Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): AA(MA DHICI KARTAA IN NINKAAN SHEEKADIISA AY DHAB TAHAY?)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Thursday, July 06, 2000 - 03:35 pm
MAALINBAAN NIN SOMALI AH KU KULANAY MEEL CLINIC AH
ANIGOO QOF YAALO CLINICA SOO SIYAARANAAYO, WAAN IS WAREESANAY OO WAXAAN U SHEEGAY SABABTA AAN U IMID,ISAGANA WUXUU II SHEEGAY SHEEKADAN:
WAXAAN SOO GUURSADAY BUU YIRI INAN ,SOMALIA AYAANA KA KEENAY MUDDO 6 BILOOD AH BAAN WADA JOOGNAY,INANTI WELI WAA SIDEEDI,ANIGA MA GARAN WAXA UU ULA JEEDO, WAXAAN WEEYDIIYAY MAXAAD ULA JEEDAA?WUXUU YIRI SIDI BEEY WELI ISUGU TAALAA,OO WAXAAN HALKAN U KEENAY IN LA QALO,ANIGI DHIDID WAA WAYN BAA IGA YIMID,MAXAA IDIN KULANSIIYAYNEH WAAN IS IRI,WAXOOGAA MARKAAN AAMUSNAA BAAN KU IRI:OO INTAAS HADDII AAD WADA NOOLEEDEEN MAXAAD ADIGA U GOOSAN WEEYDAY CADKAADA?WUXUU YIRI WAXAAN U DIIDAYAA DHIBTA,OO DHIBTA TAN LA DOONAYO SOOW MA AHAN?BAAN KU IRI,WUXUU YIRI DHANKA AAN KA IMID BAA SIDAAN LOOGA DHAQMAA,RUNTI ANIGA WAX IGU CUSUB AYEEY AHAYD,MANA FILEEYNIN IN UU JIRO DHAQANKAAN,WAAYO ANIGA WAXAAN KA IMID MEEL HABEENKA AAD AROOSKA TAHAY LAGAAGA MASH XARADAYO HADDII AAD GUDATO WAAJIBKAADA,HADABA SOMALIYEEY AAN IS DHAAFSANO DHAQANADA E MA JIRTAA SIDAASI?HADDII AY JIRTASE MAXAA U SABAB AH?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaker

Thursday, July 06, 2000 - 07:46 pm
Mudane,warka aan ku siiyo,walaalkey waxaan waa jiraan,waxaan la laga kasaa waqooyi(hargeysa iyo
nawaaxigeeda)dadkaas waxaan maqlay in jaadka hareeriga sideey u cunaayeen,aa bahalkii seexday,
waxaa maqal igu soo gaaray,in markay xaasakooda u
tagayaan ay dhahaan naa kaalay la soo gaadh biyihii baa fooda soo saarane...marka saas xaal yahay,oo hilib ma goosan karaan,ilko aa u gooyeen
waxaan ka wadaa wax ma furi karaan,waa wax la soo ogaaday somali leen kasta weydii,"inantii baa caawa loo kal goynayaa" aaba jirta haddii ay kaaga macdahay...macbuudkow...weligay ma maqlin
oo maxaa buraska loo siiyey,haddii oo wax ku tumi karin...haye hee soo hergela ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 07, 2000 - 10:08 am
Suul inuu u qariyo ayeey ahayd.
Duqa tiknikadaa ka halaawday Suulka aa loo taagaa oo lagu bajiyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDMAN

Saturday, July 08, 2000 - 12:18 am
BY;IDMAN,AQASHEEY AQASH, WAA CEEBTAAS,AR ISU KAALAYA,MAXAA U GEEYAY MARKI HORABA HADDII UU SAN WAX KA TARI KARIN,ILAAHOOW GAYAANKEEY HAKA DHIGIN KAAS OO KALEH.
NOLOSHA AYUU KU URAY KAASI,LAGA MA YAQAAN MEESHAAN KA IMID,NIN FARSAMO RAADSADO,AR WAA CEEBOOBAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 12:40 am
Aniga waxaan u arkaa in biniaadamku ay kala naxariis badan yihiin,raga iyo dumarka, rag waxaa jiro qaar aad ugu naxariisto dumarka,oo qajaf in ay ka yeersiiyaan aan ogoleyn,dumarkana sidoo kaleh qaar waxaa jiro is herdiska,dhididka,shiirka,iyo neeftuurka ragooda ka dhoowro,oo aan u ogoleyn, si tartiib ah ayeeyna dhaqtarka ugu xarootaa.
laakiin meeshaan ku soo koray anigaba naxariis ma jirin,nabar ha i i loobin la yiraahdo ayuu la isku dhuftaa.

labada tee baa xusuus dheer?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya

Saturday, July 08, 2000 - 10:14 am
Xamardaye aboow adiga email kaaga ma i siin kartaa aboo maxaaa yeelay aniga waxaa lii qabay sanad ii lix bil ninkeegana waa waa waa ma sheegi kari ee si oo secret ah inaan kuugu sheego aa rabaa ee emailka ii reeb aboo aniga runtii ma ku jecli inaan wax kuu sheega lee rabaa oo aniga iyo ninkeega na dhax martay dadka kalana xumaa inaan wado ha u qaadin aniga ma jecelo xamardaye laakinse fikradiis waa la jiraa maxaa yeeli aniga waa ku qadi ninkeega dhadhamin sanad ii lix bilood xamardaye haddaad canada joogto ila soo xiriir i sii emailka bye nabad galyo bye nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 10:24 am
To: Fatxiya

Abaayo isku xishood adigoo lagu qabo ayaad ninkale
waxaad leedahay waxaan u sheegin waxa adin dhexmaray, miyaadan Allaah kacabsaneyn. Email kuma siinayo raali igana noqo, ileen reer Canada
waa u dhamaatay, sidee ii gu sheegeysaa waxa idin
dhexmaray adiga iyo ninkaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya

Saturday, July 08, 2000 - 10:36 am
maxeey kaa dhibeesaa email i siisid si sir aan wax kuu weydiin lahaa,,laakinse aniga hadda dhibteyda waa qabaa laakinse nin soomaali iyo is macneentiisa waxaana dhici karto anigoon ku jecleen inan kula tashan lahaa lakin adigaaba iska dhigoosid sidaad tahay wax ween laakiin kulligiin nimanka isku mid aa tihiin anigana ma ku dhihin hadda waa la i qabaa laakin adiga waxa u qaadatay weli in lii qabo fiiri hadda jaad roomka ma imaan kartaa oo somalinet chat room ganeral 2 haa ama maya ii soo jabaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 01:39 pm
ok
fatxiya meeshaan iga soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 09, 2000 - 12:10 am
HEBELOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,

Magaca ii daaya magac la'aan idin ma heeysee,
anigi xumaa ayaaba talo u baahan maanta, hebel, nefoow, iyo akhiyaarta magacooda horay loogu adeegtay oo dhan, bal ila soo taliya, maanta magaceeygi ayaaba laga badin waayay,lamada XAMARDAYE aniga ma aanan qorin ee hala ogaado.

fatxiya,

aabaay haddii dhib uu ku heesto oo aad talo u baahan tahay furo qol,jamaacada oo dhan way kula soo wada talin,ilko wada jir beey wax ku gooyaan aabaay,sidaas ayaana ila fiican,xumaan ma jirto.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Sunday, July 09, 2000 - 04:51 am
xamardaye walaal email kaaga ma hijra75@hotmail.com Qofkaan ma u maleenaayi inuu yahay xamardayeha sax yahay marka inaad igu caajisid leed rabtaa ee walaal xamardaye emailkaaga isoo sii aboo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji-duub-weyne

Sunday, July 09, 2000 - 06:37 am
qofkii joog laga waayo soo jiif aa laga helaa
xamardaye
gadaashey war aaba dhacay iska celi hee anuka cel celis maka ceymano xoog ma u heyno adaaba qol furow ka bixi waayi ee consaltantina waa kaa dhigaheynaa ee EMAILKAADA na soo sii waxaaba mudaa
baabkaan kabiir aa ku tahay.

fatxiya + faras
war dheh waxaa ku dhehe wadada waa heysaa wiilkaan yaas kaa fakanin macalin kabiir waaye hadiis cusbo iyo xawaaji ismariyana iska caadi lee ahaa adaaba taabsiga billaawi.

mim
nabadeeeeeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 09, 2000 - 04:47 pm
Sxb Xamardaye wuxuu qoraba ma qorin dheh oo inkir.
.
.
.
markuu wax wanaagsan sheegana intaad magacaaga soo bedesho LOL iyo hahahaha isoo qor una nacam lee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, July 10, 2000 - 12:08 am
Adeer Hebel,

ma dameer dhaan raacday noqo baad ku talisay,

talo xume.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Monday, July 10, 2000 - 06:51 am
hebelow
sheekada waxaa waaye miyaa hadiis hor hor yahay la kac.
hadiis kugu soo laabtana dabadey banaanka.

adi leeba war heysid.

nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 10, 2000 - 06:54 pm
Xamardaye MIm aabo tiknikada dhan fahmay.
.
.
.
.
sadex beri kabacdi ee kaa dhaadhici doontaa.
.

.
Jiijo aan beriga arki oo shukaansi sii loogu waday iyda dhan hoos dalbo ka leh jorna leendo-leendo ka eh.
.
.
.
wa bilaahi neefoowkaniini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, July 10, 2000 - 09:40 pm
,,,Wabilaahi NeefoowKaniini may mareysaa!!!


,,,,Spytracer Hebel ibnu hacker waaxid!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Tuesday, July 11, 2000 - 12:09 am
Habel,

Xaaji mim wax aas fahmay ani ma iga fogo,

Jiijo maxaa leento ka dhigay? suuqa xoolaha maa
maqaar lagu ciyaarsiiyay?waxaas shukaansi ka wayn.

Nefka,

Miirkeey ma joogo.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 11, 2000 - 12:36 am
,,,,Shalmaantalahaan lee la aroosi bacdigeed waxaan maxaas ahaay Calool ii duud ka weyn ee mise iida dhan aaa isku raabukhdi!!!!!!Xamardaye, Cubeed Cambar helli khatar iga dheh ,,,Xeebta lee la joogi hal mar sii fuusto Nuclear waste aas ku jiro aay nagu bukhdi leeh ,,,,bukh!!!bukh!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wagax

Tuesday, July 11, 2000 - 01:41 am
mudaneh


moryaankaa tahay maxaan dhaahaa. afkiisa lee day,
ANIGOO QOF YAALO CLINICA SOO SIYAARANAAYO. intee looga hadlaa waxaa, YAALO kuma lahoo, waar afka soo baro intaadan ummada wax u sheegin. Lahjadaaday ka cadahay inaad meelo aadami joogo ka imaan. dhurwaayohow meesha isaga bax

waxaan aad ku sheekeyneysana wax macno sameeynaya ma ah ee shaqo yeelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Tuesday, July 11, 2000 - 02:48 am
Wagax lol

Madaxaad ka garaacday Badoowgan xun ee maanta Computerka nagu bartey..

Mudaneh.

Waryaa i dhageeyso..waxaa tahay baadoow oo Stupidnimo ku darsaday..inta barjaamij la soo qora maantaad tani la timid soo ma ahan..Horta aaba iyo hooyo waa kuu sheegaa..Computerkana waxuu i siiye full name kaaga iyo addresskaga ...Teeda kale Sheekada waaba bilaa milix..markaad lee dahay "Maxaad adiga u gooson weyday Cadkaaga" Cad yaa siiye asaga , Mindi iyo Maqas maa meesha yaalo..Cadkaa Waxaa iskaleh gabadha ee ku talaa only reer baadiye like u will look it like that..i real gentlemen would treasure it like it was a precious thing...Teeda kale afaare dadoow maxaa ku dhex galiye???..Dhidid haduu kaa imaaday waxaad u baahan tahay Deodorant..ma fahantey...Mar denbe waxaan oo kale yaan arag indhaheega ayee u daran yahiin..Imankan waxaan kaa Xirtey Vision Prove glasses

War sida isku dhaan..Baac yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Tuesday, July 11, 2000 - 07:19 am
Wagax. kit-kat,

labadiinabo dad qaraar haayo waa u egtihiin, oo ka mid ah umada maqaska iyo islaanta dhaqtarta isugu qaado, war haddii aad howshiini gabteen, oo dhaqtarka idiin shaqeeyay, aniga la iima shaqeeyo, shul baan ka siiyaa, waana la yaabaa oo inta loo shaqeeyo carada ayaan cunsiiyaa, ee neeftuurka iga yareeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Tuesday, July 11, 2000 - 07:25 am
Mudaneh

Waa wareersan tahay..Jug iga dheh!!

Kit-Kat<Give me a break freak?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Tuesday, July 11, 2000 - 08:58 am
kit-kat,

waad dhiban tahay, ilaah ayaanse kuu baryaa in dhib uu kaa qaado.
adi wax garad,aniga xoolo,waayoo waanu kala naxariis bada nahay ee adiga jug iyo jug iga dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 11, 2000 - 05:38 pm
ani ani ani Kit-Kat anaa dhahaa.............JUG!
.
.
.
.
.
.
.
.
aJaaJa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Tuesday, July 11, 2000 - 08:37 pm
,,,,,,Asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatu, amaa bacdi dhamaan aqyaarta waan idin salaamay,waa aqyaarta waa weyn ee meesha isku jar-jaraysa sida= xamardaye,hebel,mim,mudane,xaaji neefow,kit-kat
waa saaxiibkiin dacar-dacar-dacar


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 11, 2000 - 08:48 pm
Dacar,
caleeykuma alsalaam waraxmatu laahi wa barakaatuhu,

ka dib, ku soo dhawoow Baydhabo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Tuesday, July 11, 2000 - 09:02 pm
War meeshaan yaa lagu jugdhabooyaa....?Ileen Kit-Kat aa ku jirto...Farasta,ani iyo adi soow wax iskuma ogeyn....?see camalkaa...? aaway furihii irid banaankaaga....?mase waa ii sii furee...?aan iska soo galee...

Clevelander...<getter>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 12, 2000 - 12:34 am
war ninka naagta ka reeba.

clev,
waa iga qoslinooheeysaa,dhuumasho(gas) aa ii soo siinee miyaa?
furaha ganjeelada,buuto fooriyaha (hebloow)aa loo dhiibay,ee armaan ka soo xoognaa?

kit-kat,
inanyaheey haddii aadan dhinaceeyga soo eegin sidaas baan kuu daba joogi.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Wednesday, July 12, 2000 - 06:17 am
dacarooooooooooooow
wacalaykuma salaaam
ina adeer lagu waaye waxani wax ka badani waa sidee bal halkan aan ka wada socono
karah0@hotmail.com
waryaahee sida maa la isu jar jaraa
ani waaba yaabe gabadhaan kit kat la leeyahay
ma isku shiixaeso miyaaa see camal nimankaan
lee dhex ordee hadaanan hooyadaa kuu sheegin waa
la arki doonaa

nabadeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Wednesday, July 12, 2000 - 07:00 am
walaal xamarday ii soo dir haddaad joogtid tronto ontario waxaan ku wareesan lahaa oo emailkaaga ama telephone kaaga isii walaal wax yar leen ku weediin laha


dadkiina kale adinka shaqa yeesha maxaa dadka isku dirdirtaan jeclidiin ee aniga ammaan idika helo walaal xamar daye la hadal waxaan reer baatiyaashaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Wednesday, July 12, 2000 - 07:32 am
Xamardaye.....Qof inta ah aaba kaa heshay...see camalkaa...?if you can't do the J.O.B someone else will do it for you....teeda kale afaaraheyga ka baxnoo nacasyahow...see kaa noqatay...il-fuur aaba igu noqatee....Shukulaatadaan aan kaa cuno...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Wednesday, July 12, 2000 - 02:59 pm
Xamardaye plz walaaloow suaal yar leen ku weydiin lahaay ee si dhaqso ii soo sii emailka,clevelander adiga shaqo yeelo oo ha isku keey qorin ismarji sakiin laq doqon yahoow xamardaye hddaa joogto canada ontario plz ila soo xiriir waxaan rabay arrin yar oo ku saabsan inaan ku weydiisto si dhaqso ah plz haddaa america joogto waxaan u soo socdaa bisha 26 keeda oo minneapolis aan imaanaa si aan kuu arko plz ila soo hadal emailka ii reeb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 12, 2000 - 03:21 pm
Fatxiyo faras,

Waxaa la yiri wixi la qariyo waa qurmaan ama waa qubtaan,e-mail keeyga waad heeysataa waad ila soo xiriirtay,adigoo ah CABDISHAKUR SAID,waa qofma aad igu heeysaa,dee waa anigiye soo hadal oo su'aasha soo tuuro ama inakala daa,xarfaaneey saas ay wax u jiraan,qoftaan nin iyo naag wax ay tahay ma aqaan ee ogaada.

clev,
nacasyahoow waan liqay, waase haddii aan kaaga haro kit-kat,labadeeyna ninki jidka looga tago aa nacas ah.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 12, 2000 - 07:00 pm
Fatxiya-kabaalo xey baatiyaasha ahaayeen? ma duulkii FL13-ka danbeeyaa?
.
.
xamardaye hadalkaa muu oran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Wednesday, July 12, 2000 - 09:50 pm
Fatxiyo faras...Gacalka, yaa isku kaa qoraayo... xalay maa hurdada igu aragtay...?fadlan walaalo gabar la qabo ayaad tahay ee aan kala xishoono....Xamardayena anaa kaala hadlaayo....

Xamardaye....Farastaan saan maa u dhaantid... miyaanad ka cabsaneynin isheeda.....

Quite Peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 07:00 am
RAGOOW NAASA YARE SIDA AY WAX U JIRAAN ILA ARKA

Fatxiyo Faras,waxay soo weeydiisatay Xamardaye e-mail kiisa,anigoon arkin sheekada ayaa magaceeyga la is ticmaalay, waxaa la siiyay e-mail ah hijra75@hotmail,aniga waan daba galay hijra e-mailkeeda ayaan garaacay, waxaa ii soo jawaabay ninla baxay cabdishakuur said,sideey wax u jiraan baan iri?wuxuu i yiri bajaq aan meesha ku gaadoohaa,waa ku celiyay e-mail anigoo waxaan ku hadlayba aan aqoonin,weli jawaab ayaan sugaa,sidaas ayeey wax u jiraan ee ragoow naasa yare magaca hala ii daayo.

Fatxiyo Faras,(ilmo faras gartay)
Raali noqo,kaftan ayaan ka dhigtay, haddii email keeyga aad u bugto magac laga miskiin ma ahan,ee
qoro huuno: xamardaye@yahoo.com , meel kasto waa iska daad san yahay,haddana aniga waxaa isoo jiitay Faras ka ee ogoow iyo CLEV oo igala kaa hadlay.

hebel,
kor waayeel waa wada indho mahad sanid.
nabad iyo caaaaaaaaaaaaaaaaaaano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Thursday, July 13, 2000 - 10:59 am
xamardaye

Abaayo doqon aad tahay runtii kula soo xiriiraa mardabe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 12:12 pm
FARASTA,
nin iyo naag alaabtooda qofki isku darsado waxaa la yiraahdaa LABEED ama LAGAROONE,ee intaanan kula war wareegin,cagaha wax ka day.

clev,

adigaa dhaliyaro ah bal FARASKA soo hag<
HEBEL hadda ayuu ilko la"yahay qoor jabis kama ceeymayo.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 13, 2000 - 06:26 pm
hada dadkii dhan aabo isaga keey dhex yaacee yaa
.
.
xamardaye eh?
.
.
yaase hebel eh?
.
.
.
yaase kabaalo eh? (Abgaal uma jeedee hee day)
.
.
yaase Freaklander eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Thursday, July 13, 2000 - 07:56 pm
aqyaarta waad mahadsan tahiin,mim ina adeer waan kula xiriiray durbadiiba markaan helay,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Thursday, July 13, 2000 - 10:32 pm
magaceega qoftaan isticmaaleeso anni maihi,aboow xamardaye anigu ma kuu quurti inaan abaayo ku dheho walaahi laaakinse qofaa magaceega ku qaraabaneeso oo rabto inay iiga kaa xoogto laakinse aniga nin ma u baahni nin waa qabaa laakinse ma isku fiicnin laakinse inaan kula sheekeesto leen rabaa oo wada hadalno haddana waxaan kuu soo diraa email,haddii emailkaaga kaas yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 14, 2000 - 12:20 am
waridkaa wase magaceuga ii dhaaf aan ku dhahay
.
.
.
.
.
waxaan yaa magaceyga iiga celiya
.
.
.
.
.akhyaareey doqonkaan ceytamooyo aniga maahin haddaba ogaada
.
.
.
.
get a life & C ya????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Friday, July 14, 2000 - 01:51 am
Xamardaye

Waxaa ladhihi Mukulaal meesheey balaq ku barato ayaa lagu miijiyaa?!
Dibkaa amaa loo soo dhigtay ani waa kuu digi kolba

Kit-Kat adiga ma maqashay "geelaa markuu dararanyahay laba nin duugtaa wax kaloo laysla darandooriyo Damac mayeeshaan? Everywhere I go Qof aa ku jaqaaye,see camal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 14, 2000 - 02:04 am
,,,,,Waraa Jeego Geelka haddiis dareeraayo lama qof aas isla duugeeso miyaa oo qawuuraha ay ku dareerihaayaan,,,,,Heeskaas anni micnihiis ma kasin ,,,Macnaha geelka waa dareeraa bacdigeed lama qaf aa imaaheeso geelkii oo nool ay duugaayiin macnaha god u qodaayiin aay ku duugaayiin warkood ma i galin anni,,,,Koo kalana waa heesaa aas dhihi

Sida Laan ma leershaha
ama Laan xareedaad


maba shiixaayiin laan la leerihaayo laankii aay xareedo !!!!!!!!Cajiib fanaaniintaan maba shiixaayiin!!!!!Xishood ma leh CEEB WAAYE KAAS CAMAL,,,,,


Heestoo kalana iskoolka markii break-ga la qaadanaayo aa la dhihi jiri
Bareeggoo Bareeggoo u fiirsadaay
Caqligii wanaagsannii Italia
inuu ka roon yaaay Breeggoo
Barreeggoo u fiirsadaay


heestaas Break-ga maa lagu amaanaayi mise Italia


too kalana

Nin inkaar qabaay
Nin inkaar Qabaa
Aabaha Siyaad


Koo kalana isugu Shiix waaba ka tagi Cabaad


BIKRADII XALAASHAAY
BIKRADII XALAASHAAY


Ninkoo dhan oo ween waayee day


,,,,,,,,Ilma towfiikh indhaha beela idinma odhan karo idim ilaaheeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 05:20 am
Fatxiyo tan beenta ah,
Fatxiyo tan runta ah,

Xaajiyadeeyda waa 124kg culeeskeeda,dhererkeeda waa 1.93,blaceeda waa 75cm,hadddii aydan iga leexanin sidi dibigii reer Spain, ayaan idinku soo deeynaa DUKUM DAAKUM ,ha idinka dhigtee.

Hebel,
siin u qoslaayay oohin aa iga timid,maanta adigi ayaa talo u baahan teeda kaleh,qofkaan haddii aadan adiga ahayn waa qof inaga qosliyay ee u mahad celi ha caaynine.
Jeego,
saaxiboow kuwaaneeto meel kasto waa soo dhiganaayiin,ma xishoonaayiin,aniganeh waaba isaga falaadaa,Perche maba aqaani.
Kaniini,
walax xil leh oo dhan waa laga yeersiinaa,sidii
waneey la gufaayo,ee adigana heesaha ha inooga ciyaarin,waa ku arkay 2 mahad sanid.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 14, 2000 - 05:51 am
,,,,,Horta wixiyoo idil weysaga keey Dhabqeen,,Oo kumaa Xamardaye ah keese Hebel ah kumaa Jeego noqonhayo Tumaase Fatxiyo Carab weyn noqonni,,Xamardaye kumaanan ogeyn inlee reer Minnefabulous baad ahayd,,,,,adoo gabyahoow (Rap Music) sidii wiilashii madowga surweelka hoosta u ritay oo baridu dhinac ku muuqataan meel kaa arkayay,,,,,,,,Caziiiiiiiiiim,,,!!!!!Warta Suuqanna halkaa iyo theatre-ka gadaal mid kula gabban oo is sawaahiidinaya,,,,,,Hebel oo seddex wallee iyo billeeh ka maray wax walluu qoray sidii inan aanu dhallin kadinka looga soo gashoo la yidhi adaa dhalay,,,,,kii baase isna NeefoowKaniini ay ul la daba taaganyihiin oo Ilma Towfiiq adeerkood baa tahay la leeyahay isaguna cabaadkii ka dhamaaday oo Awkeey!!!!Ariirkkeey!!anni ma gorodaaw ku haya!!!!Xaaji Duub weyne mim oo isna lagu qadiyay xeradii Qaxoontiga ee Poland Community baan aas aasi ku waashay!!!!!Waar bal Ilma Towfiiqoow horta salka inoo dhiga,,,,inantan Fatxiyaana Khabarkeeda keena oo haddey Odaygeeda Saluugsantahay haddaba kii ay calmato koley laga furfuri la yahay Xamardaye si uun aanu wax niraaho!!!!!!!!,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatxiya faras

Friday, July 14, 2000 - 10:58 am
Xamardaye

Aboowe waxaan maqley inaad naagaha laqabo aad ugu sheekeysid,marka nin waa iskafaa adigelee kurabaa
walaal ila soo xiriir.dhexso reer holand aad tahay
soo run maaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 14, 2000 - 03:26 pm
arini murgacan neefoow waan isaga tegey qolkan waaban ku dawakhay.
.
.
.
mida kale weligey iyo alahay qof ma caayin waalidna warkii dhaaf.
.
.
qofkii magacayga sitee waxaa was uuntaa haya aniga maahee waa qof kale...hadalkaa record halayga duubo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Friday, July 14, 2000 - 07:17 pm
xaaaji neefow,anigu fahan daa afkii baan juuq la gabay,sow waxaad garatay maahan?


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 10:39 pm
Ogeeysiis,

dhalinyaro, aniga iyo fatxiyo afka iyo meelo kalaba jug beeynu isku siinay,waxaan aad soo qoreeysaan wax macno ah kuma fadhiyaan,ee inaga yareeya shubanka.

Hebel,
yaa kaa yeelaayo,lugta ayeeynu is wada heeysanaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 15, 2000 - 10:02 am
war anigu cidna lugta ma haysto...waxaan ka baqaa inaan waxaanan doonayn arko.
.
.
Markaa hadii lugaha laysku dhegayo waa inaan nigis xidhaa hada wixii ka danbeeya.
.
.
Wa bilaahi Girgin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 16, 2000 - 01:01 am
hebel,

lugtu haddii ay laga igaarsiineeyso,ok
nigis ma loo baahanaa?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, July 16, 2000 - 06:41 am
!<|)))))))))Hello!!!<)))))))Hello))))


,,,,Maanta Qolka ma la joogo miyaa ama kulligiin maanyada aad aadsateen,,Kissi Dhaban leen maqlooyaah,,,,Angaleel maaa la dheelooyaah adinka dhan angaleel ii malaay aa idinka soo urooyo sii Shafanneh ii saanfih meeha lagu shab dhabooyo ahaan!!!!!!!!!!!!!!!!!!Xamardaye,,,,,,,,uuuuuuuuh Hebel,,,,,malaay aa idiinka soo urooyo ee see wax u jiraan fatxiyo maa la helli!!!!~~~~~~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAANO

Sunday, July 16, 2000 - 03:36 pm
CAJIB CAJIB SOMALIDU WAA SUNTA YAAN YUURAHA/
CADKII GEEDKA SURNEYD CAALWAA UU HUF KA KEENEY CEYNKOODI NOQATEE CUDURKA MA ISKU OGTIHIIN WAR NINKA WAX IDIN WEEYDIIYEY MAXA LOOGU CAROODAY
FANAKA CAWDU BILLAAHI 4 TIINA FOOLXUMAYAAL FADHI MAXA NOOGU DIIDEEN FILINKA FARXIYO IYO XAMARDAYE AAN FIIRSANE MAXAA. JIDKA NOOGU FADHIISATEEN, KOONA OLOLAHA FAR SOMALIGA DADKA WAAWEYN LA GEEYO UU RABAA WARYAA ADIGA DOORO MAXEY TIRI BUQ BUQ BUQ DIIQNA MAXAS YIRI AA RABTAA MA AHOO WARYAA MA SHIIXE DADKA AFKOOODA HA KU CAYAARIN HADDII KA SEYNIN, SOO GADO QAAMUSKA AFSOOMALIGA FARXIYO EED MA LAHE TUSA CLINIC.GA
MEESHU KU YAALO TUSA IDINKA MA FAHMEEYSAN
[XAMARDAYE ALS GOED MET JOUW BRO VOLGEN MJ WEL TOCH ] NABAD IYO CAANO KULIGIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 20, 2000 - 05:47 pm
taano,
waad dadaashay, waxaadse warki ku dheeshay markaad tiri Xamardaye iyo Fatxiyo aan isu daawano,waa ku daawasho la'dahay aabaay, waayoo
hadalkiba waan soo afjaray,jawaab dambaneh in aan ka bixiyo haba iga sugin, dhalinta fudud ayaan xilkeedi ku wareejiyay,clinic aa aniga clinic ma aqaano meeshoow ku yaalo, muruqeeygaan ku caano maalaa ee ii soo barihee.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FATXIYO

Monday, July 24, 2000 - 12:44 am
TAANO

WALAALEEY QOF I FAHMAAYABA ADIGAA MEESHA KA JOOGO, ANIGA WIILKAAN XAMARDAYE AH WAAN RABAA IN AAN LA XIRIIRO, SIRTEEYDA OO DHAN IN AAN U SHEEGTO AYAAN RABAA, IN TALO UU IGA SIIYO AAN RABAA,WIILASHAAN KALEH BAAHIDDEEYDI OO DHAN CIYAAR CIYAAAR AY KA DHIGEEN, WALEAALEEY MAAD IGALA HADASHID WIILKAAS,WIILKALEH AA EMAAIL II SOO DIRAY OO ISKA DHIGAAYO XAMARDAYE ANIGA WAAN GARTAY, SIDUU U HADLAAYO WAAN AQAANAA,MARKA WALAALEEY WAX ILA QABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse85

Sunday, August 06, 2000 - 02:08 pm
waa sheeko layaab leh hada qoraha sheekadan .oo
waa jirtaa waan arkay labada dhinac ba .waana dhaqan kala duwan mid dumarkaa yimaad
oo ninka hortii sii fura laakin ninkann qurbay ku heshay miciina waa .e inuu sameeyo ayaa u ha boonayd dumar gara naya in uu u sheego miso wuu
baqay garan maayo. laakiin waa jiraan labada dhaqan ba mahad sanid qoraha sheekadan xiisaha leh