|         Dalmar60   | Friday, September 01, 2000 - 07:58 pm assalaamu calaykum....
 
 Wiil Soomaaliyeed,
 Da' mid 20's
 Xaafidul quraan
 University Student majoring in Biology
 
 Mahadsanidinn....
   | 
 |         Hey   | Saturday, September 02, 2000 - 06:57 am j,khkghggh
   | 
 |         hebel   | Saturday, September 02, 2000 - 04:35 pm Waa Hebel, Ina Hebel Hebel weeye sxb. Barasho wanaagsan.
   | 
 |         shangaani   | Sunday, September 03, 2000 - 08:02 pm haye waan ku bartey maxaa ii haysaa hee magaceegana shangaani waaye xaafidul quraan kale leen ehe  ana dhanka wax barashada ha iga jirin da'na haba igu sheegin,,,,,,,,,, wayna kaaas!
   | 
 |         Anonymous   | Monday, September 04, 2000 - 11:50 am Ku Hebel
 
 Ilkahaa i daatay sidaan u qoslaayay !!
   | 
 |         hebel   | Monday, September 04, 2000 - 12:58 pm Tartiib hee.
 .
 .
 .
 .
 Ihi Ihi aa la dhahaa intaa WahWahWahWahWahwah afkaaga dulaakhsan.
   |