    Sahra | Unrecorded Date Hooyo soomaaliyeed oo 70jir ku dhow,sheeganeysa in ninkii gabadheeda qabey uu "kufsadey" dhalinyaro ka warama arintaan "cajaa'ib" |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Sahra, meesha qisadu ka dhacday wakhtigaas waan joogey, qisaduna sidaas aad sheegaysid, weeye laakiinse sheekada hadaad bilowday maad dhamaysid, sheekadu sida aad la socoto waa sheeko la dhisay oo waxa la isku haystay arimo badan oo dil, iyo lacag ku lug leh, sidaas ayaa sheekooyin aargoosi ah la'isu sameeyey ilaa xitaa maxkamad. soomaalidana waad la socotaa mararka qaarkood hadii xidid iyo nika gabadha ka qabaa isla qastaan in ceeb iyo sheekooyin la isu alifo. salaama |
    NIN | Unrecorded Date Sahra. Wax laga waramo oon argagax aheen majiro walaal. Haddaan erey ku darsado, Qowmiyad markay bur burto, salkacdo, waxaa ku dhaqan guuraan, iyo diintii oo sii yaraata, Walaahaan maree wax inoo laaban haddaan somaliyey is daba qaban. thankx |
    Xamardaye | Unrecorded Date war waa maxay? ma ayeeyadi? ma sodohdii? sheekadaan oo kaleh mar beey somalia ka dhacday, ninka kufsaday sodohdii waagaasi wuxuu ahaa nin ula jeedo kaleh,ee armeey sodohdu dhibtay inanka? armeey sodohdu dooneeysaa in inanka ay qalbiga ka disho? waa dhacdo qoto dheer si sahlanse kuma dhacdo sida ay ila tahay. Sahra sis, sheekada in yar oo faah faahin ah ma inaga siin kartaa????? waa sida ay ila tahay yaan leegu soo duufin. nabad iyo caano |
    jamaaal4 | Unrecorded Date war sahraay sheekooyinkaas oo kale dee laguma sheego halkan walaaley maad naga deeysid.waa wax aad looga naxo .it spoiled my day already. ha isoo hirdinin.hee |
    Biibto | Unrecorded Date Asalaamu caleykum Sahra Walaal Sahra abaa qof walaalkaa ah waxaan ula jedaa muslim somali ah, ceebtooda lama sheego xitaa hadii aad maqashid kor loma qaad qaado oo mesheeda ayaa lagu danbiyaa. Waayo wax faa iido ah oo aad ka helaysid ma ay jiraan, oo aan aheen danbi taasina ay tahay sheeg sheegid aad shegeysid, iyo adoo aan 100% hobin in ay dhacday, waayo qofka haduu wax shegaayo waxaa laga donayaa waxaas in uu gob joog ahaa, dakeenana inta badan way iska mala awalaan so far inta aan arkay adoo halkaan joogo ayaa meel kale lagaa tuuri oo kumiyaalo ceeb laguu yeeli. Mida kale waa ceeb in waxaa oo kale la sheeg sheego, diinteenana ma ay qabto. U ducee in uu Ilahay cebtooda asturo afkaagana sharooto ku dhaji. aniga intaas ayaa iga waano ah. Hadi aan kuu gafayna cafis & masaamax |
    Ma sheexdo | Unrecorded Date Biibto abaayo macaan 100% waan kugu raacsanahay. Waa wax aan qalbiga u fiicnayn inuu maqlo, diintana ogoleyn. To Sahra plzzzzzzz sis afkaaga zipper ( shinyeer) ku xir. |
    sahra | Unrecorded Date dhalinyaro:jamaal4,biibto iyo ma sheexdo AAd iyo AAd ayaad u MAHADSANTIIN aniga waan aamusey afkeyga waa xidhan yahey,intaas aan meesha ku soo qoreyna Ilaahey ha iga danbi dhaafo"TOOBA YAA RABII" macasalaama |
    shangaani | Unrecorded Date to sahra tan aa ka sii daran ee maqal wiilkoo aa gabadhii walaalaha ay ahaayeen ku keenay naagtiis>>>>how disgusting is that! |
    Biibto | Unrecorded Date Asalaamu caleykum Sahra Walaal aad ayaan ugu faraxsanahay in aad wanadeena naga qadatay, runtii walaashiis inta qof bani’aadam oo qirato gaf kooda dhahdo waa iga saxsantihiin waa yartahay cuz of ur braveness waxaan ku ley’yahay adiga & anigoo dhan danbigeena ilahay ha dhaafo (Amin). Ma sheexdo Abaa macaney mahadsanid, what a name u got!!! |
    mOwLiDmAcAnE | Unrecorded Date Mad Mac in this instant I'm in Internet cafe here in Paris reading your note. You are right no one is doing good on behave of god "sucker born Hezbollah shiite". Why now unilateral withdrawal? Keep in mind what a tactics behind the seen "no more immunity". Israil can now use its powerful air force, unrestrained. It can hold the Lebanese and Syrian Government responsible, without ambiguity. And arab will go a head hit and run and pay heavy price. Instead to raise their living standars send their kids to college and get better job ahaa those asprition never apply to muslims as long as they hassling each other and their failer blaming the KUFAR. |
    daal | Saturday, July 01, 2000 - 02:21 am Walaal sahro wax wanaagsan baan kugu ogaaye wax wanaagsan sheeg. |
    sahra | Sunday, July 16, 2000 - 12:24 pm DAAl hadaan toobed keeney maxaad la'iga rabaa in aan sheego.adiga maxaad haysaa? |
    secret | Monday, July 17, 2000 - 02:55 am i have a nice topic i think! what about somali homosexuals around the world? |
    secret | Saturday, August 19, 2000 - 06:43 pm i have a nice topic i think! what about somali homosexuals around the world? |