Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Yaa gabar af soomaaliga si fiican u hantiday arkay ??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Saturday, December 23, 2000 - 12:08 pm
waxaan ahay wiil soomaliyeed oo 25 jira waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed oo af soomaaliga si fiican u hantiday hadii aad tahay taa, warka i sii?? hadii kale aan is dhaafno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana

Monday, December 25, 2000 - 08:02 pm
Hi Warsame
Bro i hope u find nice girl.
Can u tell me what u mean hantitay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 06:21 am
axmaq bilaaa axmaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Sunday, December 31, 2000 - 10:52 am
Kan fiiri oo Jaaminaa daadis bilaabi...Haddii kale aan isdhaafno kulaha.
.
.
Kakac waryaa Dameeryaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akhyaar

Sunday, December 31, 2000 - 11:17 am
Waa fiican tahay raadi gabar afsoomaali taqaan si ilmahaagu afomaliga u bartaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULDAN

Sunday, December 31, 2000 - 01:53 pm
TO WARSAME


YAXASUSTO GALASKA LABAD MIYA MISE SADAXAD AFSOMALIGA WIIL WARSAME LADHAHAYO IYO GABAR....

MAXA KU FALEYSA AFSOMALIGEDA HADAY BAHASHA LEDAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Monday, January 01, 2001 - 11:02 am
hey hey waryaa hebel so nigii tacsidadii u fadhiyay wali maa noshahay .bal war ii ga soo dhargi. hana calool wayne hilibkii fosha xuma ma iska riday waryaa suldan nacas maxaad u ga jeeda haday bahasha ledahay hownigii ku yidhi si dan dhaaf naacas waliga ahaanmeyside ha ina ceebayne coonyaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Friday, January 05, 2001 - 01:25 pm
Shabeelkaan Shabeel-Bajaq miyaa mise Shabeel-Balaq horta?
.
.
Bajaqyaasha ii Balaqyaasha labo sheeko aan ukala dhiibaahe isa soo cadeey horta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Friday, January 05, 2001 - 10:52 pm
hey hey waar hebel ma noshahay waar ninkii ina libaax futada qabte ayaa igu yidhi adigo godhaha u leflefaya ayaay hana folxumo dhabarka midi ka galisay ilahay ku ma naxaristey. waardey mowliidka gii baan cunay nacalatula caleege shekada in aad jojisit weyaan waad ogtahay nin nin u taga waa xaaran ilaahay uu kaa dhafayne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Monday, January 08, 2001 - 08:28 pm
LOL Shabeel walaahi waan qoslay odey....
.
Inaad balaq tahay baad ii sheegtay raali ka ahaw bajaqdaan kugu tilmaamay.
.
.
Dadkoow haddii la cadhoodo sidaas baa la noqdaa Xayraan dartii haddii kale waa layska dhaafa "Bilaa Caleeg, Maraa Waaxid".
.
Shabeel rageedi odey...Dacaskeygaan kuu taagay sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Malaaq

Wednesday, January 10, 2001 - 01:24 am
AjaajA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedanaar

Thursday, January 11, 2001 - 09:01 am
Aboow aboow maxaa meeshaan la isku hurgufooyaane...aqiyaarta aniga araxaan waxoo soo qoray kama hadlooyo laakin igaarkaan ina cali shabeelka ah iyo hebel..abaa hebel hal walax aan ku weydiiyee madiino maa hilib ku qali jirtay...Aw maxaa cali Geedoow oday la yiraa oo miijiska joogi jiray aa u war egtahay abaa ii soo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canbara

Tuesday, January 30, 2001 - 01:31 am
warsame ma adigii baa oo dhigan jirey sheeq xasan barsame markuu dagaalka dhacayey ee ahaa fasalka 2'aad

hadaad tahay somali waad baran doontaa, gabar ku bartana waad heli, anigan waxaan ahaa, heeee????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 02:27 am
Adigi ayaan waxaba isla hayn markasad donaysa qof somaliga yaqana.xaaji adigu bal marka hore wax isla keen.