We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, August 20, 2000 - 11:08 am Haye Freaks, Qolkeey mala soo dayaa? . . . . Yaan lay caaynin yaa?
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 11:14 am Wah! Aawiyne Wabe-Page-IP . . . . goplay.com/hebel
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 11:32 am Duqa maxaa noo haysaa hee waaba noo yeertayee ani magoo meel ma ujeedi ilaa aad dhinac ii ridid
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 12:24 pm http://goplay.com/hebel tag hee dhooreyahow oo seeriyo GII-ga eh.
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 02:28 pm waryaa hebel .. Wallahi i never laughed this hard at a picture before ... YOUR PAGE IS DA BOMB .. .,....... .lol lol lol . . . .
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 03:11 pm Hebel man I never knew you were such a hunk.
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 04:35 pm Hebel - page2 is kelli tickelish funny ! and also the little gabay/maanso/hees whatever is a laugh 1 way to go bro.... For everyone - you must see this page loooooool peace to y'll ceelgaab
|
| | Sunday, August 20, 2000 - 07:34 pm Hebel's PIC http://people.goplay.com/Hebel/picture2.gif LOL
|
| | Monday, August 21, 2000 - 04:31 am ,,,,,Hebel ahahahahahahahahah hahahahah ahaha ahaha ahahahahah ahahahahahahah,,,, Walaahi Hebel kolkaan arkay Posting kaan ilaa aan ka furo waa qoslaayay sida anoo la ii sii sheegay waxa aan meesha kala kulmaayo oo ilaa maanta dhan waan qoslaayay oo iska siduu qolka noqon doono ee Aniga horta Saaxiibkaa weyn aan ahay maalin walbana qolka waa iman doonaa,,,,Laakinse waxaan ilaa hadda ku sii qoslaayaa Masawirka oo aan la yaabanahay saad iiga soo xadday,,,,Walaaloow Masawirkan waa kayga ee maxaad u sheeganeysaa kaaga anigaa hayee kuuna soo diri doona ee masawirkaaga meesha ku soo dheji,,,,Mise waxaad rabtaa Hablaha Cusub oo idil iney kuu maleyaan masawirkeyga oo ay isku kaa dilaan,,,ahah ahahah ahahah hahahah Waxaan welli ku sii qoslayaa waa Waagii aan Malcamadda aan dhiganayay!!!!!!!Hebel maanta si aad ah ayaad iiga qoslisiisay!!!!!!
|
| | Monday, August 21, 2000 - 04:32 am ,,,,,Hebel,,,,Your page is da Bomb!!!!!!!!
|
| | Monday, August 21, 2000 - 06:40 am Hebel.....................what can I say I like your pageLOL>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>
|
| | Monday, August 21, 2000 - 07:04 am hebel waxaan ku dhaho maqaan waad iga dhameesatay hadalki iyo caydiba webpage is cool..but WHERE IS YOUR REAL PIC daaaamn i should've known you be acting soo savy..nigga put your real pic. in there soo i could ya know rate it? and oh marry your brotha?
|
| | Monday, August 21, 2000 - 07:37 am Maan! U r the funniest creature on earth! I like the way u named the links such as pepse, which fooled me 1st and boorsadaa banaanka!
|
| | Monday, August 21, 2000 - 09:15 am wallalo hwadaag waan kaa helay, maxiriiri karnaa, waxaan ahay inan guurdoona markaa walal hadaad doonayso wax xiriira ila soo xiriir hada emailka halkan kuma qori karo so walal adigu ila soo xirrir
|
| | Monday, August 21, 2000 - 09:19 am waaar hebeloow raali iga noqo page kaaga nin baan ka dhex helay walalo waaban hilmaamay inaan ku dhaho thank you hebel sidaad iigu fududaysay inaan ninkan helo lol waar hwadaag dee walalo aan is afgarano dee lol
|
| | Monday, August 21, 2000 - 11:04 am Hebel: I wonder why u r this much popular! By the way thanx for Hargesa pic. I never knew hargesa was that beautiful! It is my desktop wallpaper now. Hodan: U must be that gorgeous lady who was on my lap when I was posting that single-line comment on hebel's page. You really looked good on my lap that time..LOL. Pls don't forget our next marathon which is this coming weekend...lol Sorry if you are the other lady whom I told about my nick on MSN chat session u r the only 2 ppl who know me with this nick..
|
| | Monday, August 21, 2000 - 01:56 pm war Hebeloow waan ku salaamay,salaan dabadeed maxaad noo haysaa oo aad noo gu yeertay,teeda kale anigu garan maayee ma inaad na fashid baad doonaysaa inlee faalaloow baad tahayee inaadeer,,, , , , , , , , , , Hebelow take it easy bro, , , . , , , dacar-dacar-dacar
|
| | Monday, August 21, 2000 - 03:54 pm Hebel your plastic surgeon must be a real genuis, that picture of you on your webpage looks much better than the last one. You Look more scary in person. BTW do you have a life outside the cyber world ??? lool Keep up the good stuff
|
| | Monday, August 21, 2000 - 04:19 pm damn! hebel...go for mr. world..ill nominate u!
|
| | Tuesday, August 22, 2000 - 12:37 am Darling Hebel, What a beautiful smile, just a though watch those teethes you could be doing a big damage. Bye
|
| | Tuesday, August 22, 2000 - 05:39 am ,,,,,Hebel hebel waa isku dhacay page ku dee yaanan wax laguu sheeginoo pageky waa the best all over somalis,,,,,,.......
|
| | Tuesday, August 22, 2000 - 05:45 am ,.,,,,,,Mayee kalmad kaliyaah maqan oo Labuk NacNac ah oo meel uun qabadsii waa rageediiye inlee,,,,,,,,Page ka farxadiyo Qosolka uugu magacdar dee LABUKNACNAC,,,, >>>> <<<<<< ?????? >.....Xaalli baa i bartay emotions,,,,,,,,,ayada inkastooy u tiri Emocions,,,,,,,,,ABAAABA,,,,Ajaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaja ,,,,,,PAJE WANAAGSAN,,,,,,soomaalaay gidigiin gurmadoo is dhaba ee beyjkan soo eegta,,,,,,
|
| | Tuesday, August 22, 2000 - 05:45 am Kutubeey Iyaa Cajabnaa Cajiib Iga Dhehbo... Hadiis Hebel Wax Qararaf Siin Karo ..Anmaa Qararfsiin Karinbo... Iyaa Hebel Waaba Dalacyee Oo Dabaq Aaas Fuulee Daybo ... Qandho Afjanjeer Iga Dhehbo....Told You Hebel Long Time Ago That You Have Teeth Made Of Woods.... Ow Baako Waaxid... Minishiibiyo ... Ayuuto Minishiibiyo.... Cantara Baqash... Hebel Soo Taraarax Sidii Garaangar Oo Kaleeto Aa Ku Dhahay Yaa..... Macwiis Cagaarle.. Girgiirle.. Gabo WaterProove Le Waaxid... By The Way ,Thanks For Reminding Us The Excessive Reminiscence Of The Beautiful Days Of Hargesyo....Hargeyso.........Hargeyso..... Kutubeey Has Left The Building
|
| | Tuesday, August 22, 2000 - 05:50 am Neefowkiniin Asparo Liq.... Hiq Hiq Badnidaa Adina.... Maxaa Waaye Wejigaa Jaalo Jaalo Waayebo...... Fiiri Anina Wejigeey Blue Aas Noday Coz Waxaa Isa Soo Kuusaayey Intii Hargayso Noo Sidii Koombo Camal
|
| | Wednesday, August 23, 2000 - 03:17 pm ar yaa hebel hadii saas u qurubadantehe mar hore aan dadka dhan dardari lahaaye dey isii ilkaha aabo idilay kabax timahana ka sii daran waah waah waxaasaa qurux la dhahaay. ar yaa neef adi sawir saas u quruxbadan la imaaw hadii kalena naga aamus aa lagu yiri,
|
| | Wednesday, August 23, 2000 - 07:12 pm Walaahi Akhyaarta ii Bilcaanyasha Hebel maanta wuxuu dhaho aas la' yahee ka warama? . . . Runtii maanta aan ugu FARAX badnahay? . . Thanks Freaks. . . . Ps. Kutubeey shimee Heer Waqooyi nagu noqotine war aaba jiree? . . Xaaji Macoow Canjeelo la weydiihaa? . . . C?
|
| | Wednesday, August 23, 2000 - 07:42 pm Sidii bahalkii biriijka ka dhacay baskiyo jiidhay labada baa buur ilaah balan tii barqaan kacay.
|
| | Thursday, August 24, 2000 - 12:47 am Hebel I salute to you my man! God I was laughing so hard now I have a sore throat. Just those pictures fooled me, the one of the cow, forget it man I losted.lolllllllllll. Keep it up bro! p.s Laakin intii saas U qurxoontahay ma ogeen (Mar hore aan ku soo raadin lahaa, markaas aan kaa faro qabsan lahaa), kistoo waxaa u qabtaa intii Ilaahey quruxdii oo dhan adiga jeebka kugu shubay. Maasha Alaah.
|
| | Thursday, August 24, 2000 - 08:02 am mOwLiD...Mr. MaCaAne Welcome back bro. . . Intee baabuurka ii baska kuugu dar-darine? . . Inoo Road-Kill noqoti yaaba ii sheegine. . . Adduunkaan wax la isu sheegaa aanbo jirin. . . Abaa Ladan...Canbarka...Cuudka...Malabka...Liimo-Liimo. . . Warkaa isii London Iiga waranbo? . . Xamar aan Lo' ku qabni abaa, saas aan Lo'da jeceelkeed ku keeni.
|
| | Thursday, August 24, 2000 - 01:46 pm Sore throat are you sure its from laughin Ladan, Mmmmmmmm ?
|
| | Friday, August 25, 2000 - 07:28 am Hebel. sxb, intaan London fasaxa yar ugu baxay, dee baad iga fa'idaysatay!¨oo ya. Ladan Hibaaq Isamahaan Umal-khayr Roda Iyo Hudoon ba jeebka ku ridatay, sidaas ayaa gabayga bahalka labada bas jiidhay iga keenay!lol.
|
| | Friday, August 25, 2000 - 08:56 am
|
| | Friday, August 25, 2000 - 10:52 am Waraa beentii ii xariiftankii aa la igu fahmi waxaan isla haayo aanbo jirin. Koo oo neefoowsomething la dhoho ii koo Warta la dhoho aa suuqa iigu jiro bara bixis lee faxyaasha dhan ee shoor shoor ku haayaan ii shan-shanees.
|
| | Friday, August 25, 2000 - 11:18 pm Hebel, lol waar nagadaa dee bahasha aduguna..
|
| | Saturday, August 26, 2000 - 03:59 am Annon Believe me dude, it was from laughing, I am not in the screwing season. Hebel Canbarka aa? Acuudkiyow!
|
| | Saturday, August 26, 2000 - 08:38 am Warta ii Ladan Lol waridkiin cuna.
|
| | Sunday, August 27, 2000 - 02:17 am Hebel, Ka waran hee my practicing!! Blue Card in tile ma u ahay hadda? LOL.. you know the rest..
|
| | Sunday, August 27, 2000 - 12:07 pm Tartiib waraa.
|
| | Tuesday, August 29, 2000 - 03:24 am hwadaag lol
|
| | Saturday, September 02, 2000 - 10:51 am are u that ugly on the pic
|
| | Saturday, September 02, 2000 - 04:32 pm It depends.
|
| | Sunday, September 03, 2000 - 03:12 am Wadaayoow, labbo-labbo ka waran hee,, ma isku dhaceysoo? Koo kalaan keenaa mar dhaw oo matag kaa keeno ee iska jir.
|
| | Sunday, September 03, 2000 - 03:42 am Waryaa Hebel aniga ma arag pagekaaga, laakiin intaan arkay oo kuu soo qoray aa igu filan,, Aniga waxaan leeyahay Tiyaatar dadka lagu hilmaamiyo dhibkii somaaliya marka haddii ka shaqeyheysid ma ogi,, Ila soo xiriir, intee joogtaa adiga,, Walaashaa waaye,, Waraabo a siinin,, Isii Sisinta aan kaa shukulee,,,,,,
|
| | Sunday, September 03, 2000 - 03:49 am Walaashaa waaye,, Waraabo a siinin,, Isii Sisinta aan kaa shukulee,,kaa shukulee,,kaa shukulee,,kaa shukulee Gadaal waa u weyneed,, Hori waa ....... Suukay qaroofneed,,,, Wejigeed ma ..... Maku Rabi aniga,, Maba ku Rabi aniga Waa Ku nacay Aniga,,Waab Ku nacay Aniga,, Naag sigaar Cabto marabo,, Naag Jaad cunto ma rabo. Waa kuu imaahee waa ku fiirihe... Qosolaay bilaabee beesaay rabtaa..
|
| | Sunday, September 03, 2000 - 11:20 am Heblaayo waa laguu yaqaan meeshaan joogo, Va. Tiyaatarkaa haddii kaseen sii wax loo canjilo see uuga shaqeehaa? Jalaato ii shushumooy ii loos ii daango maan ku gadi lahaay....KIIIS...KIIS maan dhahaa? . . Un-Altaro-Heblaayo. Gadaal hadii u weeynti waakaa riixi laay. horena haddii u yarti waa kaa cubi laay. Suukeey Qorofneed wejigeed barkimo ii jawaan aa lagu tolaa. Haddii i rabin ana waa ku diidi. Haddii inacdine anaa weli ku jecel. Haddii sigaar cabtid anaa wax kale kuugu bedelaa. Jaad haddii cuntid ansalaato aan ku siin lahaay. Qosol nibirkii bilaawdidne (SHIB) naayaa aan ku dhahaa. . . Hakuu macaanaato hee BOOLO ha iska dhigin dad aa weli ku jecel.
|
| | Sunday, September 03, 2000 - 01:31 pm Heblaaaaaaaaaaaayo@lol.girl, tolow ma qudheedii baa mise waa copy laygu talagalay in laygaga hadliyo!!!!!!!!!!??????????????????'
|
| | Wednesday, September 06, 2000 - 03:00 am salaan biibayso ka dib, Ladan, Neefowkaniin iyo Hebal warka isiiya nooh maxaa isku dhacayo labadaan bari. waa sii biibaaa
|
| | Wednesday, September 06, 2000 - 09:49 am Manaxdo weli waa ku jecelnahay intaas maku qanacdaa?
|
| | Wednesday, September 06, 2000 - 10:50 am ,,,,Nacalla iskaarbihiin ku yaalyo!!!!!
|
| | Saturday, September 09, 2000 - 11:07 am LMAO! waraa ub ub in the eeer..yuu islookin ferry nise ahhah (i saw dat pic before! and we know it aint u)
|
| | Saturday, September 09, 2000 - 03:05 pm waraa hebel ani intaan luuqyaashaas qoorateeynaaye adna intaabo isbaarato dhigatey miyaaaa???walaahi lo'doo sawirkeeda meesha ku yaalo lo'dii waxeey u egtahay islaantoo muufo dubi jirtey magaceed muxuu ahaay?figo that's her name,,,,,,walaahi saan u rafahaaye aanbo suuxi gaarey,,,,,,,,,iga teg heart attack aabo igu ridi gaartee,,,,,,,
|
| | Monday, September 11, 2000 - 06:14 am Manaxo wali ma biibee adi? kaalay shukuloo ma ka dharagtay? waa kuu xiisne noo soo biib hee.
|
| | Tuesday, October 03, 2000 - 04:23 pm HANDSOME HEBEL.........U GOT PACK OF BEAUTIFUL TEETH
|
| | Sunday, October 08, 2000 - 09:36 am Hebel man the page was hilarious...THANKS for the laugh!
|
| | Monday, October 09, 2000 - 07:52 am IM glad yar day was made Silverring.
|
| | Wednesday, November 15, 2000 - 06:07 pm Masawirkii ala ultimo aan soo gali gabar ha la ii doono yaakhiiyoow. . . At last, the sixth and the final room has finally arrived...There's nomore waiting.
|
| | Thursday, November 16, 2000 - 09:29 am Hebelooooooow: Waah-Waah waxaasaa sanifaad ah!!!!!!!!!!!! Qoowsaar walbo ma qabteeeeeeeeeeeeen?looool. Dabarkiisa garabka u saaran yahay....... nabad iyo caano
|
| | Thursday, November 16, 2000 - 01:06 pm Salama... BeHeL {alias Shiir Sanbuus}: Widayoow, mehaas waa tagee, iyaah...shimeena minankoo isku dhacaayo furatey hee? Lakiin, I must say this, Ganfuur-Weynahoo meesha aad soo dhigatey aa eber iga dhigey hee igaarka: Sanboor aas qabaa nooh!! Xadishoow! Xadishoow! Saan ugu haayey aas eber noqdey hee. Ilaahey kacabsee naga horqaad kaas yaqeey. Hokey? __________________________________________________ Mahad Alla!
|