    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Toi qui utile mon nom je te demande de bien laise mon nom est de trouvee un autre. si tu continue encore une foise, je faire recour à la justice. si tu n'es pas connard veuilles bien vouloir laisser mon nom dan le web. merci- |
    mOwLiDmAcAnE | Unrecorded Date dunya what yar looking for? an arab or somali arab? . . . if yar looking for an arab....got ya! but there ain't no somali arabs out there and if U see one yar being taken for a ride macaanta. |
    mOwLiDmAcAnE | Unrecorded Date alright alright what the heck is going on now? |
    mOwLiDmAcAnE | Unrecorded Date I personally agree with keep hope aliveLOLOL<<<<<<<<<very nice |
    Xamardaye | Unrecorded Date Toi qui non utile mon nom je te demande de bien laise mon nom est de trouvee un autre. si tu continue encore une foise, je faire recour à la justice. si tu n'es pas connard veuilles bien vouloir laisser mon nom dan le web. merci- |
    Warta suuqa | Unrecorded Date Meeshaan maxaa ka socdo ani waaba kasi waayay.. Mahaan Dunyaa maa looga jawaabaa mise wax kalaa jiro? XAMARDAYE, goormaas faransiis ku hadli jiray? mOwLiD hadalkaan aas sheegaayo meel kale ayadoo hebel oos ku hadlaayo aan soo arkay !!!! Ar ani mahaan waaba ka cabsanaa aqyaareey.. hadaladi maa wareeray oo socod bilaabay!! mise dadkiyaa magacyada kala badashay? Mugoo ani geemkaan waa iga weenyahay... Neefoow, sxb.. iga soo gaar yaaqay .. MIM,, magacaaga wali nadiif waaye sida ii muuqata ee is jir yaa arooy. |
    Mariah | Unrecorded Date mOw.... Why are you copying me. Is like cut and paste....What is up with that |
    mOwLiD-mAcAnE | Unrecorded Date Bilaa Caleek Qofkan magaceyga isticmaalayoow faraha iiga qaad walaale meesha waxaan rabay in lagu baashaalo oo aan ku maadsano. Warta Suuqa Sxb aniguba yaabay oo ninkan murqaansan ama netkan soo waashay ilaah ha naga qabto waaba cajiib iyo hebel oo diinta noo fasiraayo anigoo dadka quraan ku akhrinayo weli lama sheegin xamardaye oo fransiis ku heesaayo cajiib, meesha adiga iyo mim iyo neefoowkaniini magacyadiinaa fayoow ilaa hadda |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date PagekA iga horeeya qofka oqray waxaan u malaynayaa inuu u shaqeeyo forumka, oo magacayga isticmaalaya haduu rabo inaan forumka caga cadaan kaga baxo, waxba kama qabo, forumkaba ha qaato ana waan iska daynba, magacana walaal sadaqad u qaado haduu wax ku tarayo maca salaama forumkana adaan kuu daayey.jaaaaaaaaw |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Warta suuqa. sxb waxaan kaa ilaaway paygkan sadex mowluud oo buga baa ku jira, waxay ila tahay tabtii ciise rooti baan ku socdaa inkastoo kan magacayga isticmaalaa yahay qof aan caytamin oo akhyaara rabase inaan forumka ka fadhiisto, taana wuu iga heli, laakiinse kii ciise rooti filimada ka gubay wuxuu ahaa ciyaala suuq qabyaalad beerka u fadhido, isagoo og in ciise rooti had iyo jeer criticize gareeyo qabyaaladda, sidaas ayaa ciise rooti ilaa hada u yahay no-show, ana tabtiisaa iga filo, waxaadna sxb ku garan kartaa mowliidka bugta ah mustaqbalka wuxuu is dhex dhigaa lahjad Banaadiri iyo Burcaaci isagoo is leh boodhka isku qari, tusaale ahaan Baashaal iyo maadeysi!!!!? |
    mim | Unrecorded Date mowlid runtii waan kala aqaanaa qoraaladaada iyo kuwa kale, sidoo kale asxaabta kale qoraaladooda oo markiiba waan gartaa markaan magacaada arko inaad qortay iyo in kale waxaana jira calaamado kuu gaar ah marka faraha ka qaad iyagaaba daali doona. warta armaa nalagu soo maqan yahay waaban yaabee. nabadeeeey |
    Wata Suuqa | Unrecorded Date Bilaa Caleek Qofkan magaceyga isticmaalayoow faraha iiga qaad walaale meesha waxaan rabay in lagu baashaalo oo aan ku maadsano. Warta Suuqa Sxb aniguba yaabay oo ninkan murqaansan ama netkan soo waashay ilaah ha naga qabto waaba cajiib iyo hebel oo diinta noo fasiraayo anigoo dadka quraan ku akhrinayo weli lama sheegin xamardaye oo fransiis ku heesaayo cajiib, meesha adiga iyo mim iyo neefoowkaniini magacyadiinaa fayoow ilaa hadda |
    She | Unrecorded Date Warta that is exacly what I was going to say about hebel...A full page...unbeliavable..... What happened hebel you find out you were going to die or something... |
    hebel | Unrecorded Date she...me too I thought I was going to die. . . . . what ya know my name is never blue. . . . C? |
    Mariah | Wednesday, June 14, 2000 - 06:23 pm What is this page called "CUT AND PASTE" Cause all the words that are said in this page is stolen from other pages.... |
    she | Wednesday, June 14, 2000 - 07:10 pm hey hey hey don't f************** with moi f!@#$%bleeeeeeeeeeeeeeep bleeeeeeeeeeeeeb sh***** Magaceyga hala ii dhaafo hadii kale wa rubul kacba tii Somaalia ka dhacdey aa shafeeco ku dambeeyneeyso..............who ever u are u better stooooooooooooop this f!@#$%^%%%% bleeeeeeeeeeep---------> peace all |
    hebel | Wednesday, June 14, 2000 - 07:13 pm Oh! How DeJaVu of U. |