Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Madaxweynaha cusub oo kormeerSomali galbeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haadi

Friday, September 29, 2000 - 08:31 pm
waxaa la filayaa in madaxweynaha cusub ee soomaaliya in booqasho ku tago itoobiya ka dib markii ay wada hadalo dhex mareen raiasalwasaraha itooboya lana filayo in lagu wareejiyo gobolka ogaden iyo ceelka shidaalka ee calub gas si soomaaliya aysan oogu baahan kaalma banii aadan gaajada geeska afrika haysana loo cirib tiro ee soomaaliyeey ma runbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Saturday, September 30, 2000 - 05:57 pm
haadiyoow ma qaad baa afka kuu jira
mise waad riyooneysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

101Somalians

Monday, October 02, 2000 - 09:56 pm
wada wudu wuudu xaha dunnu guugu?
naavo girrae coro herno,
woodaf gomon vodea fa ghi fu ghi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to 101 somalian

Thursday, October 05, 2000 - 07:58 pm
qashin afsoomali barad ah
baa tahay, afkaaga baro
qurun yahay, intaadan dadka afka ku taakin, garacad yahay xun lol lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haadi

Saturday, October 07, 2000 - 06:33 pm
101somalians bro sida muuqata softwere kalaad isticmaalaysaa.
saaxiiba yaal maydan i fahmin ee waxaan oola jeedaa raflaha cusub ee loo doortay daqadda shanaad ee dalkakan idoobiya oo uu sheegay weriyahayaga.