Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): DALINYARADA CAASHAQA U DHINTAYOOW BAL MEESHAAN GUJIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED DEEQ

Tuesday, January 23, 2001 - 01:17 am
Marka hore waan idin salaamey, walaalayaal waxaa la abuuray webbsite chatka ah oo eey dhalinyarada soomaliyeed meel walbeey joogaan eey ku wada sheekeeystaan taasoo eeysan cid aan soomaali aheeyn kula isticmaaleeyn marka waxaan rajeeynayaa in eey dad badani iska guursan doonaan hadii eebe idmo waakan http://communities.msn.co.uk/somalianlove hadii aad wax dhibaato ah aad kala kulantaan please contact the manager Axmed deeq on Axmedomar@hotmail.com ama arkacara@hotmail.com
waxaan idiin rajeeynayaa baraare iyo reeynreeyn
BY: AXMED DEEQ (INGIRIIS)