Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Kuw Gabdhaha Caaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGNIIN

Wednesday, October 04, 2000 - 06:28 am
Dhamaan wiilasha gabdhaha caaya waxaa la idin xasuusinaa inaa kuligiin kasoo baxdeen meesha aad caysaan isla markana aad qarash, dagaal, been iyo wax walba aad u gashaan sidaa ku heli lahaydeen meeshaas ayada ah xalaal iyo xaaraanba. Kadib markaan ka dhashay meeshas ayada ah ayna tahay wixii ugu macaanaa oo aan waligey helay waxaan go'aansaday inaan difaaco gabdhaha.

Wiil Soomaliyeed oo leh kuwiina caytamoow maka dhaaran kartaan meesha ad caynaysaan hadaynaan khaniisiin ahen?