We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date WAA FORDOOWSO FARA DHAADHEER
|
| | Unrecorded Date Anagaa aragnee maxaa kuu daran huuno
|
| | Unrecorded Date fardoowsa loool duqda adi xagee kaa galnaa horta ..anuu ila joogaa ee maxaa ka rabtey horta...fiiri duqda atooraha ha kaa casiriyeestee naga soco nooh...Hada jiinbaarta uu ku nasanaa ma u waci kari ee wa'inoo mar kale yaah...Fordoowsa Geesi Geeljire dhaqan waaye ee u Foori nooh !!! jaaw waan sii laafyoonaa hada!!!!
|
| | Unrecorded Date fardowso faradheereey ninkaas isoo ninmaseyrsan naagtiis marba la dhuu-dhuumanaayo oo lagu qabtay aa iigu war danbeysey.....koow ma dhehee? ka bacdina xaafada dhan aa bursati (sharmuud sharmuud sharmuud qabta qabta qabta sharmuudka) isaga dhan orod. isagoo xaafada lagu soo wareejiyey oo orod looga saari aa iigu war danbeesi. . . . . hada daluugtaas ka dhex fiiri.. . . . bye ani waa isa sii kala tuuraa hada.
|
| | Unrecorded Date to kusseey adi hada ha iga hinaasin macaanee qamayo ayaaN uga cabsaneeye ma adaa igu darsamay aan fooriyee MACAWISTA U SOO GALI HORTA HEBEL GEESI DAA YAA HADII KALE ............
|
| | Unrecorded Date asalamu caleeykum/ faradowso/ gacaliso gurigii miyaan kuusoo cidleeyey shaqo aan soo aadee waa kusidee maxaad suuqa iiga baafineeysa murwo inaad tahay oo gurigaaga ku eekaatid aan kugugu ogaaye. intaan safarka kusoo maqnaa mid kuusan oo/KUUSEEY/ ladhaho aan meel halkaas ah ku heley taas uun baan ayaantaan is heeyney qol cidla ah eey igu xiratay xaga iyo xaga ha u nuuxsan eey itiri laakiin adiga wa kuu soocdey gacaliso adaa jira jaceeylkeena waa jiraa.// hebel/ fuley waa fuleeyee markaan maqnahay aa meesha leeysku rifaa miyaa xaasid xooga beel aan ku iri fuleey car" hadaad nin raga tahay banaanka is keen dumarka gadaashooda intaad ku gabataad raga ku xamantaqaan"" fuleey car wa akakaase banaanka imoow ka leexda dhiigiisu yuusan idinku daadanee!!
|
| | Unrecorded Date TO GEESI WAXAAD KU SOO DAASHAY WAAD IGA FURANTAHAY MAAŽNTA LAGA BILAABO
|
| | Unrecorded Date fardowso// xanaaq dhaaf shaqo iyo tacab aan ku jiraahe carauurta inaan kula xanaaneeyo guriga dhex fadhiyo maa rabtey"" fiiri waxa dhidid iga da,aayo shaqo aan ku jiro darteed ka waran lacagna wa soo xero gashey// samarka fasax aan ku tageeynaa xeebaaha dabaasha iyo daawashado loo tagoo// inta ka arag Geesi OO shaqada see tahay u cabaaya!!( 1 )http://www.geocities.com/Tokyo/Towers/7726/constr21coffee.gif
|
| | Unrecorded Date TO:geesi Asalaamu Aleeykum ALA MAXAA KUDHACAYEE GEESIGA MAXAA KUDHACAYEE ALA MAXAA KUDHACAYEEY!!!!!!! TO:FARDOOWSA haweenay aa waxfureeyso ayana baab waaye maseerse masheegin!!!
|
| | Unrecorded Date geesi futo xume.
|
| | Unrecorded Date hebel// boolo aad tahay boolo...
|
| | Unrecorded Date FIRDOOWS, geesi gurigi waa laga eryay maalmahaan tumbuluq ayaa lagu sheegay ee meelahaas ka raadi.
|
| | Unrecorded Date xamarD/ sxboow see waaye anoo jooga aaba qoftii iisoo soctey isbaaro udhigatee, cadkaas waa kii Geesi ee yeeynaan iskaga hor imaan.
|
| | Unrecorded Date sidaad raga dumarkooda ugu dabo-martay ama dabada-uga-martay forumka oo dhan baa ku shuufsan odey. ee orodoo xajka ku noqo oo dib usoo cibaadeyso. . . . . intuu ilaahay foodley weyn (kutubeey) iyo mid yar (G-PHONE) badiyay baad qumayo doonatay oo weliba mid la qabo. . . . . alaylahe futo xume waad tahay ilaahaygii boolada iga dhigay baan maanta ku mahdiyay. saa manta cid daalac ii raacanaysaaba iska yar. . . . haday kutubeey noqotana kitaabka jaamac ah ayaan ka maray weligey inantaa faro aan leeyahay ma saarin.
|
| | Unrecorded Date HUUNAYAASHA UF WAR UF GEESI WAA WASAQ WEYN,........ DO YOU WANT A PROVE?/?????????????IS BIACHOO BIG BIACHOO WELL U WILL GET IT SOON,.... WHO EVER IS LOOKING FOR................ SUCKERS............. BOOOOOOOOOO
|
| | Unrecorded Date GEESI, waryaahe,o o o oo war ma joogtay?waxaan lahaa inta uu maqan yahay ka gaarsii,waa la ceeboobay, sidaas u i ilaasho waad ogtahay rag badan in aad daba martay adigana ciil laguu qabo oo aan lagu cafineeynin.(cadka ha cidleeynin). isbaaro con daba-miinshaar ayaa iga qasaartay. HEBEL,maxaad ugu baaqday GEESI,waa u il jebisay haye asagoo ganmaayo ayuu isoo galay,adeer ayaad igu noqotay,maa iska dhaaftid inta uu wax dalicida ku jiro aan ka boobsiiyee.
|
| | Unrecorded Date xamar/ kaas korkaa roogo oo ceeytamaayona maxaa ahaa sxboow meesha yaa keeni, halkaas ibliiska ah ee umada lagusoo dhexdaayey tarfica qolalka gacanta u geli sbxoow.
|
| | Unrecorded Date GEESI,armeey isbaaro camiran ay meel u taalaa bal naga fiiriya,iska ilaali yoow ku haleeynineh,haddii aan qolalka gacanta u geliyo BILI-LI-QO,oow nooga dhameeyhaa ee meel kaleh aan u raadino.
|
| | Unrecorded Date XAMARDAYE & Geesim Ha u bixina BBQ waxaan u malaynayaa waxoow dubto oow raadinayaa ee juuq yaan loo dhihin isaga ayaa iska tagi doono.
|
| | Unrecorded Date to geesi sxb cadowgaa hoos ..sxb kuwaan indho kuul mey soo marsadeen si si aybo yihiine
|
| | Unrecorded Date xamar/ sxb haa kaas waa is lasagaranya iska ilaali ciyaalka lugaha waxku dafa waaye, warta/ xoow oowdubto raadiha ku yiri ishiisa aan gartey soow gaajo ula iladaranyahay,xoow ahaa waxaa baas, magacey m dheereedka aad ku dartey jeebkaa waaye taasina waa kugu gardaree deey nin magaciis walaxleeyskagadarsahaa. maanyo/ sxb keey gacanta kor aan kudhahay,waxii gaclootid guuleheey hakuugu soo gargaaro.
|
| | Unrecorded Date GEESI. M geesi sheegay aan raadiyoohaa aawday,yaa arkay?yaa ku daray? "ARMAAD GUURSATAY OO GABADHI AAD JECLEED GUDOONTAY" hadalkeedaan dhadhamiyay waa kuu bisishahay ee ruq-ruqso saaxib. WARTA: M saaidka ah iyo saddex qoraalki mihi waa iska qalad madbiciya ee isku bixi.
|
| | Friday, August 25, 2000 - 06:17 am Asalama caleykum tana ma dhimaneyd anaa isu maleynayey inaan arkey sidan oo kale, oo ma la ila qabaa arintaan, walee taan arkey tu la mid ah ma jirto malahaa wa bilaahi tawfiiq
|