Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Qab-qablayaasha oo jecel inay Madaxwaynayaal noqdaan!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaama calaykum.
Hadii la yiraahdo magacyadan sheeg maxay noqon karaan?
Maxamed, Cabdullaahi, Cumar, Cusmaan iyo Cali.
Dadka qaarki waxaa dhici karta inay dhahaan Cabdullaahi maahee inta kale waa Nabi Muxamed(NNK) iyo asxaabtiisii (RC).
Qaarna dhahaan Cabdullaahi xataa waa Abuu Bakar.
Kuwa caqli badana ay dhahaan cid kastay noqon kartaa sida Nabiga (NNK) iyo Asxaabtiisii (RC)sidoo kale magac maskiin lagama ahee waxay noqonkaraan cid kasta.
Kooxdaan dambe caqli badanaa oo degenaa.

Soomaalaay Qab-qablayaashiinu magacyadoodu halkaasay u bateen.
Maxamed I. Cigaal Maxamed S. Moorgan
Cabdullaahi yuusuf
Cumar X. Masale
Cismaan Caato
Cali Mahdi
Hadii magac kaligiis wax lagu helayo nimankaas baa wax ku heli lahaa.
Waxaa jirta meel madax wayn lagu yeesho oo ah jahanamo marka haday diidaan Diinta Islaamka in lagu dhaqmo oo laysku xukumo waxaan u rajaynaynaa madax wayn iyo miciyo waawayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
Ragga iska daa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Unrecorded Date
samawadato,
waryee,
ma yaraanti baa lagugu fara xumeeyay.
war waalida i nagala tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afyare.

Unrecorded Date
Samowade.

Waxaad garate dad badan oo kasi karinaa jira. Kuwaas soomaali waasoo laqeen hadda yaa alla joogaan naftaa heyso. Iyagaa dan iskaga tegi rabo tii ugu dambeysee marooyaan. Ninkii kuwaas wax kasugaayo cirkaas roob ku og yahay. Meeha gorgortaney u joogaan. Aniga kaas maley siihaa ani kanann rabaa lee waqtigooda ku dhammeeyeen. Waligood ma heshiihaayaan

(Waxaad u maleenee iney hal yihiin qalbigoodana waa kala tagsan yahay) kuwii ilaahey dhahay waaye. Iyuka waxaa ka daran kuwoo meehaan wadaaddaa nahay ku dhahaayo haddana kuwaaseeto raalli ka eh. Wadaaddo maasheeyna kuwaas.

Asalaamu calaykum.
Waxaad la yaabaysaa dadka qaarkii markii magacii lagu yaqaanay aan qolalka ka saaray ileen meel libaax soo galay lo' ma joogaysee ayey bilaabeen inay u hadlaan sidii qoomo luudh iyo wax la mid ah.
Maxaa idinku warwareejiyey anigu kama imaan meel raga lagu faraxumeeyo marka balo ninkii keenaa bixiya taasii tarbiyadii gaaladu ina bartay dibadahana la joogtaan.
Teeda kale dadka ku qanacsan Dimuqraadiyadda arag waxaasoo kalaa hadhow dad soo dooran markaasay ku dhihin dad baan wax la gorfeynin.Marka hadii la yiraahdo nin walba ha hadlo oo ha la dhagaysto waxaa dhacaysa sidii mar dad culimo ah oo meel ku sheekeysanaya ayaa waxaa la soo fariistay nin acraabi ah, markaasaa nin walba la wiidiiyey wuxuu qabto, culimadii badankoodii waxay dhaheen salaatu layl baan u kacnaa qaarna culuum baan qornaa markaasaa la soo gaaray acraabigii markaasaa layiri habaynkii ma kacdaa markaasuu yiri haa markaaseey dhaheen maxaad qabataa markaasuu yiri waan kacaa waan soo kaadshaa markaasaan hurdadayda ku noqdaa.Marka xoolayahoow aniga ma jiro qof qab-qable caydii ii diidi kara iyo qabiil aan uga haybaysanayo marka magacyada raga ood qoronaysaan meesha ka daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaaye

Unrecorded Date
iwasaa samo wade diiday