Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): DADKII AAN OGEEN SABABTA AY UDHIMANAYAAN!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Friday, July 07, 2000 - 01:22 am
Asalaamu Aleeykum

walaale iyo walaaleey

Waxaan wada ogsoonahay in dalkeenii hooyo dagaal kadhacay.waxaa ilaaa hada kasocda xasuusq,dhac,kufsi,iyo dil joogta ah.kan wax dili waa soomaali kan ladilina waa soomaali.waxaa aduunyada xabsiyadeeda kabuuxa dad soomaaliyeed oo aan heeysan wax udooda daaye wax og.waxaa lafara xumeeyaa kumaankum caruur oo soomaali ah oo dibadaha jooga waxana fara xumeeya laba qolo oo ah indho biliil iyo yuhuud.waxay kumaankum caruur ah kabadaleen diintii aabayaalkood iyo awoow yaalkood oo islaamka aheed.waxaa dadkeena ku habsaday wax hadaad waydiiso qof kuu sharixi karaa badanaa jirin.waxaad ogaataan in waxa waxaan dhigay aytahay sabab jaahilnimo oo inaga ina haysata waayo aqoontu waxay inaga difaaci laheed cadawgeena ah yuhuuda iyo indhobaliil oo ah kuwo sheegta ineey ilaah aduunkaan ka yihiin.tusaale ufiirso dadka inaga inoo ah dagaal oogayaalka sida CIGAAL,CABDULAAHI YUSUF,XUSEN CAYDIID,MORGAN,CALI MAHADI,caato,iyo dhamaan boqolaalka dagaal ooga yaalka ah waxay ka qaataan yuhuuda iyo indho biliil lacag bile ah oo joogto ah mana aha wax been aburasho ah waa arin la xaqiijiyay.cigaal waxaa dubai bank loogushubaa 450,000 oo doolar sanad walba,cabdulaahi ingiriiska oo loogu xawilaa intaa in le eg huseen nairopi kenya.mar khaati ma ubaahna.hadana waxaa dalka gudihiisa kula jooga iyagii yuhuuda iyo indhobaliil oo gargaarayaal ah!!! hay adaha iswaydii dalkeena joogaa wa ayo ma indhayarbaa? ma hindibaa? ma african walaaleheen ahbaa? ma islaambaa inoo gurmanaya? intaas oo dhan ma aha ee waa yuhuud iyo indho baliil daka kala laa luushaayo oo dano gaara wata.markaa waxa isku keen baa bi ini waa iyaga oo maxay saa inoo yeeli? wax kale maha waa inaan caabudno bas.hadaba ufiirsada waligiin ilaah waxa uu ina faray inaan isaga caabudno adoona u ahaano dadkii aduunka waalaga leexiyay jidkaa oo dadkii dadbay adoon u yihiin waxana adoon dhamaan calamku uyahay yuhuud iyo indhobaliil ninkii taadiidani waa nin aan wax ogeeyn ama is indho tiri.dakeena maha waxa laysu leeynaayo xukun dadbaa saas uheeysto maha ee waa sheeko ay wataan yuhuuda iyo indhobaliil oo ay ugu tala galeen ineey sidaa inoo baabi iyaan waayo waxaan nahay islaam.waxay iska jecel yihiin in aan silic kunoolaano waligeen iyo abadenkeen.dadkeena ufiirso dhalsho waa wadaagnaa dhula waa heeysanaa barwaaqo ah waan dagaalameeynaa waa dhimaneeynaa sabab la aan ninka uugu badan baa oran waa gabiil laakiin taasi sabab nin ween qancisamaha ee waxaa meesha taal arinkale.soomaalidu isma necba.dadkeena sida dagaal oogayaasha waxaa madaxa kaheeysto oo qalbigooda guryo ka dhex dhistay sheeydaan ilaahnimo sheegtay oo ah yuhuud iyo indhobaliil mawaxaad wax kusugeeysaan yuhuud oo nabiyadii ilaah leeysay??? ninka yuhuudka waa ogyahay inta uu noolyahay baa cadaabka ale uuga dhiman mar haduu dhinto jaxiimaa haleeshay,laakiin intuu dad baadiyeeynkaro waa badiyeeynaa.waxaan arimaahaan dalkeena kadhacay katiriyay gabay gaan soosocda oon maanta ama hada oon wax qorayo alifayo madaama aan aad iyo aad uuga xumahay dhibaatada iyo hagardaamada heeysata dadkeyga iyo dalkeeyga hooyo.


In ibleeys talinooyoo lawada eedoobay
In dagaal ooge la wataa dunida aafeeyay
In aynaa dareeminaa sacab kutaageeray
In qabiil ehelaan aheeynee laysku keendilayo
In mid midabkeenii wataa ina xasuuqaayo
In yuhuudka iyo kufrigu dalab hub keenaayo
In la cag aan dhamaan iyo doolar lasiinaayo
In hadana daawo iyo gargaar inoogu baaqaayo
In uu haydo caalami ah iyo hadba magacyo sheg shegto
In barwaaqada dalkeenaba nala iloowsiiyay
In dalag inaan beeranaa inaga looynoo diiday
In badeenaba kaluun wixii ku jiray laga idleeynaayo
In gaalo ina qasiyoo sixir adeegaayo
In keeni wax garan cidiba dhag jalaq usiineynin
In dariiqii islaamkaba gaal kubadaleeyno
In ilaah lagatagoo gaal lacaabudaayo
In calankeeniiyo xoriyadii cidi daneeyneynin
In dadkeenii la dili oo sababna loo heeynin
In dumarkii xormada loogaa najisku fuulaayo
In gobonimadii dhamaataa gunimo aan joogno
In lays wada dooxiyo caruur la leeynaayo
In tacliintii idlaato jahli adeegaayo
In culimadii diinta laga lexan oo mujrim lataageri
In guur warkii waa dhamaadee gabaryar 10 nin xoogayso
In galaadu ninkeey wataan aan daba nashleeyneeyno
In xumaan mooyee wanaag inaga suulaayo
In dariiqii rasuulka iyo kitaabkii aan tuurayno
In nin wali kudag dagi hilib walaalkiisa
In aakhiro war baajiree xisaab iloobeeyno
In ilaah caabudidi laysku caayaaayo
ilaahoow bahdeey soogaar oo dareensii cadawgooda oo ah yuhuud,indhobiliil,iyo dagaal oogo aywataan.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 07, 2000 - 04:30 am
Gurey1

Saxibow wax kaa naxaya waxaan u maleynayaa inaan kaligay ka joogo meesha kow dheh, waa ku tuugaa mar dambe ha isku dayin inaad gabaydo, xataa ha ku fakarin, waayo gabay ku sheegaagu it sucks, !! BIGTIME, waa isku yaxyaxaa markaan arko waxa aad qortid oo aad ku sheegtid gabay, marka walaalow iska dhaaf.

Waa nin kaa naxaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 07, 2000 - 05:40 am
,,,,,Ha ha ha ha ha Lol@@@@@@Anon,,,waad iga Qoslisay saad oga naxday ninkan Gurey1 ah,Oo ma gabayadiisaad ka naxday mise garaadkiisa ku wajahan Sheydaanka indhaha buluugga ah lihi,,,,Aniguse ninkan Gurey ahi aad buu iila gabayaal fiicanyahoo waxaan soo xusuustaa sidii abwaanadii waaweynaa ee ka qayb qaatay gabayadii Guba,,,,,Kolka ANONYMOUS ka daa ninka gabay xayirka ee waxoogaa ha inoo balwadeeyee!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 12:47 am
waxaa qalad ila ah, nin dhan oo fikradiisa soo bandhigay, doonayana in lala qaybsado, ayaa magac la'aan inta looga daba yimaado ayaa la qasayaa,
war miyeeysan ku wanaag saneen in qofkasto xurnimadiisa uu ku hadlo?

Anon,

inta aadan u nixin qof kaleh adiga isu nax,
oo ka fiirso waxa aad ku hadleeyso,waa sida ay ila tahaye.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Saturday, July 08, 2000 - 05:20 am
Asalaamu Aleeykum

TO:Anonymous


Waxaa ilaah mahadiis ah in asagoon lamayaqaanku (Anonymous)isoogaarinba ooraba in uu cumaamada iga rido golaha dhexdiisa yaa xeerteeydii bakoor iyo ul kala daashay lamayaqaankaas raba sheekha in uu karaamada ka qaado.noocyadaan oo kalana xertaa igaga filan asagoo badan oo gaalo kabaha usidana naguma cusba,laakiin asba waa ogyahay habkaan u edbino kuwa la lumiyay waakuwa raaca yuhuuda iyo indho biliil kee midabka iyo hadalkana anaga noo eeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 08, 2000 - 06:56 am
Tolow gabaygan Gurey1 ma islaan beri hurudaa ku qarowday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 08, 2000 - 10:26 am
,,,,,Lol@@@@@@@Hebel!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 09, 2000 - 12:34 am
Gurey1,

shiikha maalinti luguu geeyay ee la yiri inanka gaban ka ah wax bar,ee uu ku yiri maandhoow isa soo daahiri, oo aad isa soo daahirisay, ee haddaneh ku yiri,isa soo daahiri, oo aad isa soo daahirisay, ee haddaneh mar saddexaad ku yiri, isa soo daahiri, miyaadan ahayn inanki candhuufta ku tufay shiikhi ee ka cararay?
ka dib ayaan wareeysanay shiikhi oo aan weeydiinay sababta uu dhowr jeer kuu celceliyay isagoo ku leh isa soo daahiri, shiikhi wuxuu yiri:
Inanka qaabkiisa baan arkay oo mid barasha aan wax baro dhuuntiisa dhaafeeyso ma ahan,marka waan hubsanayay in uu wax barashada diyaar u yahay iyo in kaleh,waana kaas oo carar iguna candhuuf.
Marka goormaad shiikh noqotay?
goormaadse wax baratay?
xir na sideed ku heshay?
karaamadaada xaan iraahdaa?
ina abti waad khaldan tay ee ka soo hoyo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Sunday, July 09, 2000 - 01:13 am
Asalaamu Aleeykum
WAA LAKHEERAA NIYADA YAAN LAYSKA XUMEEN

Waxaad moodaa xertii in ay caraysan yihiin oo u dagaalamayaan wan diil diilan iyo diiq.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Monday, July 10, 2000 - 12:16 am
Gurey1,

waa lagaa gudoomay, ee adiga armaad xiiqday?
adneh BARI.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, July 10, 2000 - 03:50 am
Asalaamu Aleeykum

to: dhamaan xerta

sxb yaal aynu kahadalo moowduucaas kor kuxusan iyo danteena.waxaana rabaa ineeynu garano danteena soomaalinimo eeguud.

xamardayoow gartii kaadaa dagtaa lagu dawoobaaye
dadku wuxuu jecleeystaa waxaan dulmi karaaceeynin
anaa diidan yuhuudka iyo kufrigan aad dabagaleeysaan ee
anaa diiday dagaalada sokeeyiyo maato leeys nimo ee
anaa diiday dalkeeygii inaan duunyo dhaaf sade ee
anaa diiday barbaartaa dhamee oo cadaw i ciilaaye
anaa diiday mid gaal soodirsaday daba galkiisiiye
anaa diiday diintay inaan doolar dhaaf sade ee
anaa doonay dariiqii rasuulka iyo diinta eebahay ee
anaa dareensan aduun in layska wadi maalmo dabadeede
anaa diiday farta gaaladaa karoon fataxo quraankiiye
anaa diiday dimiqraadigaa gaalkaa karoon diinta eebahay ee
anaan salaadiyo katigin subicii diinteeyda
anaan soonkiyo zakada iyo sadaqo deeyneeynin
anaan ehelkeey iyo qaraabiyo riximka gooyneeynin
anaan doortay agoon iyo miskiin inaan daryeelaayee
anaa soomaalida la jecel ineey nabad ku daaqaane
anaa dareensiin ineey yihiin hooyo ubeedkeedee
anaa kadhiidhiya eex iyo inla kala qeeybsho
anaa jecel dhismaha dalkeeyga iyo diinta eebahay ee
anaa rajo ween ka qaba doowlad caadil ah ee
anaan ilaaheey kawaayin waxaan katuugaaye
anaa dalkeeygiyo dadkeeygaba uweeydiin inuu ilaah daweeyaaye
anaa huba inuu yiri ibarya waan idin ajiibi
anaan ka quusaneeyn raxmaan inaan rajeeyaaye
waa akbaxay