Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): SOOMAALIYEY SU'AAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxameddeeq

Monday, July 24, 2000 - 03:23 pm
Marka hore iga gudooma salaan walaaltinimo dhamaan ummadda soomaalida ah.

Waxaan aan rabaa in la iiga jawaabo haddii soomaaliya ay nabad ka dhacdo ma waxaa lagu maamulaa

1. Xag Diin
2. Xag Khabiil
3. Xag democracy

sidaan u og nahay waxaa dalka jabuuti ka socda shir kasoo ay u badan yihiin ama ay ku jiraan dad soo burburiyey dalkeenii hooyo.

Waxaan kaloo rabaa in aan ogaado Soomalida Khabiil kooda iyo Diintooda tee ay jeceshahay.
Maxaa yeelay waa og tihiin dhibaatada ka dhac day dalkeenii hooyo. Taas na aad ayey u xun tahay haddii loo ee go xag Diin oo qofka muslimka ah looma baneyn in uu qof dilo.

fadlan iiga soo jawaaba su'aal lahan aan idin soo weydii yey.

Love your country for ever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Sunday, July 30, 2000 - 01:34 am
Asalaamu Aleeykum

TO:maxameddeeq

walaal waa kaxumahay in jawaabteeydu kaasoo daahday waxay aniga ila tahay sidan.

soomaaliya hadii nabad kadhacdo waxaa lagu maa mulaa democracy,sababtoo ah waxaanahay adoon,oo waxaan unahay idhobiliil iyo yuhuud,laakiin dadka badan kiisu ma oga.

qabiilka iyo diinta markaynu aheen xorta waxaan jecleen diinta ale intaan adoon u noqonay indhobiliil iyo yuhuud kadibna waxaan jeclehay waxay jecel yihiin kuwa aan caabudnaa.markaan sidan kuleeyahay waxaa marqaati u ah iskuma maa muli karo kitaabka ale,mana isticmaali karo dhaqanka iyo hidaha aan leenahay,sababta aan u isticmaali waynayna maha ciladu inaga ee waa laynoo xoog sheegtay xogaas maha gacan ee waa maskax.dadka badan kiisu ma oga in eeynaa xor aheen.waa kabaxay