    abwanyar | Tuesday, July 04, 2000 - 09:08 am Salaan. gabayaadan waa gabayo aan dadka somaliyed ku waaninayo kumana sal laha qabiil iyo wixii la mid, waa laga yaabaa inaan qabiil ku soo hal qabsado lakin cid ay gooni u tabanayaan ma jirto...sidaa iyo aqrisadho wacan......... 1st part: Hooyaalo gabay hataan ka horow maan haweesan, Hashee gabayga & geeraaarga waa hido ilaah gooni inoo siiyeyey, Afartaasi xaraf waa gabeyga dadan hora dhaciisiiyee, Halyeegii siyaad waa tii haad la cunsiiyey, waa tii doqonkii-darood uu hiil & hoo ka filayey bada la jeexsiiyey Halkey dowladnimo hiigsan laheeyen waa tii hawiiye-futo madoobe dhexdiisa xabada hirig isku siiyey Halkey qaranimo hiigsan lahaayeen waa tii isaaaq-daba cayuun, gooni isu taag iyo marduuf qaada ku wareegeystey. Hadeyse kuligood hoog & huleel hawada la meer-meerayaan. Hadeyse hurdada ka tooseen goor uu adoon hablihoodii daruur la moodka ahaa dusha kaga baxey. |
    mOw | Tuesday, July 04, 2000 - 09:37 pm Abwanyar. Kuwan hadii gabay wax u qabanayo horuu ugu qabanlahaa ee ha isku daalin. |
    She | Tuesday, July 04, 2000 - 10:14 pm Jaale Abwaanyar; Ishaad ka ridey! Ileyse sida laguu Jar-Jari doono aan ka naxsanahey................ I believe Siyaad Daaroood abaal horey uma dhigan,Hunguri weynaan awgeed! Hawiyena,kii cadow ah iyo kii walaal aha ma yaqaaniin, Doqon-nimo awgeed! Isaaqiina ???????????! Farahiisuu kala xadey LOL |
    SHANTAANO | Wednesday, July 05, 2000 - 12:39 am NAAG OGAADEEN NIN GUURSADAY,WAA NIN NAAG GUURSADAYE. NAAG DHULBAHANTE NIN GUURSADAY,WAA NIN AAN WAXBA GUURSANE. NAAG ISAAQWAQOOYI NIN GUURSADAY WAA NIN HAAMBIYO AH GUURSADAYE, NAAG RAXAN WAYN NIN GUURSADAY WAA NIN MISKA ISASAARID GUURSADAYE. NAAG MAJEERTEEN NIN GUURSADAY WAA NIN QIYAANO GUURSADAYE. NAAG HAWIYEKOONFUR NIN GUURSADAY WAA NIN NAAG GUURSADAYE. NAAG GIBIL CAD NIN GUURSADAY WAA NIN RASILEEY GUURSADAYE. NAAG JAREER NIN GUURSADAY WAA NIN NIIKO GUURSADAYE. NAAG MAREEXAAN NIN GUURSADAY WAA NIN CEEBUJOOG GUURSADAYE. NAAG DIREED NIN GUURSADAY WAA NIN DIRXI GUURSADAYE. SOOMAALIYEEY GABAYGAAN WAX KU QAATA. |
    abwanyare | Wednesday, July 05, 2000 - 12:41 am NAAG OGAADEEN NIN GUURSADAY,WAA NIN GUURSADAYE. NAAG DHULBAHANTE NIN GURRSADAY,WAA NIN AAN WAXBA GUURSANE. NAAG ISAAQWAQOOYI NIN GUURSADAY WAA NIN HAAMBIYO AH GUURSADAYE, NAAG RAXAN WAYN NIN GUURSADAY WAA NIN MISKA ISASAARID GUURSADAYE. NAAG MAJEERTEEN NIN GUURSADAY WAA NIN QIYAANO GUURSADAYE. NAAG HAWIYEKOONFUR NIN GUURSADAY WAA NIN NAAG GUURSADAYE. NAAG GIBIL CAD NIN GUURSADAY WAA NIN RASILEEY GUURSADAYE. NAAG JAREER NIN GUURSADAY WAA NIN NIIKO GUURSADAYE. NAAG MAREEXAAN NIN GUURSADAY WAA NIN CEEBUJOOG GUURSADAYE. NAAG DIREED NIN GUURSADAY WAA NIN DIRXI GUURSADAYE. SOOMAALIYEEY GABAYGAAN WAX KU QAATA. |
    BILEoo ahaa ninkii furey gabayadan | Wednesday, July 05, 2000 - 03:21 am sxb anigaa meesha furtey gabayo sidaa u edeb darana ma ogoli in lagu qoro, ninkaas abwaanyar isku sheegeyna magaca waan kuu daayey aqayaarta hada laga bilaabo waxaan ahay, BILE! abwaanyar xayawaakaas ayaan u daayey, adeer rag aan weligood gabyin hadey gabyaan, dee raga kale waa iney yaabaan, hadaad ogaden, isaaaq iyo dhulbahante wax ka sheegtey dee gabayada somaliyed ayaa meel ugu dhacdey ee meesha inooga tag sala cala nabi hana ku soo qoin waxaas oo kale |
    Jeego | Thursday, July 06, 2000 - 06:18 am ;;; Doc hadday u wada jeedsatooy,dhowrto danaheeda oo aay duul walaala tahooy, duunka ka hashiiso dad kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye dubba(buris) madaxa wayskala dhacdaa, daa,in abidkiise goorteey iswada dooxatay baa, daad usoo geliye!! Ilaahoow janada kawaraabi "timo-cade" |
    Jaalle Mudaneh | Thursday, July 06, 2000 - 02:08 pm Bile, ma heeysaa gabay aan qabiil iyo shaqsiba aan waxba u dhimeeynin? Haddii afeef dhigashadaada ay tahay qabiil aan wax ka sheego oo aan caaytamo lagaama sii sanin jaalle, oo qabiil meesha uu ina dhigay waad aragtaa baraarujinta caay ma noqoto ee ka fariiso meesha,miyeeysan sidaa ku habooneyn? |
    burco | Tuesday, July 11, 2000 - 01:00 am shantaag haambiya ii soo fasil waxay macnaheedu tahay nin iska hadla ugumaad horeyne adiga iyo kan kuu jiibiyayba |
    Anonymous | Friday, July 14, 2000 - 12:09 am sxb horta run waxad ka sheegtay naag majeerteen 24 saac qiyaamay aloosayaan ninkooday wax ka kala qabaynayaan waana wada jaahiliin dhegaxidhan iyadoon dugsi hoose gelin bay ku dhihi waxanka baxay jaamacad inta kale se ma aqaani dhalinyaro idinba indhihiinaa wax ku aragteen |
    DARWISH | Wednesday, August 02, 2000 - 04:46 am DAROOD DHOQON IGA DHEL NIN HORDA IGA DHEH GAALO IGA DHEH ISSA BAQTI IGA DHEH SAYYID ADBULLA XASAN |
    Muriidi | Wednesday, August 02, 2000 - 05:14 am In this century of civilization we live in hallucination Lost our lives in suffocation with no outside invasion With the sign of escallation We're badly in need of redemption We burned our publications A notion with frustration We need liberation and to quit the dramatization Don't force me with democratization Allow me Islamization |