Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Ha aaminin gabdhaha somaliyeed qaarkood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from-me

Tuesday, January 16, 2001 - 06:07 pm
walaal waxaan horay umaqlay KADALOOB NAAGEED HADBA WAA NINKII KU DAM BEEYA walaalayaal hadii aan xaaladan idinka waramo gabadh ayaan nayroobi isku baranay 1995 gabadhaa waxaan wada soconay mudo sadex sano ah hadii aan idiin ka waramo xalada jacayl ee inaga dhaxaysay aad ayay u wanaag sanayd kadib waxay soo aday maray kanka sanad ku mar kuu ahaa 1997 mudo hal sano ah ayay is ku badashay oo ay joo jisay waraaqihii ay iisoo diri jirtay oo ay igu tiri adeer wax kuu yaalaba is kayar waa an qaadan wayay markii aan warqada furay aniga oo sariir taydii ku jiifa waa habeenimo sabtiah wax aan aaday suuqa jaad ka oo aan ka soogatay laba mar duuf oo gise ah aniga oon waligay qaadba cunin kadib ayaan gurigii ku soolab tay oo aan shah karsaday oo aan bilaabay sidii an uga jawaabi lahaa arintan habeenkii ayaa marqaan xidigaha latiriyay waxa aankolba karto keeno waxaan goaansadayn inaanan lahadlin ilaa aan uguyago maraykan halkaa ayaana ku daayay shee kadeedii iyadiina waan maqlay oo wiil ayaa kula saaxiibay minaabulis oo ay ahaayeen room ayd kadib waxay igu qaadatay in aan imaado maraykan laba sano kadib 1999 waxanan tagay magaladay joogtay tarkii aan joogay labo maalmood ayay iitimid ooay itiri bal iska waran walaal oon ugu jawaabay waan fiicanahay marka walaalayaal maxaan kayeelaa bal ila sootaliya kolay uin aan ku noqon umalayn maayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 06:18 pm
Walaal taa iska daa.

Dumarka ilaah waa badiyay, ayaga dhan isku mid ma a aha.
Good luck brother I wish I could write in Somali. But I can't write it very well. Anyhow, it's natural to feel this way after a broken heart.
It will be alright.Hang in there.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaber

Wednesday, January 17, 2001 - 01:03 am
LOL anonymous you can't write somali my ass...

from-me my brother forget that cheap-n-clean hoe and get on with your life,learn english and try to chat up other chicks they love somali boys,the only reason why she dumped you is becuz you were treating her like a queen when she was in fact a cheap-n-clean hoe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Wednesday, January 17, 2001 - 08:54 am
JABER IS RIGHT.
YOU SEEM LIKE A NICE GUY, BUT I DON'T KNOW SOMALIANS THAT MUCH, ALL I CAN TELL YOU IS THIS, THERE ARE A LOT OF WOMEN OUT THERE. ALLAH MADE ONE FOR EVERYONE. WHETHER MEN OR WOMEN. JUST BE PATIENT, AND BUILD YOUR LIFE FIRST.

CARAMEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HonestGirl

Wednesday, January 17, 2001 - 01:38 pm
from-me.........aboowe waa ka xumahay gabadhaas waxay kugu sameeysay........but u know gabdho badan oo iyada boqol jeer ka fiican aa jooga mnpls.......so iyada sheekada ugaabi markasta aa aragtid........wakhtigaaga yaysan kaa lumin.....noloshaadana mid teeda iyada ka fiican kadhig......ciil iyadana qaad ha ubilaawdo.....if u know what i mean.....
i wish u luck my dear bro....

Jaber.........i'll only say this to u....ISKU XISHOO nin isku sheeg yahow!!!!!

Salaams

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from-me

Thursday, January 25, 2001 - 05:58 pm
TO ALL OF MY BROTHER,waad mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad iila soo tali seen kuligiin inta afsomaliga taqaan iyo inta aan aqoon no problem, way iska baran laakiin waa in aad taqaan luuqadada hooyo waalagama maarmaan inkasto oon aqaan luuqado kale sida isbaanishka ama {espanol}marka aan usoonoqdo arin taydii nin walba wuu garanayaa what is (( love)) marka waan qaatay taladiinii in kastoo aysan kaba tagin guriga aan daganahay dhalin yaradana ay iwaydiiso maalin tii tobangoor ilaa ay dhalinyardii is karhaan oo aydhahaan hana waydiin ninkaas please anigiina uma aan hayo waji ay iguqaabisho marka waxaan rabaa in aan halkaa ugu hayo ilaa iyo intay ka samri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isku Sheeko

Saturday, January 27, 2001 - 05:16 am
Salaan,

Sxb araintaasi rag badan ayay ku dhacday, aniga laftayadna wey igu dhacday.

Hablahii wey is badaleen,oo intay ishoodu qabnayso ayuun bay aduunyo moodeen. Shalay gaajo ayaa haysay markay Kenya joogtay, laakiin markay Marayknaka soo gashay eey aragtay qaar gaari yar oo dhalaalaya wata iyo af Ingiriisi yar oo fiican ku hadlaaya ayay is tidhi, kan baa ka raganimo fiican..lol

Duamrku sxb maskax kale ayaa ku taal, isku si looma wada fikiro. Maantana waxay ogaatay inu ninkay kaa dooratay shaqadiisaii iyo dantu ka rabay ka helay, waligeedna sidaas uun bay ahaanaysaa.

Bari markaad mid kale heshid ayaad maqli ayadoo adoon raacday oo soomaaliba nacday, oo le raga soomaali baa sidaas iyo sidaas ah.

Dhag haw dhigin anigu waxan joogay North America 10 sanodood, waxyaabahan ka soo arkay dumarka soomaali marmar baad is odhanysaa , ninyaw maad iskaga laabatid somalia, wax u daran buu ilaahay ku saliday.

Laakiin taasba waxa kaga daran shaygaa la yidhaahdo Jacayl, waa wax gudaha ku jira oo meelna kaa tagayn..aniga gaar ahaan taydii waan eryay waligayna dib u fiirin maayo, ee laakinn xasuusta ayaa ku dilaysa, waxii baad xasauusanaysaa iyo meelahaad isla mari jirteen..taas hadii dawo loo helo..ila soo socodsii sxb..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from-me

Saturday, January 27, 2001 - 07:58 am
to-isku sheeko walaal waad mahad santahay wanan ku salaamayaa salaan kadib walaal waxaan nahay labanin ooisku dhibaato ah waanan kula soo socod siini halkay ku dambayso sheekadan, iyo waliba xal uhelida xusuusta,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Saturday, January 27, 2001 - 08:42 am
Nin waligiis baa boos inta laga baxsho mid kale la galin jiran. Kun shiri Ku na kala bax baa niyadeyda ku soo dhacday markaan aqriyay qoraalkaaga. Gabartaad la socotay ma da' yareed? Hadeeey tahay HAA jawaabtu qalad adaa galay sababtoo ah gabar yar oo magaalo kale kaa tagtay inaan niyada ku sii hayso maba aheyn. Hadeey aheyd qof bisil oo guur diyaar ula aheydna adaa ka seexday. Calaa kuli iyo xaal hadaad dadaali lahayd naag aan ayada aheyna aadan raacdeen/guursateen oo aad soo xasuusiso waqtiga fiican aad isla qaadan jirteen dabadeedna tusto inaysan hantiyeynin nin kaa wanaagsan xidigo tiris mad gasheen.

Waa nadeydu waa
Gabarta soo cesho waxeey kugu raacday tus meel kasta ha joogtee.

waa naagee sabsab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Saturday, January 27, 2001 - 09:39 am
Jaber = Somali woman hater
On every board this prick is putting down Somali women, you've already mentioned you're dating a foreigner so I guess you're the cheap-unclean hoe.
Listen prick, whatever issues you have with your mother deal with them and leave our beautiful sisters alone!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 09:54 am
Also Don't trust Somali men qarkood.
What is your bloody point?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, January 30, 2001 - 01:23 am
Assalama Caleykum

walaal hablaha oo kaliya isma badalo ee raguba wuu is badalaa, oo markuu arko gabar kale, ayuu tii hore u yaqaaney u yiraahdaa cagaha wax ka day, ee waxaana ugu wacan is aaminid la'aan iyo in la is yiraahdo waan ku jeclahay oo kaliya oo aan niyad ba ka aheyn,

bal hadaan u soo laabto wiilka arintan ku dhacdey, walaal waan ka xumahay in sidan lagugu sameyey, waxayna ila tahay inaad wali xasuusatid sidey inan taad jeclaatey kuu gashey, oo mar walba waxaad aragtaa dhanka xun, ee ma ku waaniyaa, waa hadaad iga qaadaneyso, iska ilow gabartaas, Allahna waxaan kaaga rajeyn tu ka fiican inuu irada kaa soo gasho

wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from-me

Wednesday, January 31, 2001 - 03:10 pm
from-me

to-lailaa

assalumu- calykum

walaal waan ku salaamayaa, salaan kadib
waadku mahadsan tahay sida wanaag san ee
aad iila sootalisay,run ahaantiina waxa
aad ueg tahay qof uu caqligeedu yahay
100% sababta oo ah waxaad kow katahay
dadka sida fiican uga soojawaabay waa
nad ku mahad san tahay.

by from-me

assalamu-calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Wednesday, January 31, 2001 - 06:34 pm
from-me
waxaan xadiis ku maqlay, arrin hadaad ku wareerto faraha ayaa laga qaadaa. Waxaan ku oran lahaa gabadhaa iska daa, maxaa yeelay shakki ayaa waligaa ku jiraysaa.