Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Qumayo / Neefow-kanini, M-macaane, Mim, Geesi , Xamardaye,iyo Hebel oo berahan danbe howlgaba idinmee idinma arkee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe oo raba inuu netka dhawaan ka fadhiisto ama howlgab galo sababtoo ah forumkii oo sii kharibmaya awgeed

Unrecorded Date
maxaa kuu daran huuno, anagu netka uma shaqaynee dadka ayaanu ka cuudinaa quruumaha iyo mingiska ee hadii lagu yarehe hayo iskeen halagaa cuudiyee.
waxaanu nahay "XER" noocaas ah ee la soco aboowe ama abaayo adminay forumey.


Fg. waxaad liiska ka ilowday "She" oo xubin ka ah waax isgaadhsiinta iyo isku dubaridka xerta.
iyo gurey 1 oo isna shuruucda deja.

hadii aad sidaa ku qancaysid well come hadii kalena weglada tumo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
us shirqool oo ah dhismo doowladeed maa meesha ka socdo,xirtana ma waxay ku darsoomeen siyaasiyiinta,gacan dhiig,gacan xaar.gacan bir,gacan dhagax,gacan buug,gacan qabiil,ani shirqoolkaan,hal lug gudaha,hal lug banaanka.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/ oo hada xeebta cagta soo geliyey!

Unrecorded Date
arhoooy waxaas wa alaga daranyarahee ragaas garka iyo gafuurka weeyn baafintood barako kumajirtee halaan idin warsadee meel kusheega.


kuuseey meel iigu sheega!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
waykan walaalayaal. horta ililiillilili ala yaa mashxarad iigu dhufta,alaa maantaba naag madax banaan ayaan ahay,ulululullullu, maanshaa alaah,inaan farxad la dhacaan ka yaabi.

walaalayaal beryahan maan soo galinoo imtixaano ayaan lahaa ee waykan waan soo noqdey.

Adeerayaal.
Mowliid-Qadhaadhe
xageed uga fadhiisan?hadaad meesha igaga tagto saw mid walba iska kay daba gali maayo?adaa laygaga kaa cabsanayaa adeer ee meesha haygu cidleyn.

xamardaye
adeer ma fiicantahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/ waakana goobta jooga!

Unrecorded Date
qumanyo/ Naa waa kusee waadba isasise waaberki markaan indhaha soo kala qadey uunbaad hal mar mud igu soo tiri oo iga soo horbaxdey qumanyo kalaxaad waaberi kaa soo horbaxdana qeeyr weeyn malahe,
qumanyo horta horta waa adiga isu mashaxaradaayee yaa wax kaa dayanaaya soow qoftii layiqiin matihid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To Geesi.

waa maxay walaal caydu? waa maxay yaa wax kaa dayanaayadu? dib iskugu noqo bal anigu koley nin naag la tirsada ama u tiriya nin uma aqaanee.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi......

Unrecorded Date
qumanyo/ heeyaahe reer magaal baad aheeyd waa kusidee dee meesha magaalka wax kadayashada wax see ah looga yaqaan tuulo halkas ah oon dee anigu aan ka imi wax kadayashadu waxaa weeye deey deeyga ninka la yiraahdo markuu dee dad jid maraaya intuu istaaga yiraahdo jeebabkooda uu baarto,saas ayaa loga yiqiin tuuladii ina magaclaay aheeyd,

marka dee mashaxaradii badneeyd uun baan is iri qof ameey baqaataayoo is tiraahda deey deey amuu meesha kugu dhuunta jeebkaaga baarta,qof la ceey loo quuro miyaad tahay qumanyaad tahay dumarkuna dee wa adoo qura horaan kuugu sheege.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
Anigu yaabaye waxaaba madaxayga geli wayday qumayaa school dhigata , ina adeer cay igama ahee ogow ee waxaan islahaa qumayo isku ayni baad tihiino school iska daaye jaamacad way ka weyntahay waa sidaan lahaaye ma garatay.

Mowlid
adi intee u socotaa adi leeba lagu hayaa wax qumayo ka turjumi karo marka la isku wareero.
Geesi
adi sxbow intee ku maqneed sidii qumayo lee ha i dhihin jaamacad aa ku jiraa.
Xamardaye
waxaa u maleehaa dhaxan aa ku dishay adi iyo aqyaar kaloon ogahay markii netka la firaaqeeyey.
n/kaniini iyo hebel ma akhaan maalmahaan meelay ku
galeeeen lakin waxaa u maleehaa jidkay ku soo jiraan.
mowlid waxaa hilmaanti warta suukha usuna warkiisa adaa lagaa rabaa.

nabadeeeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaMe

Unrecorded Date
To:Mim
sxb, horta salaamad,salaan ka dib hadaa netka idinku joogtaan ana waan joogi oo ma kala maarano usbuucii horese markii laydin waayey waxa netka soo galay dad bacda nebi ah oo nooc kale ah markaasaan is idhi mar hadii asxaabtaadi netka kuu firaaqeeyeen maxaa adna meesha ku dhigay.
saaxiibkeenii weynaa ee warta-suuqa waxa igu maqaalaha wuxuu shaqeeyaa habeen iyo maalin, si'uu cidii gurigii dumay igu dhiso.

To: Kooca
Adeer markaan idin waayey baan is idhi maxaa adna meesha ku dhigay, hadiise aad soo noqoteen waan joogi, waxaanse ku warsaday mee saaxiibkay Neefowkaniiiiiiini adaa ugu war dan beeyey ninkii neef neefsanayey?.

To: Geesi
sxb Gafuurku nama weynee waa isku dhacaynaa unaku jiraas baxaa no xabadka fiiri no, hadii faduuliso gafuurkeena balooni camalaa ku kuus kuusi, adi lee waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGADOON

Unrecorded Date
TO QUMAYO

SALAAN KADIB

KA WARAN WALAALEY HADAAN SI GAAR AH AAN ISU BARANO KADIB AAN XIRIIRYELANO ILAA AY NOONOQOTO MALAM MALAB LAGUDARAAY

MACA SALAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Geesi,
horta adiga buska dambe soo raac,Kusseey marka ay joogto arinta,war iyo weecaal waa lagaaga haayaa,
maalmahaan maqaasiin dhuxul ah iyo tabakaayo tubaako lagu iibiyo ayaan u furay oo ay ka shaqeeysataa,gabadha iiga leexo shaqada ha cabtee,
haddii kaleh haa waaaaad ogtahay in aan la iska hareeynin,haaa hiiii haaa hiii(goodis) leen meesha ku haayaa weli runta ma gaarin.

Qumayo, adeer w/c back,ma qalin jabisay?mise respindato ayaad noqotay?

mim,
dhaxantaa ba'day,meel dooy ah aan joogaa saaxib,
inteen dhaxan ku arkaa?.

nagadoon,(naagadoon)
raalli naga ohoow,meesha naago kuma heeyno,haddiise aadse hablo doon tahay,adeerada soo mar.

akhiyaareey,
faataxada isugu soo dara ninkii hebel ahaa isbitaal buu ku jiraa,8da hore iyo 16 dambe ayaa loo hagaa jiyoohaa,in ilaah u fududeeyo.
qandho af doqosh ah leh.......

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/ oo soo gadoomey

Unrecorded Date
aqyaareey salaan guud dumarka salaan gaar ah intaasi waa hor udhicii hadalkeeyga.


toloow qumanyo see utalaabsaneysey aan ujeedee ameey kuftey oo lug iyo gacanba ka jabtey.''
mim/ sxb laakiin jaamacaduhu samankaan waafarabateene qumanyo ayada jaamacad nooce ah ku jirtaa jaamacad jaceeylka ahna wa ajirtaahe ogoow.
mowliid sxb dadku wa ina isla anigii reer forum ee deey walax isku dhaaca ilaa ilaa qolkii hore alaababda loo laabay mahaan masoo taagnanlaheeyne deey,runta diidee hadan kuusey raadsaneeyn nin gar iyo gafuur leh maa beledka ka baafinlaha.


naagdoon/ waa kusidee iimaankaa ayaad baabah ka tahay gabar intas oo rag ah dhexjoogto aad keliga isu rabtaa,imaanka isku sug.
xmardaye/ haa sheekada saas miyaa qofta ayaantaan dhan ayaan ujeedey ayadoo wejiga ka madoobaatey seey maqsin dhuxul ugu dhexjirtey aa midabkeed isbedeley miyaa.hada xanba ha inagu ahaate keligeen aan anahe qoftii ana au sareeya ma aidhehe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To: Naagdoon

sxb timirtii horeba dab loo waa!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaMe

Unrecorded Date
Geesi

sxb, adi lee abaw abaw gacanaa kuu taagay, kuusey ma hilmaamtid no, yariisow is jir Kuusey iyo Maria ilmo habreed nahay, arhee ani qaldaan keliya ha imoodin goofka waa lagula kasaa ani ciyaal khamiir/ see you aa ahaa.lol jeego dheer ha imoodin.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Udbaale

Unrecorded Date
to qumqyo


qeer malaha ilaahay hkeerka ha ka qaadee waa ma gac xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Udbaale,
qumqyo''''''''' i iih,
hkeerka'''''''' i iih,
Qumayo'''''''''waa Qamar 15 jir ah,
magaca yaas ku sirin,
dumarka inta dhaqan ayeey ugu horeeysaa,
bal fiiri imisa rag ah ayaa adeerada,
bunka iyo tooxa la daba joogaaaaaaaan?
aloow Qumayo la'aanteed ha ina dhigin.

Geesi,
saaxib waxaan la daba joogaa lifboy iyo shaampo,
ee maalinti waa mugdigaas,habeenkise iftiinkaas.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Forum ka wax waa lagu qori kari la'yahay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIJAABO

Thursday, June 15, 2000 - 07:56 am
TIJAABO

TIJAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAABO????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Thursday, June 15, 2000 - 11:52 pm
Salaama dhalinyarooy.

Beryahan forumka xumaa oo waxba laguma soo qori karayne waykan.

inankaa funaanada cas ee liidliidka wata ee NAGDOON ah,waan ku salaamay horta walaal,teeda kale,yeynaan isku dhufeys gelin shalay waan ku arkaayey markaad een,een,maxaan idhaahdaayeey aad la socotey heblaayo dacar ee inaadeer maxaa idinku kala dhacay?

Neefowkaniini,
waran inaabti?mowliid-qadhaadhe+xamardaye ii warama? alaa habtii ayaa iskugu keen wada dambeysay,wakhti hore,imika waxay i haysaa inaan kuma forumka maamula aan maxkamad istaajiyo,lol,

kii geesi isku sheega ahaana ma nool yahay?
alaaa,ala hebel baan iloowbay,wadku haku iloobo dhe,war ma nooshahay? inaad wadaadowdey ood gadhweyn la baxday waan maqlaye mise...haaa

peace and love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 16, 2000 - 12:50 am
Asalaamu calaykum.
To:Qumayo NeefoowKaniini Warta Suuqa Xamardaye Mowliid Macaane Geesi iyo ciday khusayso.
Walaal marka hore maan rebin inaan hadalka ku soonoqdo laakiin hadba aniga oo daayay ayaad i kicin.

Walaalaha dhamaan waxaan ka codsan inay mawduucaan akhriyaan oo wixii khalad aan ku galay ay iiga nasteexeeyaan insha allaahu waayo bashar ayaan ahay oo xaqa ayaan geesmari karaa.

Walaal waxaan rabaa inaan ka hadlo mawduuca aad ayaantaan waday oo ah xadiith meesha maba yaal ee waa ATHAR marka ninka yiri 17 sano ayay jirtayna waa ATHAR marka miyaanay macquul ahayn inaysidaa jirtay yacni 17 waa hadalaadi.

Marka kowaad waxaan soo sardin khabarka uu ku sheegay waa athar iyda oo aan weliba athar kuwada niqaashayno in sha allaahu.
Bukhaari wuxuu yiri:xadatthanaa abuu kurayd mux,ed ibnu cali xadathanaa abuu usaamah xadathanaa abuubakar ibnu abii shaybah qaala wajadtu fii kitaabii can ussamah can hishaam can abiihi(curwah)can caa,isha ana nebiya(scw)tazawajaha wahiya bintu sitata siniin wa udkhilad calayhi wahiya bintu tiscata siniin wa makathat cindahu tiscata siniin.

Senadkaasi waa kii bukhaari bal aan fiirino kan muslimnah.
Muslim wuxuu yiri:Xadathanii mux,ed ibnu Yuusuf xadathanaa Sufyaan can Hishaam can curwa ibnu subayr qaala qaalat caa,ishah ana nebiya (scw)mrakaas ayuu sheegay xadiithka kore.

Hadaan macanaha usoo noqono chaa,isho waxay tiri nebigu wuxuu iguursaday aniga oo jira lix wuxuuna ila aqal galay anigoo jira 9sano waxaana lanoo laaday 9 sano.

Hdaba axaadiithta ku timi siiqada ah ana Nebiya(csw) aad ayay ufara badan yihiin hadaba kuligood nabadoonoow waa wada athar dheh oo nin yiri 17 bay jirtay lameel dhig hadalkiisa axaadiithta bukhaari iyo muslim.

Wixii ficil ah oo nebiga loo tiiriyo,iyo wixii hadal ah oo uu dhaho iyo wixii agtiisa lagu sameeyo intuba waa axaadiith siduu yiri nabadoon waxaana loo yaqaanaa sunah;waxaaba yaab sii leh muxadithiintu waxay u yaqaaniin ATHAR marka bal iyadana baro gadaal ayaana kaala niqaashayaa arinkaas.

Waxaan kaloo maanta nabadoon kula niqaashayaa axaadiithtaan kawaran ma ATHARBAA!
Waayo atahrka aad sheegto maaha kii sunadu taqaanay ee waa mid iska dheh ah.

1-can ibnu cabaas ana Nebiya(csw)Wuxuu ku qubaystay biyihii kaharay maymuun.
2-can Cimraan ibnu Xussayn ana Nebiya (csw) wuxuu ka weesaystay buraashad naag mushrikada iska leedahjay.
3-Can umul mu,miniina maymuun,ana Nebiya(csw)wuxuu i guursaday markuu ka xalaal noqday ixraamkii.

Hadaba kuligood ma axaadiithbaa mise waa atharkaad sheegi jirtay laashaka hadaad diin wax ka garanayso waxaad dhehaysaa mayee waa ficilkii nebiga oo isaga ayaa loo tiiriyay ogow hade guurka caa,ishana waa ficilkiinebig isagay u tiirisay isku siiqo ayayna ku yimaadeen.

Mideeda kale miyaadan ogay inuu jiro xadiith saxiix ah oo oranaya nebigu wuxuu kadoonay caa,isho abuubakar markaas ayuu kuyiri walaalkay ayaad tahay markaas ayuu nebigu ku yiri walaakay filaahi baad tahay iyaduna waa ii xalaal,makana ayjoogeen.

Miyaadanse ogayn in nebiga loo waxyooday inuu caa,isho guursado isagoo jooga maka.

Miyaadanse weligaa akhriyin caa,sho tarjumadeeda ibnu xajar fatxigiisa inuu nebigu dhintay iyadoo 18 sano jirta xagee waxaan aad wadid ka keentay yaa kuu waxyooday! waxaana iigu yaab badan hadalkaaga caaisho waxa laga hayo waa athar ee maxaad ku diidaysaan hadii nin kale yiri 17 ayay jirtaa ilayn isaguba waa athare walaal caqliga yaan lagaa xadin ma bukhaari iyo muslim ayaad rabtaa al-mujtmac iyo siraadul mustaqiim waxay qoraan inaad la sinto war ninyohow isku khajil oo ilaahay ka yaab.

Hadaba waxaan usoo noqon waxaan aad nagu wareerisay oo ah ATHAR runtii waa laguu soo laqinay ee hadaad ogtahay athar wuxuu yahay sidaas ma tiraahdeen ee bal aan kuu faa,iideeyo.

Runtii cilmiga musadalixa marti ayaan weli culimadad ugu ahay laakiin wuxuun waan kaqaatay waxaana kamida waxaan ka qaatay.

Markii iigu horaysay waxaan qaatay manduumooyinka sida,Bayquuniyda, oo aan xifdiyay,Nukhbaha,Alfiyatu suyuudu,baacithu xathiith, marka waxaan dhihi karaa kelmad waanka dhihi karaa,igamana ahan faan ee waa (nimcooyinka allaah kuu galay sheeg).

ATHAR: luuqada carabiga waxaa lagu dhahaa raadreeb.
Isdilaaxa sharcigana waxaa lagu dhahaa: Waa mid fangashan xadiithka oo macnohoodu isdilaaxa waa isku mid.
2-waxaa jira macna kale oo ay u yaqaaniin Fuqahada reer khuraastan oo ah wixii saxaabigu dhaho,laakiin muxadithiintu way ku khilaafsanyihiin,waxaana ku sharxi meeshaan.

Bal xadiithkan Mowquuf ka dhig wolowba aanuu ahayn
Mowquuf:Isdilaaxa sharciga ah waxaa loo yaqaan wixii saxaabi loo tiiriyo hadal ama ficil sida(hadalkii cali ee ahaa,war dadka ugu sheekeeya waxay garanayaan mawaxaad doonaysaan inay beeniyaan allaah iyo rasuulkiisa),
Laakiin fuqahada reer khuraastaan waa ay ka duwan yihiin
Marfuuc awaxy uyaqaaniin KHABAR
Mowquufna waxay uyaqaaniinATHAR


Cajiib laakiin muxadithiintu labadaba athar ayay uyaqaniin ee maxaad ka oran lahayda nabadoonoow miyaan hadalaasi gantaal kugu ahayn,
Bal kasoo gudub Ibnu xajar nukhbaha wuxuu ku leeyahay,athar waxaa la dhahaa wixii taabici ka hooseeya wuxuu yiraahdo hadaba a anta aclamu min ibni xajar!

Walaal waxaan kuugu nasteexayn inaad cilmigaaga kor uqaadid aadna iska dhaaftid xarako difaaca iyo raga.

Walaal waxaan umalayn forumkaan maanta ayaa iigu danbaysa ee aan allaah u toobad keeno.

Waxaan kusoo geba-gebayn laba arimood
1-Dawlad xoog leh ayaan kadiidnay thawratul mar,ah iyadoo ku tumatay AL_nisaa waana lagu radiyay oo xataa kitaabo ayaa laga qoray ee walaahay baanan islaax uga yeelayn waayo maanta waxay wadaan hawlihii kacaanka ee bal meesha ay idin dhigto ayaan arki, mida kale kitaab ayuu ka qoray dr.ali dheere ee iga gaarsii hadaad ragaas ka ag dhowdahay siyaad markii uu al-nisaa isku taagay kitaab ayaad ka qorteene tusuqi al-baqra ayuu isku taagay ee kitaab halaga qoro hadii daacadnimo jiro.

2-Mida kale walaal caa,isho guurkeedi iyadaa idinka badisa iyo waqtigii nebigu guursaday bukhaarina kitaab suna ah isagaa nooga filan ee qaylada iska daaya.

WAR QUMAYOOY WAXAAD SOOWADAAN WAYNAAAAA
WARKIISANA WAA MAQLAYNAA BACADALXIIN .
see you next Year and new fatwah from your kutlah.

wabilaahi tawfiiq.
Hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 16, 2000 - 08:21 pm
Sxb Hebel, walaal weligey layma nasteexeyn, basharna ma noqon xaqana maba agmaro hadalka intaa tiro le'egna ismaba jecline maad magaca ii deysid?
.
.
.
xathiisna ma aqaan diintana waa laygu dhaamaa...
.
.
.
magacaa ha be'ee magaca ii daa ninkoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Saturday, June 17, 2000 - 01:25 am
waryaahe hebel,

ha i suuxinin ee iga tag,labadaas hadal halka magac ee hebel ma wada qaadan karaan,waa runtaa oo waan aragnaa,mana u hadal badnid sidaan,mana filayo in uu yahay qalad ula kac ah,oo waxaan filayaa inuu yahay qalad maamulka forumka ka yimid in uu yahay,sidaas darteed,waan ognahay kaamana sugeeyso in muxaadaro aad inoo akhriso ama diin aan wax kaa weeydiino oo aad wax ka tiraahdid,waadse inaga qoslisay ee nabadaaaaaaaaaaaaaaaaaa gal.

n.k,
adiga lee meey ku heeysataa mushkilada wax ku qorid kari waaga forumka war cabaadna iga daaaa.
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, June 17, 2000 - 05:13 am
,,,,,,Yaab iyo Amankaag!!!Waa dhabanahaysiye,, Ashqaraarac,,, ALLAH yaab faraweynaayeeey,, Qosolkii baa iga dhammaaday oo ( Cimrigaa haddiis raago Geel dhalaayaas ku tusaa ),, Hebel ineer ma saan baad nin yahoow Mufti u ahayd oo caawa haddaanu Geel haysan lahayn waadba la wada kici lahayd intaanu ku hayno Sheikhii Sheikh weyne ahaa baa yiri,,,,,,Hebel oo tafsiiri wallee tanina maankey gaddaye ma misaar bey liqday,,,misaar yaanan orane Faash bey wallee laqday!!!!!!11

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, June 17, 2000 - 02:44 pm
odayaal naftii ilaah lahaa baa isugu key timid ee ninkaa waxa layga siiyo hala weydiiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Sunday, June 18, 2000 - 07:24 am
hebel,

weeydiinay ninka? ee
maxaad u daba martay ninka?
waxaanse garan la'nahay,
jawaabta kala dhiman,
meesha aad ka xanta xanteeysay,
ma gabadha?mise inanta?


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, June 18, 2000 - 01:05 pm
Neefoow & Xamardaye,

Waxaan la yaabay ninkii hebel ahaa oo cilmiga intaa la eg ku dahsoonaa ee hadana inaga hagraday inuu nagu uleeyo.

Hebel,

sxboow, qalbiga mararka qaarkood inoogu raaxeey axaadiistaas wanaagsan ee ka hadlaysa guurka, gaar ahaan waxaa cajiib ah sida aad ragga ugu keentay daliil cad ee aan la inkiri karin in lagu guursan karo gabdhaha 9 sanadood iyo wixii la mid ah.

Alaa yacizak yaaqay.

Wabilaahi Twfiiq

Warta suuqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 01:42 pm
,,,,,,,Warta Suuqa adna ma ilma towfiiq awalba khaati bilaahi laga taagnaa baad iigu darsatay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, June 18, 2000 - 08:25 pm
warta faafaankuulo............mariidkaa tahay maxaan dhahaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Monday, June 19, 2000 - 05:07 am
alaa, sawniga qosolay maaha ee idhi talow yarkii hebel ahaa ee hablaha caayi jirey miyuu soo hadoobay oo wadaadoobay?lol

hebelow anigaba waa la i copy gareeyaye iska dul qaado.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Monday, June 19, 2000 - 06:14 am
aqyaareey salaan.

war waa ninkaas hebel isku sheegey garka dhuuban,wadaada iskuma jiraane adigu nooce aheeyd al itixaad.
akhwaan
suufi
aslaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 07:49 pm
all of the above.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, June 19, 2000 - 09:01 pm
Kitaab gaabloow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida

Wednesday, June 21, 2000 - 06:41 am
to:nefoow kaniini iyo mim
aqayaarta ani waba yabaa isin ii kusoow intee ku bateen malii siinku wayee ha sheega meel isin i guurteen

Hadhawaada hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iisha

Thursday, October 19, 2000 - 08:02 am
Bari ayaan idinka xegaa, bartiinana haddey ii soo bidhaacdey, barasho wanaagsan.
xigmada iyo xarrakaadka ka muuqado isweydaarsigiina waa mid aan u qushuucay/
guuleeysta/iisha