Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): .............REER ARLAADI HA DHAWAADA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
--------------------------------------------------------------------------------
SomaliNet's Forum: General: .............REER ARLAADI HA DHAWAADA
--------------------------------------------------------------------------------
By Kusow on Friday, February 18, 2000 - 09:49 pm:

To: Tuti akyaarta

Akyaarey wal soor diidi ma jaroo iila etaa.

Wal kala ma siin sheegi fadnee, may fadow haayi ini siin sheegi ini qolkii baydhaba baydhaba la hiri, walaagi liin hiriina ma gorodaan. Lakiin ogaadi doona inta qolkaa laku furoow ama qolkala ku suubsadaana inta hay iniski koyooy.

Akyaarey may kaloo fadaayi ini magaaga liin biyow qolka la furow ki heliiina oo maga fayla in biisana madaas tala la fadeeh.

May fadaane magac oo kulmiyoow reer aralaadi oo dhan madaas lanba tala hayshenooy.

Kusow
Ariikiin


oraahdan waa tii safiirka uu ku furay qolkii aynu ogeyn ee camirnaan jiray marka halkan waxaan ugu soo raray ayadoo qolkii uu cidloobay old general qudhiisu ku yaraatay ziyaaradii marka waa inoo caweys cusub waxaana soo geli kara raggeedii oo keliya.

nabadeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
lamaba afba noo wad kii rabtid,
mid kasto waa galeeynaa,
meel kasto rageedi aan nahay,
diid ama hadiidin,
tabarteey ineey i ciisho ma ahaneh,
kaalaybo naga celi,
((waxaana soo geli kara raggeedii oo kaliyah)),
welibo carabka aad ku adkeeyheey,
laba (gg) inteed ka keentay?
adigaa inoo timid,
horta hoodi hoodi soo dheh bo,
ha lagaa furo albaabka,
halagu soo dhaweeyo,
waa soo daashay biyo halagu siiyo,
ha la is wareesto,
shuqul galti aad inoo keentaye,
shiikh SHENGAANI iyo xirtiisa
aa fadhiyaan meeshaan.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
xamar dayoow rageedaa tahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mim,

ha dhawaaw,
dhab ligiin dhigee,
bun ligiin dubee,
ha dhawaaw,

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mim,

shiikh shangaani iyo shariifyada,
agtooda waaye habeen dambe,
ee ogoow.
martiqaad soo dhawees ah waaye,
ee ogoow.
sidii wax noogu sheegtay,
ugu sheeg hee.

thanx bro,

nawad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Xamardaye,

see eti widaayow, koo reed kooyi, lan hor in dareeraaw reedsheyaa liki kooyee hor in dheegteey?

hoo ada fadaaso inii meelun wal ki abtugtoona mahaa tiri meeli may in furnee, maay iyaa liin furi, hoo maay inka dohowi korne wey ki bareeye iin sheeg haddi kale safiirka iin sheeg.

Aaw Safiir Kusowwwwwwwwwwwwwwwwwww,

intee ku bati, irridana furantaa orooda wal roogana ma aragoohaayo, may jire.

Nebedaa siinki dhaafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Muriidi,lol

saaxib,waa ii gambatay.

ani mim walagoodi kin jawabe sugee.


nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
barbaarti boggun wal ki aktubti salaamantiin tan lammaadni mahadsantiin.
muriidi wedaayow meel gaabin ha inku bati geeteedun hanuun wareernay wal barbaar eh baashaal injeediba wal waayi , kuriikuun li eroow
xamardayina isbaari oo daba qadady wel in sheekbi alankaani.
xamardayoow ninkeedii dheh
sxb waa siduu muriidi sheegay haddaad u baahan tahay intensive-course waa lagu siin ayadoo free
ah marka sxb waa lagu soo dhawayn ee la soco intuu ka imanayo safiirka.

nabadeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Muriidi,
ani dacwo aan qabaa,
intii safiirka ka yimaado aan sugaa,
ka dib leen hadlaa.
us safiirki waa soo daahay,
ee maxaa ku dhacay.

mim,
saas ayeey tagee saaxib.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Xamardaye,
horta inta aan ku qorin Af-Maay, waxaan rabay inaan ku weydiiyo , ma fahmaysaa afka mise dhib ayuu kugu yahay.

Mim

Widaayow salaamantaa, salaan eed ii eed qaali in eh iyaa ki salaamay. Safiirka may daari lamaadun geeh ma aragowhaayo, shaqoo ku muqonyaa mise ruksaaysadi, hoo usu kooyi waayo safiir jadiid eh iyaa doorradaane.

Ha iinhergala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
muriidi,

wadaayoow waa ku salaamay,salaan aad iyo aad qaali u ah ayaan kugu salaamay.
safiirka maxaa ku dhacay labadaan maalin ma arkoohaayi,ma shaqo ayuu ku maqan yahay,mise waaba ruqseestay,haddi uu imaan waayo safiir kaleh ayaan dooraneeynaa.
waxaan filaa su"aashaadi jawaabteedi inaan ku siiyay.
si kaleh ayaase wax u jiraan?ma garan kartaa.
ma garatay,muriidi malaaq.
soo hergel hee.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
,,,,,,,,,,Safiirka iyo aniba shirkii ayaanu ku mashquulnay ee noo kaadiya,oo CARTA yaanu idiinkala soo xiriiray eee nabadeey asxaabta,,,,,,,,,,,,,,,,,,


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida

Thursday, June 15, 2000 - 06:51 am
To:kusoow iyo aqayaarta reer arladii

ma anaa walan misa meesha waa laga guray, noo sheega meesha aad u guurteen aan idinka daba guuree