorded Date waaw,saafi well said sis. Kuuseey, JigJiga isn't a small city but it's a large and beautiful city with respectful people.
|
| | Unrecorded Date LOL, Kuuseey To be honest sis you R in a wrong place and I would suggest you to get outta here before those rocky pple BUURALEEY, Roughcast and High Elevations change their mind. In you immagination JigJiga is somewhere like Afgooye or Janaale. LOL. ka carar hee Kuuseey eey ku dubanin dadcunkaan like "Kenny Rogers Chicken".
|
| | Unrecorded Date jigjiga waxa uu ka tirsan yahay OAGDEN AND OGADEN BAA LEH GUUL TO OGADEN
|
| | Unrecorded Date OGADEN: yeyna shimbiruhu kugu qoslin JigJiga Ogaadeen malahee..ahahahahaha, cida iska leh miyaad taqaanaa? Bartire qoloda la yidhaa ayaa iska leh JigJiga ee sidaa ula soco.
|
| | Unrecorded Date ,,,,Qolka kada inta Qabiilka ka deysaan,,Kob aanu Qabiil ku gorfeyno oo Bartire iyo Absame aanu kaga sheekeyni maahee ee JigJiga ,,,OO JigJigaay Meeye Dhallinyaradii reer JiJiga ahaa,,,, ,,,,,,JigJigaawi walaale inaanu is wareysanaanu dooneynay ee maxaa beryahan kadaato ku qaaday oo warkaagii meejan lagaba waa ,,,,,,Oo maantana waxaad isoo Xasuusisay Halyeeygii taariikhda fogaa ee WiilWaal,,,,,,Axmed Gureey
|
| | Unrecorded Date ,,,,,,Haye
|
| | Unrecorded Date SAAFI abaayadiis horta salaan .salaan ka dib na asbariin qaado iyo biyo qaboob ku cab ..waxna ka is waalin ..waad ku mahadsan tahay to be honest qofkii igu horeey oo ii sheega baad aheed ..i dhageesa aniga waxaa ceyda iga keenay horaan u weydiiye JIGAJIGA waxey tahay qofna na si fiican iiguma jawaabin marka i had to be rude to get some1's attention n it worked prettty good..but ne'wayz tnx for u time ... sis sorry if i offended u somehow i just wanted to have an understand of what was goin...ne'wayz peace n love ..slow ur horses diz ain't no war zone (lool) by da way dat reer magaal remark was just a joke nothing more nothing less!!!! Warta loooool ur right i was in da wrong place but u know da hard headed pple somali are, i coudn't leave without an answer to be honest i never heard of such name ..i thought it was somekind of name they use after JZ(da rap artist) came in ..kind of jiga wha..jiga wha...yeah saafi here refresh my mind pretty good, i must say she polished it too ..ne'wayz tnx for lookin out for a sista ..u know i was almost they prey ...ne'wayz i'll be darn if i enter in da wrong zoo again!!! by da way WARTA what u do here!! u ain't from here too are u ???? ummmmmmm
|
| | Unrecorded Date KUSSEEY, firiq-firiqdi aaba kaa dhamaataye, maxaa la firiq-firiqleeyhee, markaas oo kaleh waa leesaga socdaa, maa isaga socotid, hadal oon aqaanin xataa waa ku hadashay, anigana waa kuula hadlay, GAX'''''GAX'''''''GAAAAAAAAAAAAX. iisoo bari hee, nawad iyo caano.
|
| | Unrecorded Date kusseey, aad iyo aad ayaan u jecleestay sida aad u jawaabtay,waa ka noqdi biiq ma tihid caqlileey aad tahay, deganaashada waa loo dhashaa, adi maanta ka hor maba ogeyn inii saan u degantahay. shar kheer aa ka fiican, caay amaan aa ka fiican, is waaloow is dejis aa ka fiican, hadalka waa wanaajisay, ee jir oo joog.
|
| | Unrecorded Date xamardaye asxantun aboowe!!!!
|
| | Unrecorded Date kusseey, adi aa mudan macaaneey.
|
| | Unrecorded Date HORTA MARKA HORE SALAAN HALA'IGA GUDOOMO. TAKALE JIGJIGA HADAAN WAX YAR IDIIN KASHEEGO WAA MEEL AAD UQABOW ANAA MEEJA MARIIN KU SOO MARAY MEEJA HADAAD HABEEN JIBRIGEEDA U HOYATID WAAD OGAAN LAHAYD INAY JANNO TAHAY IYO IN KALE TEEDA KALE ANU DAD BADANOO REER JIG JIGAAN AQAANAAYOO AFTER ALL THEY ARE PROUD OF THEMSELFS I DON'T KNOW THE REASON FOR THAT , BUT IT IS SO ON THE OTHER HAND THEY ARE RESPECTFUL PPL. AT THE END I WOULD LIKE TO SUGGEST TO ALL OF THE VISTERS THAT TRIBELISM IS WHAT HAS DRIVEN US BUCK SO TALKING ABOUT IT WHETHER JIG JIGA IS OWNED BY WH0 EVER IT IS THE SAME THE WORD CAN'T CHANGE ANYTHING SO BRO JIGJIGAAWI NOTE THAT JIG JIGA BELONGS TO WHOM IT HAS BEEN GIVEN BY ALLAH. AND DON'T DO THE SAME IF S/ONE IS ENOUGH FOOL TO TALK ABOUT CLANS. WASALAMU CALAYKUM HEDE WAKHTIGII BAA IGU YARAADAYE AGA"!! IF SOME ONE IS KEEEN CONTACTING THEN U CAN SEND ME MASSEGES INTO THE FOLLOWNG E-MAIL ZORRO'99@IOBOX.COM
|
| | Unrecorded Date Kuuseey, My uncle told me that the reality every body hiding is JigJiga was late 60es well known Somali song, so little bit back to that era as he told me: " Jiga Bax, Jigow lalow" " Jiga Bax, Jigow lalow" " Like a Jiga Mishiinna" " Jigaw lalow " " JigJiga Bax" " Jiga lalow" " Lerow Lerow " " Lerow Lerow " " Like a Jiga Mashiinna" " Jigow lalow " LOL Kuuseey.
|
| | Monday, October 02, 2000 - 04:28 pm A lot of Isxaaq inhabit JigJiga as well right?? And some Ethiopians right??? i even saw some arabs and europeans when i was there!! No macdonalds though unfortunately!!!
|