Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): DUMAROOW IIGA QANCIYA SU'AASHAN!!!!!BY KING-OF-HEARTS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING-OF-HEARTS

Wednesday, December 20, 2000 - 09:00 am
S/CALAYKUM DHAMMAAN INTA PAGE-KAN SOO BOOQAN DOONTAAY,INTAAS DABADEED WAXAAN WAY DIIN LAHAA HABLAHA SOOMAALIYEED EE WALAALEHEEN AH WAXA KALMADANI U TAAGAN TAHAY IYO SIDA AY MID WALIBAA U ARAGTO KALMADUNA TAHAY:

"GABADHI KUN BAL KULMISAA KOWNA WAYKALA BAXDAA"
ULA JEEDADU WAA MAXAY?
MAAHMAAHDU MAXAY U JEEDAA KUN BAL ISLA WADA WADAAN ISKU MAR MISE KUWAAN ARKAY AYAA SI KHALAD AH U FAHMAY?
KA JAWAABA SU'AASHAAS IDINKOO RAALI AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Wednesday, December 20, 2000 - 01:44 pm
Inta gabadha "gabadha tahyay, oo aan weli laguursan" rag badan ayay lasheekaysataa, laakiin aqirka mid uunbay guursataa.

Muna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Wednesday, December 20, 2000 - 02:00 pm
it means she's a player!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duney

Friday, December 22, 2000 - 10:16 am
bravo, bravo, nice try sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL-QueenOfHearts

Friday, December 22, 2000 - 01:54 pm
She's a Zoologist. What R U? The sentence was SELF-EXPLANITORY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KowAyKalaBaxdaa

Friday, December 22, 2000 - 02:53 pm
Hey King of Hearts

Like T-Girl said, the proverb is self-explanatory. In a layman's lingua, it means the 1000 ay kulmisay our sister, 999 must be egg-laying hens and there is only one he-hen(pardon the combination!) kow ay kala baxdaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Saturday, December 23, 2000 - 03:48 am
KowaykalaBaxdaa

Bingo! Fitting response!!! ha ha ha!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana

Sunday, December 24, 2000 - 03:30 pm
King of heart it's like this I am dating 1000 thousand men now and i will be taking only one when the time cams.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULDAN

Sunday, December 24, 2000 - 04:26 pm
TO KING-OF HEART

DUMAROOW MARKATIRAHID BAY INTII ADOKALE KATAGAN.
ADABA GABDHAHA KANIXINAYOBE.ABAYO ISDALODHAHO BARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Saturday, December 30, 2000 - 10:09 am
salama Caleyku,,,

I agree with Rahma, only player women do that, but it works with only handicap men.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucad

Monday, January 01, 2001 - 09:58 pm
salaan dhamaantiin aqyaarey.
waxaan daba jooga walalkeen king oo yiri dumar kun bey la sheekeystaan kowna waa kala baxaan.
walal wax weeye qofka dumarka kun qof ayey la sheekeysataa midan waa kala baxdaa.
kii nafteeda qanciyey,iyo mid ka macquulka ee cindigeeda siiyey in ay nafteeda u horto
oo ay dhib iyo dheef ay ka hesho ayey kala dhex baxaysaaa.marka waa in ay xushaan habluhu kii naftoo qancinaayaaa.ma ah in ay isaga dhacaan kii ay la sheekeystaaan.

salaama
sucad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalinka

Saturday, January 06, 2001 - 02:54 pm
S/calaykum. waa iqanciyey su,aad saad uga jawaabtay waa ku mahadsantahay abaayo.Waxaan jeclaanlahaa inaan is barano. Abaayo markaan ku leeyahay aan is barano kamawado hal barasho taas oo ah aan is shukaansano. ee waxaan jeclahay inaan isbarano si walaal ti nimo ana somaalinimo. waa haii aad raali ka tahay abaayo.
sidaas iyo nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING-OF-HEARTS

Tuesday, January 09, 2001 - 04:52 am
TO ALL
WAAD KU MAHADSANTIHIIN SIDA QOFKASTOO IDINKA MID AHAA UU FIGRADIISA U DHIIBTAY IYO SIDA HAGARLA'AANTA AH AAD UGA JAWAABTEEN,MAR LABAAD MAHADSANIDIN.
KA BACDI MARKAAN HELAY JAWAABTIIN WAXAAN SAMAYN DOONAA ANNA INAAN KUN KULMIYO HADHOOWNA KOOW KALA BOXO.!!!!!I'M GOING TO BE A PLAYER,REALONE!!!!SO I MAY MEET SOME OF YOU GIRLS!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-lagatagay

Thursday, January 11, 2001 - 08:01 am
what's up player!!
stay away from my girlgriend!aight!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 11:20 am
Bingo, there she was a peach and now she is going
to lie the last AZ-HOL and be his wife or what ever..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 11:20 am
Bingo, there she was a pitch and now she is going
to lie the last AZ-HOL and be his wife or what ever..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-hearts

Thursday, January 11, 2001 - 01:39 pm
to anonymous
you can't even spell it right bro,why don't you get you dark ass out of here.
don't disrespect our sisters!!aight

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIGH ST

Friday, January 12, 2001 - 08:56 am
I AGREE WITH YOU WITH YOU MUNA.
KING HAL LABO SADEX AND SO ON AYAY LA HADLEYSAA FANILLY KII CALEYKEEDA AYAA GUUSANAAYA.
THAT IS WHAT I AM DOING NOW. INSHA ALAAH I AM CLOSING THAT CHAPTER NOW. LOL. FINALLY MR RIGHT IS IN MY DOOR.
NO INSULTS LADIES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-hearts

Saturday, January 13, 2001 - 07:46 am
high st
armay kugu dhacdaa sidii masrigii ku dhacday aakhirna laggu dhahay,"cammak cabdooh qaladal xisaab"
armuu isna labo saddex kale la socday hadana uu chapter-kii uu xirooyaa oo mid aan adiga ahayn calafkii yahay?lol
watch ou sister!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joe

Monday, January 15, 2001 - 06:56 am
I DON'T UNDERSTAND THE QUESTION DUDE, CAN YOU BE MORE SPECIFIC DUDE.
THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HonestGirl

Monday, January 15, 2001 - 06:25 pm
King-of-hearts.....lol@cam cabdoo.......cam cabdoo badu yiruux cal macaash huh......:)
Ha ka nixin gabadha bro........

High ST girl................congrad's sistah.....am i invited to ur weddin' since we r neighbors.......:O

There is somethin' i dont understand guys......when a guy is talkin' to 2 or 3 girlz he is considered a PLAYA......when a girl is doin' so.....she is just tryin' find her CALAF.............does this make sense to ya'll???!!!

Salaamz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iishi

Tuesday, January 16, 2001 - 12:48 pm
honest-girl
keep it real girl i like all your comments

it means men are condsidered playa
nomatter what
and if girl trys to date two to three men at the same time she is considered a bitch not calafdoon

lata

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-og-hearts

Wednesday, January 17, 2001 - 06:56 am
markaan labo ama sadddex gabdhood la socdo,guurdoonnimo ama calaf doon igama aha ee i'm player dan gaar uunbaan wattaa maalintaan helana waan ka dhaqaajiyaa...lol.
marka gabdhaha wiilasha ka hadlay adinku ma dangaar baad wadataana?waxaan filaa inaad waxaan ka hadlaayo aad fahmaysaan.
comments to trouble_girl
hey woman,do me a asxaan,leave my god damn name alone,aigh.
otherwise shaabuug!!!lol...
and one more thing,play with you age, miss 40's.
somehow i don't like you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucad

Friday, January 19, 2001 - 08:01 pm
salaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaato.ama bacda walal..waxaan hadalka u wadaa MACALINKA.
walal barashadu ma xuma haddii lays barto.
waayo meel u baa laysku baran lahaa.
haddii aad rabto barasho walalnimo waa loo baahanyahay,lakiinse barashada kale ma illa qumana
anigoo haysta mid walalnimo mid kale uma hanqaltagayo.
salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-hearts

Sunday, January 21, 2001 - 02:38 pm
dude@king.com.joe
i can't furfur more than this aboowe so use you caqli than waxka say...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuuxo

Friday, January 26, 2001 - 03:14 pm
king-of-hearts
waxaa la moodaa inay si khalad ah u fahmeen.
balse waxay aniga iila muuqataa in maahmaahda dulucdeeda tahay gabadh rag badan ayaa guur ahaan ula haasaawa inay guursadaan hase yeeshee kii cal;afka ku lahaa ayaa guursada..
boqorka wadnohoow dhagayso,waxaan kuu sheegayaa waxqtiga hadda la joogo ma'aha waqtiga su'aashaas oo dhan lays waydiinaayay...cuz hadda maba jirto gabadh laba nin uba timaado waayo kii rag ahaa waa dhammaaaday dumarkiina waa tiro dhaafay.
maahmaahdiina waxay isku badashay ninku kun gabdhood ayuu la sheekaystaa koowna wuu kala baxaa...
marka jawaabtu haku qanciso sxb..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king

Monday, February 05, 2001 - 06:08 am
dhuuxo huunno,bal mar labaad dib ugu laabo resheach-kaaga,gabdhaha maanta sirtood la sar gaari waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Wednesday, February 07, 2001 - 07:35 am
Dhuuxooy runbaad sheegaysaa, mid caqli badan baadna tahay, xilligeedii bay ahayd maah maahdan ay sheegayaan, iminkase way is bedeshey, waxayna isu bedeshey sebenkan aynu ku jirno, Raggu laba kun bay kala sheekaystaan saddexna way ka raacaan, saddex wadan kala joogga oo aan is ogayn. jecliyaa. ilaa ay aakhirka miinadu kugu qaraxdo.nebciyaa.

Hanad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

independent women

Thursday, February 08, 2001 - 05:09 am
To all


naag 1000 nin wado majirto taas kaliya waxaa waye
maah maah soomaaliyeed tii in taas isku keentana waa player......


Hadiin macanaato kuligiinba