    Waayo aragto | Unrecorded Date Asalaamu calaykum Somaali hadii aan nahay waxaa naga qiimo badan diqsiga & quraanjada. Maxaa yelay waxeynu noqonay been looshin is nacay tii ugu danbeeysay, xitaa islaam nimadeena ayaa qatar ku jirto, magacii islam kana waan ku dhelnay sidii kumad oo kale.igu qosla mise i caaya hadii aad dontaan, waxa aan shaygaayo ayaa xaqiiqo ah waana in aan is dabo qabanaa. Intee lagu arkay oo lagu maqlay, qof muslim ah oo ficiladaan sameyo: Qofkii istuura been ayuu shaygaa, qofkii form buxsado been ayuu shaygaa, qofkii walaal mise qaraabo wax u buxiya been ayuu shaygaa, magac falso ah ayaa lagu soo gali, qof aan muxrim u aheen ayeen dhahayaan waan is qabnaa, iyagoo walidka lajogaan ayee oranayaan waan ka tagay sidii lagu badiyo lacagta, asoo shaqeynaayo ayuu been shagi siduu u qaato lacagta dolada, asagoo xaas leh, mise iyadoo xaas leh ayee been shaygayaan oo oranayaan saxiibnimo ayaan iskula nolnahay, markee caruur nasho waxey dhihi boyfriend ayaa iga dhalay, qaraabo mise, walaal, eedo, adeer, habaryar ayaa waxaa lagu xareen sidii iyagoo isku doonan markii la imaadona qarkood meher dhab ah ayee sameyaan {laxawla walaa quwa ilaa milaahi caliyul cadim}, iyagoo wadankale ka shaqeystaan ayee familkood lacaga ka qataan wadan kale oo waxey dhahaan ninkii malahaayo mise waa dhintay. Intaan soo shaygay & in ka badan ayee dadkeeni sameyaan, sua'shu waa maxaa saan nagu kalifay waan u jednaa in ay dabi tahayee? Just for once maan eegno diinteena & qaladaadkeena intii aan ku jirno caloshood u shaqeystayaal. Qurumiin isdhashay aan nahay diida mise yeela, wax kale ma eegno waxaan aheeyn nafsadeena, xitaa xaywaan waan ka darnay. Mida aan ka careysanahay waa culumada somaliyeed oo isku wadan lajooga umadaan, xooga masaraan in ay ka waniyaan xitaa maku soo hadal qadaan wadanka aan jogo, qaar iyaga ka mid ah ayaa ku jira xaalka oo waa isma dhaanti & dhasheed. Sidana xaal ayee ka dhigteen, kuwa aan ku jirin badanaa somaali inta qurbaha joogto waa dhif & naadir, 98% waa been looshin, caloshood u shaqeystayaal, duliyiin & etc. Waxa aan u hureyno oo aan u oraneyno shido & qaxar ayaan ka bixi la'nahay waa waxaan, nabsi & caro Alle ayaa nahaysata diida mise yeela this is the reality people, intaan ku jirno waan sii hol ceeynaa un, ee is time to take an action for your sake & our people's sake & their children's, coz if we keep on doing it they will fallow it, somali waxy dhahdaa orka hore masha uu raco ayuu orka dabena racaa, hee tii ayaa na qabsan rabto almost way naqabsatay. |