    oday biiqay | Monday, July 31, 2000 - 01:42 pm inkastoo aan la ogeyn tirada rasmiga ah ee soomaalida hadana waxa lagu qiyaasaa 8-10milyan hadaba yaa badan raga iyo dumarka soomalida.. |
    hebel | Monday, July 31, 2000 - 06:52 pm haday naga badneyn afar afar looma guursadeen. . . . waaxay su'aasha kale? . . Please no Insults. |
    xamardaye | Tuesday, August 01, 2000 - 12:58 am oday biiqay, afarta iyo afar dulsocod ah, waa 8 ninkiba 8 daas ayaa ku soo aaday, somalida kaliyahna ma ahan,oo dulsocodka meel kasto waajiraa,iyagoo xirmo xirmo ah. biiq yahoow ma mid ayaad ka weeysay? nabad iyo caano |
    Xaali | Tuesday, August 01, 2000 - 04:41 pm Raagga tira-koobka xoogagaalka uu ah, fadlan cilmiga la wadaaga dadweynaha lagu tilmaamey, laguna ciilay inay tiro yar yihiin oo "minority" yihiin......xirmo, xirmooyinka uu kala sheega gudiyaadda Carta ku shirahaya! |
    Anonymous | Tuesday, August 01, 2000 - 11:35 pm Rag maaba jiro....war raggi dagaal buu ku dhamaaday...civil war in Somalia. 5women to 1man, latest news from Somalia |
    Ubax | Wednesday, August 02, 2000 - 11:12 am but shouldnt it be the other way around? i mean somali men surelly have no use for godz sake! |
    Alex | Wednesday, August 02, 2000 - 11:43 am Five women to a man. I'm going to move back to Somalia. That is it. I found my solution. |