Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Maxaa mustaqbal u ah soomalida dibada joogta...........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 07:21 pm
Walaalayaal waa salaamantihiin
waayahan dambe waxaa moodaa in soomalida dibada joogta ay fikradoodu ku salaysantahay dhowr arrimood. mida koowaad oo ah inaan qaadano meelwalba aan joogno caadooyinkeeda xunxun sid waqooyiga america tusaale ahaan waxyaalaha lagu hayo in la iska noolaado in loo noolado in aysan beri jirin, mida kale in la qaato balwadaha ugu xunxun, in la hilmaamo afkii hooyo, in lagu hayo afaare qabiil laab kasta oo aad ka soo laabatid, in lagu faano xaraanta gaalada ama umada kale laga xado sidii gaaladii..... marka waayeelow maxaa u xal ah dhalinyada hada korayso iyo kuwa dhalanaayo.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

101Somalians

Monday, October 02, 2000 - 10:24 pm
being a really weird person, aren't you?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, October 16, 2000 - 07:58 am
Asalaamu Aleeykum

cirib xumo dheh

umad haday guurto oo dagto dageen aan aheen kii ay markaa kunooleed una tagto umad ka dhaqan ah,kana diin ah,kana midab ah.
waxaa lama huraan ah in ay ku milmayaan oo ay waliba doorka uliita kanoqonayaan umadaa cusub,hadii aysan laheen nidaam haga sida soo socota ah.

1.in ay leeyihiin maamul u hadla dhaqan kooda diintooda iyo xuquuqdooda oo la shira dadka maamula dagaanka ay tageen.
2.in ay yeeshaan guri ay kaduulaan oo kuwada tashadaan looguna soo hagaago.
3.in ay qaaranka lawada baxaan,oo ay ahaadaan ul iyo diir dhaqaalahana ay ku shirkoobaan sida in soomaalidu dukaan soomaali leedahay wax ka gataan.sida umadaha kalaba.

4.in luuqadooda ay helaan ilaalin baraana caruurtooda.kadibna afafka kale.

5.in shisheeyaha meel looga soo wada jeesto raba in uu soomaalida isticmaalo dhaqaale ahaan shilinkooda.

6.wadani nimo in aanahay walaalo hal ah dalna kadanbeeyo iyo dad.

markii intaa la helo waa jirayaa dhaqan keena iyo diinteenu iyo dadnimadeeno sida hindida yuhuuda iyo indho biliil waxa dhaqan gadoomaa waa uun african asna aqligaa ciilay.

markaa sida kuwa la soogatay ee america meeshay ciil ka bixi lahaayeen wali daba luxid kusugan baa inoo danbeeyn hadii eey naan rag fiican iyo dumar fiican noqon waa kabaxay.