Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): REER TORONTO LUCKY FIIRI HALKAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM-BROTHER

Friday, June 30, 2000 - 02:11 pm
Mu'tamar Islaami ah
June 30th - July 3th.

Masjidka Khalid Bin Al-Walid wuxuu idiin soo gudbinayaa isagoo la kaashanaya walaalaha Badar Dacwa Center.
Kulankii koowaad ee kulaylaha 2000 / 1421H
Waxaa kulanka lagu qaban doonaa Masjidka Khalid Bin Al-Walid Jimacaha ay bisha Juun tahay 30ka Salaadda Casarka kadib, wuxuuna socon doonaa kulankaasi ilaa bisha July 3deeda .Waxaa kulanka ka soo qayb galid doona culimada ay ka mid yihiin:
Sh. Mohamed Sh. A/Rahman Kaariye (USA)
Sh. Mohamed Idiris (USA)
Sh. Osman Haji Madad (Vancouver)
Sh. Mohamud Sh. A/Rahman (Toronto)
Sh. Bashir Yusuf Shiil (Toronto)

Xilliga kulanka qofkii doonaya wuu seexan karaa Masjidka, laakiin waa inuu kutala galaa gogoshiisa iyo cunnadiisa.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Masjidka: (416) 745-2888
Badar D. Center: (416) 752-1200
E-mail:khalid@khalidmosque.com